Home » Archive Maalinta October 31st, 2010

ABSHIR BACAADE, ADOON IIMAANKIISA KA RUNSHEEGAY OO KUDAYASHO MUDAN!!! … QORMO XUSUUS QOR AH.

Oct 31, 2010
Qalinka Abukar Albadri. Email: abukar.albadri@gmail.com Bismilaahi Raxmaani Raxiim ”Innaa Lilaahi, wa innaa ileyhi raajicuun” Stockholm – ugu horreyn waxaan kugu dhiiri gelinayaa inaad qoraalka wada aqriso si aad u aragto qofka ilaah kheyr la doonay sida uu ku sifoobo. Marka xigta qoraalkan waxaan soo ururinaayey muddo 20 casho ah oo aan isku hawlay, ka bogo waa lacag la’aane, ha iska baqiilin... 
Halkudheg:

Fashilka ganacsiyada yar-yare e soomaalida ( qeybta 2 aad )

Oct 31, 2010
Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Qormadaan oo aan u kala qeybiyay labo qeybood ayaan qeybtaan labaad kaga sii hadli doona waxyaabaha sababa fashilka ku yimaado ganacsiyada yar – yare e soomalida , iyo talooyin  . 11- Hadafka oo aan cadeyn : Inta aan la bilaabin wax ganacsi ah ama urur oo aan dadka la isku keenin waa in... 
Halkudheg:

SOMALIA: ESTABLISHING THE FEDERAL SYSTEM AND MOVING THE CAPITAL CITY, MOGADISHU.

Oct 31, 2010
The draft constitution issued by the Independent Federal Commission on July30, 2010 is flawed but the Commission run advertisements through different Media outlets to promote and condition the Somalia people. The draft raises many questions without answers and it is contentious and controversial and it is the product of Sharif Hassan Sheikh Aden, the Speaker and former Prime Minister Omer Abdirashid... 
Halkudheg:

Xubnaha Baarlamaanka oo Cod Gacan Taag ah ku Ansaxiyey Raiisul Wasaaraha DFKMG Farmaajo

Oct 31, 2010
Codbixintii baarlamaanka oo noqotay: waxaa ogolaatey 297, waxaa diidey 92,  waxaa ka aamusey 2 xildhibaan…. Kal fadhi uu maanta (Axad Oct 31, 2010) isugu yimid Golha Baarlamaanka uuna shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka FKMG Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa looga doodey qaabkii loo ansaxin lahaa Raiisul Wasaaraha uu dhawaan soo Magacaabey Madaxweynaha Dowladda Federaalka Shiikh Shariif... 
Halkudheg:

Hay’adda CDHR oo Ururada Bulshada u qabatay Siminaar ku saabsan Nabadda

Oct 31, 2010
Waxaa Hotelka Saxafi labo ee Magaalada Muqdisho lagu soo gebagabeeyey siminaar ku saabsanaa habka loo dhaliyo loona maareeyo Nabadda, waxaana siminaarkaan soo qabanqaabiyey Haya’adda Center for Democracy and Human Right oo marka la soo gaabiyo loo yaqaano CDHR, waxaana ka qaybgalay siminaarkaasi ilaa iyo 30 xubnood oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada. Halkan ka daawo sawiro dheeraad... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...