Home » Archive Maalinta May 29th, 2013

Ra’iisul Wasaaraha ayaa si rasmi ah u furay wajigii labaad ee talaalka cudurka Dabaysha

May 29, 2013
Cudurka dabaysha oo laga ciribtiray Soomaaliya sanadkii 2007 ayaa waxaa horaantii bishaan aan ku jirno laga soo sheegay afar xaaladood oo cusub magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhabo. Waxaana sidoo kale baaritaan lagu sameeyey 400 oo qof ilaa iyo hada la xaqiijiyey in 30 kamid ah looga shakisan yahay cudurka dabaysha.  Read More →

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Xafiiska Ku Qaabilay Ergeygii QM Ee Arrimaha Soomaaliya Augustine Mahiga

May 29, 2013
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta xafiiska ku qaabilay Wafdi ka socday QM oo uu hogaaminayey ergeygii hore ee arimaha Soomaaliya u qaabilsanaa QM Danjire Augustine Mahiga.  Read More →

Suleymaan Maxamed Ibraahim “ Kenya waxay Dooneysaa in ay la Wareegto Gobolada Jubbooyinka , kuwa u Hor-Boodayana waa Maqaarsaar oo lagu Fushanayo Dano gaar ah”

May 29, 2013
Suleymaan Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanadii Hore ayaa mar uu u waramey Warhaahinta kala duwan ee Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Kenya ku eedeeyey in soo gelitaankii Ciidamada Kenya ee Gobolada Jubbooyin ay yihiin kuwa Dowladda Kenya ay ka leedahay u jeedooyin gaar ah , isagoo sheegey in kuwa hor boodaya Ciidamadaas Kenya ay yihiin kuwa la doonayo in dano gaar ah lagu gaaro.  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...