Home » Archive Maalinta November 26th, 2012

Kenyan’s Interest in Somalia

Nov 26, 2012
late last year, Kenya, a very unlikely country took the war to the Al Shabaabs inside Somalia. The Kenya government had gotten tired of criminal incursions of Al Shabaabs on its territory. These activities included piracy on its waters, kidnapping of tourists and other Kenyans across the border and of course attacking internal security posts and killing ordinary innocent Kenyans in these cross border... 
Halkudheg:

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Wafddi uu Hoggaaminayo oo u Ambabaxay Wadamada Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya

Nov 26, 2012
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo soo dhaweeyey wafti uu hogaaminayey madaxweynaha DFS…. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maantay gaaray caasimadda dalka Jabuuti, safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ku wehliya, Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya C/Xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi, Xildhibaan Faarax Sheekh... 
Halkudheg:

Guddoomiyihii Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo Maanta lagu Diley Muqdisho islamarkaana lagu Aasey Isbitaalka Madiina

Nov 26, 2012
Meydka Alle ha u Naxariistee Marxuum Axmed Nuure Aw Diini Guddoomiyihii Ganacasatada Suuqa Bakaaraha ayaa Barqanimadii Maanta lagu Aasay gudaha Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha ayaa Subaxnimadii hore ee saaka Rag Hubaysan waxa ay ku weerareen xaruntiisa oo ku taala gudaha Suuqaas kuwaasoo la beegsaday dhowr Xabadood oo uu ku dhaawacmay.Dhaawaca Nuure ayaa loola soo cararay Isbitaalka... 
Halkudheg:

Xaflad xil wareejin ah oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho

Nov 26, 2012
Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo ay xilalka ku kala wareegayeen gudoomiyihii hore iyo kan cusub ee Jaaamacadda Somalia ayaa maanta lagu qabtay xarunta Jaamacadaas ee magaalada Muqdisho. Waxaa munaasabadaas ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada oo isugu jira ganacsato waxgarad, aqoonyahano, maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiin, iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.Waxaa ugu horeyn... 
Halkudheg:

Kulan Amoud Foundation Taakulaynta Agoonta

Nov 26, 2012
Barnaamij caawinaadda Agoonta oo ay soo qaban qaabisay hay’daa khayriga ah ee Amoud Foundation: Goorma ayaa kulanka la qabanayaa? Xaggee lagu qabanaya? Fadlan si aad u ogaatid waqtiga iyo goobta kulanka daawo Video-ga hoose:  Read More →
Halkudheg:

Wararkii Ugu Dambeeyey Xaalada Degmada Beled Xaawo iyo Al-Shabaab oo ka Hadashey Dagaalo ka dhacay Gedo,Shabeelada iyo Banaadir

Nov 26, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta halkaa Xaalad Deggaanaansho ay ka jirto ka dib marki ay ka dhaceen dagaalo Qaraar,Shalay gelinkii ayaa waxaa halkaa ka dhacay dagaal Muddo Saacado soconayay oo u dhaxeeyay Ciidamada Dawladda iyo Xarakada Shabaab. Dagaalkaan oo muddo soconayay ayaa waxaa Guulo ka sheegtay Xarakada Shabaab oo sheegtay in gebi ahaanba... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...