Home » Archive Maalinta October 12th, 2010

DFKMG oo Aan Ka Qaybgelin Shirka Looga Hadlayo Shuruucda Badaha Caalamka iyo Dhaqangelintooda oo Ka Furmey Dalka Jabuuti.

Oct 12, 2010
Shirkan oo looga hadlayo arrimaha burcad badeed iyo xoojinta iskaashiga dowladaha kulaala bad-weynta Hindiya iyo badda cas, waxaan ka soo qayb gelin Dawladda Federaalka KMG ee Soomaaliya, laakiin waxaa ka soo qayb galay Itoobiya… Khabiirada badaha in ka badan 14 dal oo isugu jira dowlado Afrikaan iyo Carab, iyo ciidamada ka hawlgala Xeebaha dalka Soomaaliya iyo Ururka badaha caalamka ayaa Siminaar... 
Halkudheg: ,

Safiirka Somaliya ee Kenya oo casuumaad u sameeyey Safiirka cusub ee Dowladda Norway.

Oct 12, 2010
Nayrobi. 12 October 2010. Safiirka Somaliya ee Kenya Ambassador Maxamed Cali Nur Ameriko ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Cusub ee Dawladda Norway u magacowday Somalia Iyo Kenya, Ambassador Per Ludvig Magnus, Waxaa Safaaradda Somaliya ee Kenya ku soo dhaweeyey Safiirka Somaliya Ambassador  Maxamed Cali Nur Ameriko Iyo Qunsulka Safaaradda, Mohamed Cismaan Adan”Edson”. Labada Safiir ayaa ka... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...