Home » Archive Maalinta April 8th, 2011

Tacsi: Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) oo ku geeriyootey Qardho

Apr 8, 2011
Waxaa si gaar ah tacsi loogu dirayaa Zakariya Aadan (Xaayow) oo hooyadiis, Allah ha u naxariistee Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) ay ku geeriyootey magaalada Qardho. Tacsi: Somali Media iyo Universal TV, ayaa tacsi buuxda waxa ay si wada jir ah ugu dirayaan dhamaan eheladii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay Maryan Maxamed Muuse (Maryan Dabaalato) oo ku geeriyootay magaalada Qardho ee Puntland.... 
Halkudheg:

Mahiga: Kulanka Wadatashiga Sidii loogu talagalay ayuu uga dhici doonaa Nairobi

Apr 8, 2011
Warsaxaafadeed uu soo saaray Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in kulanka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya uu sidii loogu talo galay uga dhici doono Nairobi.. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sidan: Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) WARSAXAAFADEED 06/2011 Kulanka Wadatashiga ee Heerkiisu Sareeyo waxaa si... 
Halkudheg: ,

Banaanbax looga Horjeedo Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Apr 8, 2011
Waxaa qaybaha ay ka arrimiso Dowladda Federaalka Maanta ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Mahiga iyo Shirka uu ku baaqey waxaana ka qayb galey qaybaha kala duwan ee Bulshada sida Majmaca Culimada Soomaaliyeed, Xoogaga Wadniyiinta , Ururka Istagga Dhaliyarada Soomaaliyeed , Golaha Abwaanada Soomaaliyeed iyo Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed ... 
Halkudheg: ,

Xubnaha shirka Nairobi lagu casuumay kooxaha ay madalaan iyo xog ku saabsan shakiga shirka

Apr 8, 2011
  Waxaa isa soo taraya shakiga Dowladda KMG ay ka qabto shirka Qaramada Midoobau ay ku qabaneyso 12-ka bishan, kaasoo casuumaadiisa la wada gaarsiiyay Kooxaha Soomaalida oo dhowr xubnood ugu qeybgalaya shirka. Ujeeddada ugu muhimsan ee shirka ayuu ku sheegay Danjire Augustine P. Mahiga dib u soo nooleynta sidii uu wadahadal u dhexmari lahaa mas’uuliyiinta Soomaaliyeed, si ay aragti midaysan... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...