Home » Archive Maalinta January 13th, 2012

DASTUUR LAGU DHAQMAA , DOWLAD LAGU DHISAA, DALNA LAGU DEJAA

Jan 13, 2012
Waxaa inta badan aad moodaa in mudooyinkan umada soomaaliyeed ay garwaaqsadeen in aan marnaba dowlad iyo midnimo iyo nidaam toona iman karin inaan nabad la hirgelin karin haba yaraatee wax kala danbayn ahna la helaynin ilaa dalku ka yeesho dastuur iyo sharci iyo garsoor maahee. Hadaba dastuurka hadda la qorayaa ee qabyada muxuu kaga bedelan yahay kan hada noo qoran ee axdi qarameedka ku... 

Xarakadda Al-Shabaab oo Degmadda Baardheere ku soo Bandhigey Saddex Qofood oo u Dhashey Wadanka Kenyan

Jan 13, 2012
Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo waxay sheegayaan in Xarakadda Alshabaab ay halkaa ku soo bandhigeen Saddex Qof oo u dhashey Wadanka Kenya iyo Gaarigii lagu soo qafaashey , waxaa kaloo halkaa laguu soo badhigey Hub la sheegey in laga soo qaatey Xero ay degenaayeen Cii damadda Kenya Sedexdaan Qof ayaa markii la soo qafaashay ayaa Goobtii laga soo qafaashey lagu diley Saddex... 
Halkudheg:

Kulan aad u Balaaran oo Odoyaasha Dhaqanka Beelaha Soomaaliyeed ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho

Jan 13, 2012
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed, kulankaasi oo ahaa midkii ugu weynaa oo odayaasha iyo waxgaradka dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay marxaladad guud ee uu wadanku marayo maanta. Kulanka oo ahaa mid odayaashu uga doodeen saddex qodob oo kala ah:- Howsha odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...