Home » Archive Maalinta April 4th, 2011

Kacaanka Maamul Goboleedka 2011

Apr 4, 2011
Waxaa Mar kaliya Dalka Dibadiisa ka bilowdey Dhismaha Maamul Goboleedyo oo salka ku hayo Qaab Beeleed waxayna Magaacbistaan na soo Xasuusineysaa Xiliyo dalka ay soo mareen Abuurista Magacyo markii dambe iska baab’ay Sannadihii Sagaashameedyadii waxaa Shacabka Madax marey dhismaha Ururo siyaasadeed oo marka lagu raadinayey Sad Bursi Waagii USC waxaa la dhisey Magacyo gadaal ay ka raaceyso USC... 
Halkudheg:

Maamuul Goboleedka Pundland oo wada Qorshe ay ku Heshiisinayaan Ururka Ahlu Sunna oo Dhawaan Laba Hogaan kala sameystey

Apr 4, 2011
“…Mahiga wuxuu Hilmaamey wixii ay Qaramada Midoobey u soo Magacowdey…” Iyadoo dhawaan uu Khilaaf soo kala dhex galey Ururka Ahlu Suunna ee Gobolada Dhexe  ka dib markii ay laba shirk  ay ku kala qabsadeem Magaalooyinka Dhuuso Mareeb iyo Caabud Waaq ee Gobolka Galgaduud  kuwaas oo kala sameystey laba Gudoomiye iyadoo taasi ay jirto ayaa warar aan ka helney Magaalada Garoowe... 
Halkudheg: , ,

Minneapolis: Shir Su’aalo Lagu Waydiinayey Madaxda Dawladda oo Ka Dhacay Xarunta Abubakar As-Saddique Islamic Center

Apr 4, 2011
Waxaa lagu qabtay xarunta Abuubakar As-Saddique Islamic  Center (Qolka shirarka/Aroosyada) shir uu soo qaban qaabiyey xafiiska xuquuqda shacabka iyo xoriyadooda oo lagu casumay hay’adaha sharci ilaalinta qaybaheeda kala duwan oo dhan. Shirkan oo ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhaxeeya bulshada soomaalida iyo laamaha dowlada ee  kala duwan ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin... 
Halkudheg:

DHAMBAAL – Ku: Aqoonyahanka Soomaaliyeed – Qaybta 4aad

Apr 4, 2011
Markii sanadkii 1990kii dagaalka sokeeye uu gebi ahaan ka holcay dalkeena, ayna dawladdii dhexe sidaas ku duntay; waxaan ahaa dibolomaasi madax ka ah Safaaradda Soomaaliya ee Tehraan, Iran. Marka aan tago casuumadaha iyo xafladaha oo sida badan lagu martiqaado, ayna isku arkaan dibolomaasiyiinta dalka ku sugan; waxaan aad uga naxi jiray in la i weyddiiyo, ‘xaaladda Soomaaliya ka waran!’. Waxaa... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...