Home » Archive Maalinta January 5th, 2010

U.N. Food Agency Suspends Aid to Southern Somalia

Jan 5, 2010
The UN food agency is pulling out of southern Somalia because of attacks on its staff and demands from armed militants that women be removed from the group. The agency announced the pullout on Tuesday. The World Food Program is moving its staff and supplies to northern and central Somalia, ending food distribution in six areas of the country’s south that are mainly controlled by the al-Shabab... 
Halkudheg:

Xildhibaan C/lahi Cali Kaarad oo lagu diley Boosaaso iyo Macallin Dugsi Quraan oo lagu diley Garoowe

Jan 5, 2010
Xalay (Janaayo 5, 2010) Salaadii cishe ka dib waxaa magaalada Boosaaso lagu dilay Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland. Xildhibaanka ayaa magaciisu yahay C/laahi Cali Cismaan oo loo yaqaan Cabdulaahi Cali Kaarad. Xildhibaanka waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada Baarlamaanka DGPL ka soo gala Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari. Lama garanayo ujeedada ka dambeysey dilkaas. Waxaana... 
Halkudheg: ,

Rumayso way rumowdayee! | Axmed-shiil

Jan 5, 2010
Bishii agoosto ee sanadkan ayay jariidada ugu wayn uguna qaddiimsan dalkan Sweden ee Aftonbladet xoogaa yar xustay eed foolxun oo ay Falastiinida kasheegteen Yuhuudda. Jariidada ugumana balaadhna oo uguma wayna oo qudha dalkan iswiidhan ee waxay dhinaca kalena kutiirsan tahay xisbiga iyo ururrada ugu awoodda badan dalkan…… Waxaa qoray: Axmed-shiil Muxumed Borlänge, Sweden ahmedshil@yahoo.com Bismillaahi... 
Halkudheg:

Islaamka oo u Dhaxeeya Khalaadka Dhallintooda iyo Tashwiishka Cadawgooda (1) | Saahid

Jan 5, 2010
Horudhac !!! Maqaalkaan oon ku eegi doono Muxaarad ballaaran oo uu soo jeediyey Caalminka weyn ee Shiikh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa ka tarjumeysa khaladaadka ay dhalintu ka galayso islaamka waayahaan danbe taas oo u fasaxaysa in uu Cadawga Islaamku uu ka faa,ideysto. Ciwaankan oo u eg mid uu 40tqameeyaddii uu Qoaray Al-shahiid Shiikh C/qaadir cawdah oo micnihiisu ahaa ( Islaamka oo u dhaxeeya... 
Halkudheg:

Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaal oo ka warbixiyay Xaaladda Guud ee Waxbarasho ee Gobolka Sool

Jan 5, 2010
Cabdirisaaq Maxamed Aaden (Prof. Lafoole) Lafoole ayaa waraysigan dheer waxa uu kaga war bixinayaa heerka ay marayso Jaamacadda Nugaal University, waxa u qabsoomay, waxa loo baahan yahay in la qabto, xilliga ardayda ugu horaysa ay Jaamacaddaas ka qalin jebinayaan, iyo guud ahaan waxbarashada Gobolka Nugaal. Halkan ka dhegeyso Waraysiga Akhri: Tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed... 
Halkudheg: ,

Tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed

Jan 5, 2010
Qiyaas ay sameeyeen websiteyo caalami ah ayaa sheegay tobanka Jaamacadood ee ugu horeeya Jaamacadaha Soomaaliyeed.  Warbixintaas oo cinwaankeedu ahaa “Top Colleges and Universities in Somalia” waxaa lagu faafiyey shabakadda 4ICU “International Colleges and Universities” taas oo, sida websitekooda ku cad,  waxay diiwaan geliyeen in ka badan 9000 Colleges iyo Universities... 
Halkudheg:

Hay,adda VSF Germany oo deeq xoolo ah gaarsiisay ku dhawaad 100 Qoys oo isugu jira dadka Barakacayaasha iyo kuwa danyarta ah.

Jan 5, 2010
 Waxaa maanta hay,adda VSF Germany ay deeq xoolo ah gaarsiisay 100 Qoys oo ku sugan gudaha caasumadda Puntland ee Garoowe kuwaasi oo isugu jira dadka barakacayaasha ah ee ka soo barakacay koonfurta soomaaliya iyo dadka abaarta saameysay oo xoolihii ay ka dhamaadeen iyo weliba dadka danyarta ah ee ku dhaqan gudaha magaalada Garoowe. Deeqdani oo ahayd ari ayaa waxa ay ahayd mid qoyskiiba la siinayey... 
Halkudheg:

Hay’adda (SADA) oo ceel biyood ka hirgalisay degaanka Hareerileey ee G/SH/Hoose.

Jan 5, 2010
Tuulada lagu magacaabo Hareerileey waxa ay ka tirsantahay oo ay hoos tagtaa degmada Marka ee gobolka shabeelaha hoose ,waxana ay qiyaastii illaa 45km u jirtaa isla magaaladaasi Marka,dadka degaanku waa beeraleey iyo xoolo dhaqato , waxayna dhaqdaan noocyada kala duwan ee xoolaha sida Geela Lo,da iyo Ariga. Dadka degaanku ma haystaan imkaaniyaadkii lagama maarmaanka u ahaa nolosha aadamaha sida Biyaha... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...