Home » Archive Maalinta January 6th, 2010

Ku xigeenka Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta oo is Casilay

Jan 6, 2010
Ku xigeenka Gudoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta mudane Ahmed Nur Hasan Abdulle oo caawa shaacay ka qaaday inuu iska casilay jagadii uu ka hayay XSKC kadib markii uu qoraalkaan na soo gaarsiiyay islamarkaana ku xusay qodobada ku xusan Xiriirka Somaliyeed ee Kubadda Cagta. Xafiiska Gudd/ ku/ xigeenka. Muqdishu – Soomaaliya. KU: Kooxaha XSKC —————————————————-... 
Halkudheg:

Ciidamada AMISOM oo lagu wado in Dhamaadka Bishaan loo kordhiyo Waqtigii ay joogi lahaayeen Somaaliya

Jan 6, 2010
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa inuu dhawaan waqtiga u kordhiyo howlgalka ciidamada nabad ilaalinta midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).-        Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa sheegay inay kulan ka qaadan doonaan arrimaha dalal ay ka mid tahay Soomaaliya, gaar ahaan sidii ay waqtiga ay ugu cusbooneysiin lahaayeen ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgala Soomaaliya.-       Dhammaadka... 
Halkudheg:

Inkastoo Iska-hor-imaadyo jireen, MSF ayaa sii wadda hawlihii ay ka waday gobolka Galgaduud

Jan 6, 2010
Dhakhaatiirta aan Xuduuda Lahayn (MSF) ayaa wadaa howlihii ay ka waday Dhuusa Mareeb in kastoo ay sii kordhaysay amaan darida halkaas ka jirto oo ay sababeen dagalaadii ka dhacay sabtidii 2-da bisha January 2010.  Xaalaado Abaaro ba’an awgeed ayay MSF bilowday biyo qeybin 23-kii December  si ay u daboosho baahida dadka ku nool tuulooyinka ku haree-raysan Dhusa Mareeb iyo Guri Ceel ee gobolka Galgaduud... 
Halkudheg:

CPJ: Puntland press under fire

Jan 6, 2010
New York, January 6, 2010— The Committee to Protect Journalists is concerned about deteriorating press freedom conditions in Puntland, including detentions, censorship, harassment, and direct attacks by police officers. Read the letter online or below January 6, 2010 His Excellency Abdirahman Mohamed Mohamud Farole President of Puntland Presidential Palace Garowe, Puntland Via e-mail Dear Mr.... 
Halkudheg:

Warqad ku socota xubnaha Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool (No. 21)

Jan 6, 2010
Neyroobi, 06 Janaayo 2010 As-Salaamu Caleykum, Saaxiibayaasha qaaliga ah, 1. Waxaan dhammaantiina idiin soo gudbinayaa salaam diiran, waxaana idiin rajaynayaa sannadkan 1431 ka iyo kan 2010 ka oo intaa ka sii nabad badan. 2. Bilashada sannadkan 2010 ka ma aha keliya billowga sannadka ee weliba waa billowga toban sanno oo cusub. Sida dhammaan Soomaalida nabadda jecel iyo dhammaan dadkoo... 
Halkudheg:

Letter to the members of the Somali Diaspora (No. 21)

Jan 6, 2010
Nairobi, 06  January 2010 As-Salaamu Alaikum, Dear friends, 1. My warmest greetings and best wishes to you all for a more peaceful 1431 and 2010. 2. 2010 marks not only the beginning of a New Year but also a new decade. Like all peace-loving Somalis and all others who support you, I wish that during this New Year, and especially at the beginning of a new decade, peace and stability will... 
Halkudheg:

Conciliatory greeting to all of our East African brotherhood Nations

Jan 6, 2010
Traditionally, Muslims around the globe celebrate the first day of Muharram, which is the first month of the Islamic calendar. For Muslims, New Year’s Day is used to remind Muslims of the Hiraj or migration of Prophet Muhammad from Mecca to Medina. In contrast, at the end of every Year (most commonly known as New Year’s Eve or the final day of the Gregorian calendar), Western Countries... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...