Home » Archive Maalinta January 31st, 2010
HOOYOY ISKA CAFI !! | Raxmo Isaaq
Tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya dhibaatooyinka soo gaaray shacabka Soomaliyeed waxay ahaayeen kuwo maalinba maalinta ka dambeysa sii kirdhaya, bulshadana ay la jilba murxeen oo weliba ay la xuub-siibteen dagaalladaas oo noqday kuwo aan lahayn kala go’ iyo meel lagaga harsado.
Dhibaatooyinka dagaaladu sababeen ayaa ah mid shacabka Soomaaaliyeed ay la il daran yihiin, iyadoo dhibaatooyinka...
Shariif Sheikh Axmed: Sanad kadib ma Madaxwayne mise Maxbuus?!
“Cabdulaahi Haduu Ethiobiyaan Keenay, Sheikh Shariif Waxa Uu Bixiyey Dhulkii Somaliyeed”
Sheikh, Macalin, Gudoomiye iyo Madaxwayne waa magacyadda Sheikh Shariif Sheikh Ahmed xilliyo kala duwan loogu yeeri jiray balse hadda darajada ama magaca uu Shariif huwanyahay waa Madaxwayne.
Sanadkii 2003 ayay aheyd markii uu magaciisa soo ifbaxay kadib markii la afduubtay wiil ka mid ah ardaydii...
Prof. Lafoole oo ka warbixiyey Qalinkebintii jaamacada Nugal Laascanood iyo Mustaqbalka dhaw hiigsigooda
Guddoomiyaha Jaamacadda Nugaa, Professor Cabdirizaaq Maxamed Aaden (Lafoole), ayaa ka warbixiyey Jaamacadda iyo ardaydii dhawaan ka qalin jebisay iyo warbixin guud oo ku saabsan.. Waysiga DHEGEYSO…
Waraysiga waxaa soo tebiyay:
Suleiman Mohamud Hashi Email: xaashi2008@hotmail.com
C/risaaq Lafoole.. DHEGEYSO…
…….
Hambalyo iyo Bogaadin: Ardayda Jaamacada Nugaal University....
Eng. Cabdi Jiinow: “Waxaan ku guuleysanay inaan badbaadino Markab dab qabsaday markii uu naga codsaday sida uu qabo sharciga badaha caalamiga ah aan saxiixnay”
Maareeyaha Dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay Markab dab qabsaday oo ka yimid dekedda magaalada Bawaare ee gobolka Sh/hoose, kaddib markii uu halkaasi ka soo qaaday dhuxul u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed isla markaasina ka soo shiraacday, balse intii aanu soo gaarin Dekedda Muqdisho dabku qabsaday, kaasi oo ka dhashay dhuxushii uu markabka siday.
Halkan ka daawo sawirada...