Home » Archive Maalinta March 29th, 2012

Warsaxaafadeed Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdi uu hogaaminayo oo u ambabaxay magaalada Nairobi ee dalka Kenya

Mar 29, 2012
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka u dhoofay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo ay uga qeybgalayaan kulan uu soo qaban qaabiyay xafiiska siyaasada ee Q/midoobay UNPOS kaasoo looga hadli doono horumarka dhinacyada Siyaasada, Ammaanka iyo Roadmap-ka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka hor inta uusan ka dhoofin garoonka Caalamiga... 
Halkudheg:

Golaha Xuquuqul Insaanka QM oo Isku Raacay Qaraar Ku Wajahan Xaalada Xuquuqul Insaanka iyo Danjiraha Soomaaliya oo bayaan akhriyey

Mar 29, 2012
14kii bishan March inta badan warbaahinta caalamka waxa ay si weyn uga hadleen khudbad taariikhi ahayd oo uu Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Xarunta QM ee Geneva ka akhriyey Golaha Xuquuqal Insaanka ee Qaramada Midoobey. Bayaankaas muhiimka ah waxaa wada taageerey 44 dal ee kala ah Albania, Austria, Belgium, Benin, Bosnia and Herzegovina, Canada, Costa Rica, Croatia, Cyprus, Czech Republic, Denmark,... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...