Home » Archive Maalinta May 7th, 2010

Shir balaaran oo ay isugu Yimaadeen Soomaalida ku nool dalwaynaha shiinaha.

May 7, 2010
iyo Ganacsato Soomaaliyeed oo heshiis hor-u-dhac la galay Ganacsato reer Turkey ah… … Warbixin: Shiinaha: Kulan ballaaran oo ka dhacay Gobolka Hubei Waxaa dhawaan ka dhacay Magaalada Wuhan ee Gobolka Hubei ee dhul waynaha shiinaha, kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen soomaali ku kala nool Gobolada kala gadisan ee shiinaha. Kulankaan ayaa waxaa ka soo qeyb galay safaarada Soomaalida ee... 
Halkudheg: ,

Gurmad caafimaad oo lacag la’aan ah aan usameenay Naafada xooga Soomaaliyeed ee dagaan isbitaal martiini

May 7, 2010
iyo MSF oo Waqooyiga Gaalkacyo ka furtay waax bukaan socod eegto caruurta Gurmadkan caafimaad waxaa ka faa’iideystay dad gaaraya 200 bukaan oo isugu jira Naafada xooga dalka Soomaaliyeed, caruur iyo Hooyooyin soomaaliyeed, lacag la’aan ah u helay daryeel caafimaad… ASSALAMU ALEYKUM Mogadishu-Somalia Waxaa sharaf weyn inuu ah ala mahadiisna ah inaan idiin soo gudbino gurmad caafimaad ay... 
Halkudheg:

Somali Cause strongly condemns the attack on Mogadishu Mosque, the unending civilian casualties in Somali clashes

May 7, 2010
  May 6, 2010   The ongoing conflict between the Transitional Federal Government (TFG) forces and the opposition groups has caused heavy casualties and the displacement of thousands of civilians mainly women, children and the elderly. The government forces with the support from African Union Troops (AMISOM) on one side and the Al-Shabaab and Hizbu-Islam extremist forces on the other have shown little... 
Halkudheg: ,

UNICEF oo taageertey sameynta nidaam cusub oo biyo siinaya magaalada Marka, Soomaaliya

May 7, 2010
Nayroobi, Kenya, 7 Maajo 2010 – UNICEF oo kaashaneysa bulshada degaanka ayaa dhammeystirtey nidaam cusub oo biyo siinaya magaalada marka ee ku taalla Bartamaha-Koonfurta Soomaaliya kaaas oo ay ka faa’iideysanayaan 31,500 oo qof halkaa deggan. Xaaladda nadaafadda iyo fayadhowrka ee magaalada Marka ayaa si weyn u wanaagsanaatey taas oo uu keeney mashruucan oo ay hawshiisu ka mid ahayd ballaarinta... 
Halkudheg:

Saynab waa gabar Soomaaliyeed la xanuunsaneysa Buro kaga taal Daanka una baahan qaliin deg deg ah

May 7, 2010
Saynab Axmed Macalin waa gabar soomaaliyeed ooo la il daran Buro kaga taal Daanka waxayna Buradaan ku bilaabatey 19 sanno ka hor hase yeeshe Saynab waxay sheegtey in hadda ka hor laga qaley iyada oo yar hase yeeshee sanadahaan dambe ayey dib ugu soo laabatey Buradii Saynaba waxay sheegtey in Burada haatan ay ku hayso xanuun joogto isla markaana marba marka ka dambeysa ay sii siyaadeyso ayna ku faaftey... 
Halkudheg:

Ahlusunna Waljameeca oo daboolka ka qaaday in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii ay la galeen DFKMG

May 7, 2010
 Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa dadweyne isugu soo baxay khudbad dheer u jeediyey Guddoomiyaha guud ee Ahlusunna Waljameeca Macallin Maxamuud Sheekh Xasan, waxa uuna sheegay in gebi ahaanba uu burburay heshiiskii ay la galeen Dowlada Federaalka isagoo sheegay in heshiiskaasi aysan daacad ka aheyn Dowladda Federaalka.   Macallin Maxamuud waxa uu sheegay in gacan saddexaad ay soo gashay heshiiskaasi... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...