Home » Archive Maalinta January 3rd, 2012

Xildhibanada Baarlamaanka oo Sheegay in aanu waxba Iska Bedelin Mowqifkoodii ay Xilka kaga qaadeen Shariif Xasan .

Jan 3, 2012
Iyadoo maalintii shalay markii Sedaxaad Fadhi Barlamaanka ka socday guduhiisa Xildhibaanadu isku fara saareen ayaa hadaana waxaa mowqifkooda ka hadlay xildhibaanadii dhawaanta Xilka ka Xayuubiyay Guddoomiyihii Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan. Xildhibaan Maxamuud Maxamed Guuleed gacma dheere oo ah Guddoomiyaha Gudiga qaban qaabada Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la hadlay warbaahinta... 
Halkudheg:

Xukuumadda Itoobiya oo Sheegtay in Gelitaankii Soomaaliya uu ka Danbeeyay Codsi uga Yimid Urur Goboleedka IGAD iyo Dowladda Federaalka

Jan 3, 2012
Sarkaal ka tirsan Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Itoobiya ee magaciisa ka gaabsaday oo waraysi siiyay warbaahinta Caalamka ayaa ka war bixiyay gelitaanka Ciidamadooda ay galeen gudaha Soomaaliya gaar ahaana Magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan. Sarkaalkan ayaa sheegey in gelitaanka Soomaaliya ee Itoobiya uusan ahayn mid iska yimid balse ay jireen codsiyo uga yimid Urur Goboleedka IGAD wadamada... 
Halkudheg:

Hay’ada HARO oo Gacan Ka heleysa Hay’ada WAMY oo Deeq Raashin kala duwan Gaarsiiyey Laba Kaam oo ku yaala Degmadda Boondheere

Jan 3, 2012
Hay’addaha Humanitarian African Relief Organization (HARO) oo Gacan ka heleysa Hayadda World Assembly Of Muslim Youth (WAMY) ayaa deeq noocyo kala duwan ah gaarsiisey dadka Barakacayaal ah oo ku nool laba kaam oo ku yaal Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir. Kaam lagu magacaabo Webi Shabeele ayaa waxaa Deeq raashin ah la siiyey Qoysas Tiradooda gaareyso Kun Qoys waxaana qoys kasta la siiyey 25... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...