Home » Archive Maalinta October 2nd, 2010

Dr. Cumar Cusmaan Raabe oo Buug ka soo saaray Daraasad uu samaynayey 30 sano (Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed)

Oct 2, 2010
Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Is-tiraatiijiyada dalka Jabuuti Dr. Cumar Cismaan Raabe oo Daraasad uu Sameynayey 30-sano Ka Qorey Buug Magaciisu Yahay Aragtida Reer Guuraaga ee Ninka Soomaaliyeed (La Mentalite Nomade) Dr. Cumar Cismaan Raabe oo ah Madaxa Mac’hadka Culuunta siyaasada iyo Istiraatiijiyada dalka Jabuuti oo aan dhowaan xafiiskiisa ku booqdey ayaa Buugg ka hadlaya Aragtida... 
Halkudheg:

Afeef Kuuma Laabno Ee U Fiirso Magacaabista Wasiirka Kowaad. Fariin ku socoto Madaxweyne Shariif Shikh Axmed

Oct 2, 2010
Arrintu waa dhanaantahay ,muqdisho dabka ay saaratahay kulayl uma dhino , kar-karkaas waxaa u dheer dhagar qabe, mid dhiiga ummaddeena ka taajira, mid warka iyo dad isku dirkooda ka taajira iyo mid xoola ceebeedka tuuksika lagu soo helay derbiyadeeda u taagan. Madaxweyne Shariif Shikh Axmed, sharafki aad ku heshay Xabashi bixideeda shidda badan ayaa laga helay . horaba dhib, rafaad iyo dhiig daahira... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...