Home » Archive Maalinta November 18th, 2012

IFKA HAALO

Nov 18, 2012
Waxaanu ku noolnahay adduun ay ceegaagto asraar aanan inoo muuuqan. Uunka ma-muuqatadu wuxuu ku ahaadey xikmad Eebe (kor ahaaye) iyo jarribaad aadamiga laga doonayo in nolosha uu si miyir leh u tallaabsado maankana si hufan u adeegsado. Aanu is-weydiinee, ma la rumeysan karaa in uu jiro nuur inagu hareereysan oo ka baxaya korkayaga, kaas oo leh midabyo lala ashqaraaro, lagana akhristo xaaladaheena... 
Halkudheg:

Dowladda Uganda oo ka Noqotay Go’aankeedii ahaa in ay Ciidamadeeda kala Baxayso Dalal ay Soomaaliya ka Mid tahay.

Nov 18, 2012
  Iyadoo Maalmihii la soo dhaafay Dawladda Muzaveni ay u Ololeyneysey in Ciidamadeeda ay kala baxayso Dalal ay Soomaaliya ka mid tahay oo ay Ciidamo Nabad Ilaalin ah ay ka joogaan ayaa waxaa iminka soo baxaya in Dawladda Uganda ay ka laabatay Go’aankaas. Ra’iisul Wasaaraha Dalka Uganda oo la hadlay Baarlamanka Dalkaas ayaa sheegay in Dawladda Uganda ay iminka ka noqotay go’aankii ay hore... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...