Home » Archive Bisha July, 2010

Socdaalkii Geerida Soomaaliya ilaa Yurub (1) | W/Q. Muxamad Idris Axmad

Jul 1, 2010
((Maaha Riwaayad beena ee waa sheeka dhaba oo dhacday. Qofka ay qisadu ku socoto waa mid ka mida kumanyaal Soomaaliya oo qaarna meelahaas ku dhinteen qaarna ilaahay sabata bixiyey.Waxyaabaha aad ku arki doonto waxaan usoo gudbiyey sida dadkii ay ku dhacday uga warameen..Waxaan ku leeyahay oo keliya waa inaan usoo gudbiyo qaab quruxsan intaan awoodo, laakiin asalkeeda aanan waxba ku kordhin.Waxaan... 
Halkudheg:

Dawlada “Naas iyo Nikaax” ee Puntland. Qaybtii I. Qalinkii: Prof. Farjac

Jul 1, 2010
Fiiro Gaar ah: Qoraalkan waxaa qoray, soona tebiyey Musharaxii Madaxweynaha DGPuntland Prof. Cumar Cali Farjac, fikradda uu maqaalkani xambaarsan yahay waa mid isaga u gaar ah. Xusuuso Geesigii: Cabdullahi Mahdi Xassan (Sayid) Arar:- Waxaa dal kaga hormaraa dal kale waa dawlad wanaag. Isbedel-san doon baynu ahayn, hase yeeshee tani waa jug-jug meeshaada jog. Weliba tii hore baa la qaatay, oo nabadu... 
Halkudheg: