Home » Archive Maalinta May 10th, 2014

Dowladda Soomaaliya Dhammaan teed way fashilan tahay waxaa la haboon in ay Shaqada ka wada tagaan

May 10, 2014
Dalkeena Soomaaliya wuxuu xornimada qaatey July 1, 1960 , hase yeeshe waxaa nasiib daro ah in Maanta oo la jooggo 2014 uu yahay dalkeena mid dayacan oo Shacabkiisa oo dhan ay yihiin Qaxooti iyo Masaakiin aan waxba heysan taas oo ay u dheer tahay dhibaatooyin silic iyo saxariir lugu hayo meel kaste ay aduunka ay ka jooggan. Dowladda hadda jirta ee Madaxweynaha uu ka yahay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud... 

Saameeynta Kooxaha Burcad Badeeda ku yeesheen Ganacsigii Soomaaliya.

May 10, 2014
Cabdi Abshir Dhoore “Saameynta waxay ka timid Maraakiibtii wax soo Daabuli jirtey oo Caymiskoodii Kor u kacay” Xiligii Qaybo ka md Dalka ay ka Dilaaceen Kooxaha Burcad Badeedka ah ee ka Qowleystada Xeebaha Soomaaliya kuwaa Maraakiibta Maraya Xeebaha Soomaaliya ay halkaa ka soo qafaashaan, kuwaa oo Aakhirkii Mraakiibtaas ka qaata Lacago Madaxfurasho ah ka dib marka ay Muddo haystaan Maraakiibtaas,... 

Mad-Habka Suudaan laga soo Masaafuriyay Muqdisho ma lagu Maamuli Karaa!!

May 10, 2014
Waxaa soo gabagaboobay bishii xil ka qaadista Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir, kaddib markii shalay wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha gobolka Banaadir xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Howlwadaag Maxamed Abuukar Cali Jacfar, iyadoo shacabka Muqdisho ay si weyn ula yaabeen isla markaana ka muujiyay walaac hor leh magacaabista maamulada cusub ee degmooyinka G/Banaadir. Su’aalaha... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...