Home » Archive Maalinta June 25th, 2011

Cawed Axmed Cashara : Nimankii Saxiixay Heshiiskii Badda Somalia Waxay Taariikhda Ka Geli Doonaan Baal Madow

Jun 25, 2011
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baralamaanka KMG ah ee somalia xildhibaan cawed axmed cashara oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo khadka telefoonka ugu waramayey weriye yaasiin faytin oo muqdisho ku jooga ayaa shaaca ka qaaday in baarlamaanka KMG ah ee somalia uu wax weyn qabtay islamarkaana ka hadlay arintii bada dadka soomaaliyeedna ay iska dhaliilaan maantana doonayo inuu u istaago... 
Halkudheg: ,

Dhamaystirnaanta Manhajka Islaamka – Mutamarkii 11aad ee Waqooyiga Ameerika – Minneapolis, July 1, 2 & 3

Jun 25, 2011
VIDEO CUSUB: Ilaahay Mahadi ha ka gaadho, waxaa farxad u ah Xarunta Abubakar As-Saddique ee Minneapolis, inay idiin soo gudbiso ogaysiiskii koowaad ee mu’tamarkii sanadlaha ahaa, kiisii 11-aad. ….. Hoos ka daawo… ——– Abubakar As-Saddique Islamic Center & North American Council of Somali Imams Present 11th Annual Convention شمولية المنهج الإسلامي... 
Halkudheg:

Wilaayada gobolka Gedo oo taageertay qodobodii ka soo baxay shir 5 maamlmood soconayey

Jun 25, 2011
Shir aan caadi aheyn oo ay wada yesheen xubnaha beesha reer garaad oo ka tirsan beelweynta mariixaan sida odoyaasha ,culumaudiinka ,siyaasiyiinta odoyaasha dhaqanka dhalinyarada iyo haweenka ayaa waxaa ay si rasmi ah ugu doorteen nabad doon Guud oo ay beesh baha-garaad oo ka kooban 16 jufo yeelato . Kulankaan lagu calemo saaray nabadoonka cusub isla markaana kii ka horeeyey uu joobjooga ka ahaa ayaa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...