Home » Archive Maalinta October 23rd, 2010

Xeer Hoosaadka Baarlamaanka FKMG ah Muxuu ka qabaa Noocyada Codbixinta Baarlamaanka KMG

Oct 23, 2010
iyo Kulankii baarlamaanka ee la filayey Sabtida oo la baajiyey…. “Codbixintu waxay noqon kartaa Qarsoodi ama gacan taag.. …” .. “Codbixinta lagu ansixinaayo xukuumadda iyo barnaamijkeeda waa magac ugu yeerid.”..  “Haddii ay codsiyo badan oo kala duwan yimaadaan waxaa mudnaanta iska leh codbixinta qarsoodiga ah.” Sidaas waxaa dhigaya qodobka 43aad ee... 
Halkudheg:

Khudbadii Madaxweynaha DFKMG Sh. Shariif uu kaga hadlay Qoraallada Farmaajo iyo 4.5

Oct 23, 2010
Buugga Thesiska ee uu June 2009 qoray Maxamed C. Maxamed Faramaajo ayaa nuqullo ka mid ah waxay gaareen xildhibaanada baarlamaanka FKMG, taas oo sababtay in Madaxweynaha DFKMG, Sheikh Shariif, uu Arbacadii Oct 20, 2010 xildhibaanadda u jeediyo khubad ku saabsan buuggaas. Waxa kale oo Sheikh Shariif baarlamaanka u caddeeyey in xukuumaddiisu ku dhisan tahay 4.5, hadalkaas oo ka dambeeyey kaddib markii... 
Halkudheg:

Cabdi Samataroow ceel bay kaaga dhacday: Soomaali waxa daawo u noqon kara ‘is jacayl’

Oct 23, 2010
“Nimaan waxa jooga garani, waxa soo socda ma garto,” maahmaah Soomaaliyeed. Afeef: Marna shaki ma gelinayo Soomaalinnimada macallin Cabdi Samatar, laakiin waan ku dhaliilayaa weerarka qaawan ee uu ku qaaday raysalwasaare Farmaajo. Qoraal ku soo baxay bogga Somalitalk.com ayaa macallin Cabdi Ismaaciil Samatar ugu gefey raysalwasaaraha dhowaan la magcaabay ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...