Home » Archive Maalinta April 10th, 2011

Ururka SAAC oo Tababar ku saabsanaa Sawir qaadida iyo sameynta Filimada u qabtey Xubno ka kala socdey Qaybaha Bulshada

Apr 10, 2011
Hotel SAHAFI-One ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu qabtay Tababar ku saabsanaa qaabka loo sameeyo Filimada iyo sida loo qaado Sawirada, waxaana loo qabtay Tababarkaasi qaybaha kala duwan ee Bulshada oo ay u badnaayeen suxufiiyiin, waxaana soo qabanqaabiyey Ururka Fanka iyo Dhaqanka Soomaalida ee Somali Arts and Culture Foundation (SAAC). Tababarkaan waxaa cashiro ka bixinayey Khabiir ku xeel... 

Maalmuhu isu ekaa!!! | Qore: Cabdicasiis M. Mataan

Apr 10, 2011
Garaadka, soo gocashada wixii dhaafey iyo goobeynta dhacdooyinka ayaa ah waxa looga sooco shan faroodlaha noolayaasha kale ee alle abuurey. Hadii dadka uu adeegsan waayo, hibadaa u gaarka ah, waxaa ka nolol iyo ammaan fiicnaanaya kuwa adeegsada urka iyo aragga oo kaliya. Waxaa qofka wax garadka ah u muuqanaya marka uu dib u celiyo xasuustiisaba, dhacdooyinka hortiisa yaal sida ay ugu egyihiin kuwa... 
Halkudheg:

Shiikh Shariif oo Musaveni ka codsadey in Dowladiisa ay soo dirto Ciidamo Dheeraad ah

Apr 10, 2011
Madaxweynaha DFKMG  oo ka degey Caasimada Burundi ee Bujunbura – Madaweynaha DFKMG Shiikh Shariif Shikh Axmed oo Safar aan hore loo shaacin ugu amababaxay dalka Uganda ayaa Magaalada Kamabala kulan kula qaatey Madaxaweynaha Dalka Uganda Musavini,waxaana kulankaas Diirada lagu saarey Xaalada dhabta ah ee ka jirta Dalka Soomaaliyeed iyo sidii Dowladda Uganda uga qayb qaadan lahayd Nabad ku... 
Halkudheg: ,

“Lacagta aad masjidka kala baqeesheen waxaa qaadaneyso kaniisada”Q1aad

Apr 10, 2011
Assalaamu Alaykum. Maanta iyo maqaalkeena wuxuu kusaabsanyahay ‘mulaaxadooyin‘ goos-goos ah oo aan kasoo qoray jaaliyada Soomaaliyeed ee reer Oslo, Norway, mar aan kutagay booqasho gaaban. Inkasta oo aan maqaalka cinwaan ugu dhigay dhacdo kadhacdey masjidka jaaliyada laakinse waxaan ku soo koobi doona warbixin gaaban oo kusaabsan jaaliyada  iyo dhacdooyin, aniga shakhsiyan iga fajiciyey. Intiina... 
Halkudheg:

Qiyaasta Sawir Gacmeedka Amiin Arts…Maxaa xiga kadib Bur-burka Ururka Al-Shabaab?!.

Apr 10, 2011
Hordhac. Soomaalida gaar ahaan dadka la socda Siyaasada Soomaaliya waxa ay ogyihiin in Magacan Al-shabaab uu soo shaac baxay sanadkii 2006 oo ku beegnayd, wakhtigii Midoowgii Maxaakimta ay ka  curteen magaalada Muqdisho, kuna fideen gobollada koonfurta Soomaaliya. Ururka Al-shabaab ayaa si aad ah u soo shaac baxay xilligii dalka Soomaaliya ay soo galeen Cadowga Ciidanka dalka Itoobiya iyadoo marki... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...