Home » Archive Maalinta May 26th, 2013

Mooshin ka Dhan ah Joojigitaan Ciidamada Kenyaa ma Hirgeli Doonaa mise kii ka Horeeyey ee Xukuumadda Shirdoon halkii uu Marey Buu Mari Doonaa?

May 26, 2013
“Qalaalaasaha ka taagan Kismaayo waxay Dan weyn ugu jirtaa Dowladda Kenya” Iyadoo Maalmahaan ay Jireen Mooshino ay soo Gudbinayaan qaar ka mid Xubnaha Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka uuna ugu dambeeyey kii laga keeney Xukuumada uu Raiisul Wasaare Saacid uu Hogaamiyo kaasoo markii dambe ku dhamaadey fashil ka dib markii inta badan ay Mooshinkaas ay ka laabteen Xubnaha Baarlamaanka ayaa haatan... 

QADIYADDA GOONI-ISU-TAAGGA SOMALILAND IYO CAQABADAHA DHABTA AH EE HORYAALLA (Qeybtii: 1-aad)

May 26, 2013
Soomaaliya Soomaali Baa Leh Midkii Kala Saar Lahoow Midkii Kala Sooc wadoow Midkii Si Xun U Fekeroow Sareeda Hadeey Ku Waarto Hadii Silac Iyo Dhib Gaaro Samaanteed Iyo Xumaanteed Soomaliya Soomaali Baa leh HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Aqristaha sharafta badanoow, bal aan ku horeeyo’e, Gobollada Waqooyi... 

Dhibaatada iyo xalka, ubadka qurbaha.

May 26, 2013
Ilmaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, waxaa haysta dhib aad u weyn, oo aan inta badan loo ogeyn ama aan si mudan loo tixgalin, waana tan keenta, in ilmihii qaloocdo, dhaqan ahaan iyo nolol ahaanba, aakhirkana ku dambeeyo, xabsi iyo nolol ka dhac, waxa loo yaqaan. Dhalinyaradani waxay ku dhex nool yihiin, labo dhaqan oo is diiddan inta badan, intaa waxaa u dheer, waa ilmo la nool waalid daallan jir... 

Mudane Xildhibaan Ka Digtoonow “Qeybi oo Xukun” oo ah Sunta Midnimada

May 26, 2013
“Baaq Qaylo Dhaan ah” Xubno ka tirsan Xildhibaanada Beelaha Hawiye waxaa shalay 25/05/2013 u gudbiyeen Afhayeenka Barlamaanka mooshin lagu codsanayo in dalka laga saaro ciidamada Kenya, waxaa taa iyana ka dabo qaatay xubno ka tirsan Xildhibaanada Beelaha Daarood oo iyana diyaarinaya mooshin lagu codsanayo in dalka laga saaro ciidamada Jabuuti & Ugaandha. Waa ayaan daro in 23sano ka dib inaan... 

Xafladii Jubbaland State of Somalia ee Minneapolis, ee gobolka MN

May 26, 2013
Waxaa maalintidii Sabtidii ee ay taariikhdu ahayd 05/25/2013 lagu qabtay Hotelka wayn ee la yiraahdo Mariotte City Center ee ku yaala magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota xaflad wayn oo soo qaban qaabiyeen jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Minnesota, ee dalka Maraykanka. Xafladaas oo isugu imaadeen dad gaaraaya ilaa iyo labo kun oo qof “2000 oo ruux” sida dadka xaflada soo qaban qaabiyey... 

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo ku Dhawaaqdey Ha’yad Samafal oo Lagu Magacaabo Hormuud Telecom Foundation

May 26, 2013
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telcom oo mar waliba looga bartey in ay Caawiso Qaybaha kala duwan ee Bulshada islamarkaana ka qayb qaadatada Dhibaatooyinka ka dhaca dalka sida Abaaraha , Fatahaada, la tacaalida Dhaawacyada, Barakacayaasha iyo wixii la mid ah ayaa ku Dhawaaqdey Hayad Samafal oo loogu Magacdarey Hormuud Telecom Foundation.  Read More →

Bulshada Baargaal oo Iskaa Wax U qabso Ceel Macaan u qodanaysa

May 26, 2013
Waxaa maantay Magaalada Baargaal Ka bilowday Olele balaaran oo iskaa wax u qabso ah oo ay hogaaminaayeen odayaasha iyo waxgaradka Baargaal oo lagu qodaayo ceel macaan kadib markii ceelashii macaanaa ee horay u qodnaa baahida biyood ee magaalada buuxin kari waayeen , iyo qaybtoodii badnyad ceelashaas oo biyahoodii bad noqdeen sida ceelkii waynaa ee riiga ahaa iyo ceelal gacmeedyadii kale ee ku dhaw  Read More →

M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey

May 26, 2013
Masuuliyiinta ugu sareeya dawlada fadaraalka ee awoodeeda maamul iska liidato ee dalka somaliya ayaa isu muujiyey kuwo Afkooda colaad ku abuuranaya wakhti ay ku haboonayd in ay af iyo adin qaboob kula macaamilaan cida ay maamula isleeyihiin iyo inta jaarnimada ay wadaagaanba,ee danta iyo duruufa waayuhu ka dhexeeyaan,inkastoo ayna lahaynba awood afka dhaafsiisan,laakiin maahmaah somaliyeed ayaa ahayd... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...