Home » Archive Sannadka 2009
UNICEF – Breastfeeding Somali Children Could Save
UNICEF SAYS EXCLUSIVE BREASTFEEDING OF SOMALI CHILDREN COULD SAVE
THOUSANDS OF LIVES EVERY YEAR
NAIROBI, KENYA, 31 July 2009: In Somalia, where one child in every ten dies before its first birthday, exclusive breastfeeding in the first six months would be one of the most effective life-saving interventions for thousands of children.
This is according to UNICEF Representative to Somalia Ms. Rozanne...
Taliyayaashii Ciidamadii Somaliya oo gaarey USA
Taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka sidey ee Soomaaliya oo ku sugan Washington, DC…
WAR-SAXAAFADEED 023/2009
Nayroobi: 31 July 2009 – Xafiiska Qarammadda Midoobay u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa u qabanaya kulan aqoon iswaydaarsi ah taliyayaashii hore ee Ciidamadii Qalabka siday ee Soomaaliyeed, waxaana shirka lagu marti gelinayaa magaca Wasaaradda Gaashandhigga...
Former Somali military officials in Washington
For Immediate Release
PRESS RELEASE 023/2009
Former Somali senior military officials to meet in Washington, DC
Nairobi, 31 July 2009 – The United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) is convening a workshop for former Somali senior military officials under the auspices of the Somali Ministry of Defense from 1 – 5 August in Washington DC.
The workshop, which follows a preparatory forum...
Nin Labeeyey Ma Talin|Fayooke
Nin Labeeyey Ma Talin Qaybta 1-aad
Ilaahay baa Mahad dhammaanteed mutaystay, Nabadgelyo iyo Naxariisna Nabigeenna Muxamed korkiisa (صلى الله عليه وسلم)
Waxaan Ilaahay ka baryahayaa inuu naga duwo kuwii uu yiri
فقال تعالى: { مثلهم كمثل الذي استوقد نارا فلما أضاءت ما حوله ذهب الله بنورهم وتركهم في ظلمات لا يبصرون...
Taariikhda Distooradii Soomalida|Abu Xamza
Taariikhda Distooradii Soomalida iyo waxay ka qabeen Diinta Islaamka.
Sida la wada ogyahay Distoorada qoran, dunida way ku cusub yihiin, gaar ahaan dawladaha Afrika.Marka haddaan soo qadaano soomaaalida waxaa jirta in distuuradii soo maray qaranka soomaaliyeed ee shacabku codka ku lahaa si toos ah ama si dadban waxay ahaayeen afar kala ah:
1- Kii UNO Muddadii wisaayada.
2-qarannimada Soomaaliyeed...
Burburkii Qaran ilaa Qoys 2-aad |Mingiste
Burburkii Qaran ilaa Qoys Qaybtii 2aad
(Soomaali badan ayaa waxay aaminsan yihiin in burburka ku dhacay Soomaaliya uu ku kooban yahay oo keliya Qaran amase haykalkii Dowladnimo,balse arimuhu intaa waa kabalaadhan yihiin,burburka dhacayna waa mid gun iyo baar ah)
ma fahansan tahay erayada ay ka mid tihiin:-
Qaran-Qoys-Qabiilka-Qabyaalada-quudhsiga-Qoriga- Qaybinta-Qaxoontiga-qiil wadaad-Qabqable...
Gedo guul darro horleh | Adam Zaki
Gedo : Guul darro Horleh
Gedo waxaa mara wabiga ugu biyaha badan Somalia nasiib darro dadka uu dhex maro way ka ooman yihiin mana jirto cid si wanaagsan uga faa iidaysata biyaha wabiga ayaa 97% ku shubma badwaynta India oo aan baahi u qabin biyo dheeraad ah Dadka Gedo ku noolna iyo guud ahaan Soomali waxay u qaylinayaan in Galayda fardaha Maraykanka la siiyo ay qaar deeq uga helaan!!
Isktoo...
Xataa Haddii Qalinkii Qalalay!|Baadiyow
Xataa Haddii Qalinkii Qalalay!
Abwaanka caanka ah Cabdi Muxumad Amiin (Ilaahey ha u naxariistee) ayaa wuxuu curiyay hees hal-xiraalle ah asaga oo sawir ka bixinaaya xaalada Soomaaliya ee 1969. Abwaanku wuxuu hal-xiraalkaas ku weydiiday su’aalo ay ka mid yihiin “haddii dawadii bukooto maxaa lagu dabiiba”? iyo “haddii dabkii dhaxamoodo maxaa lagu diiriyaa”? Hal-xiraalka hore, waxaa...
Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka|Nuradin
Bani’aadamku wuu ka sarreeyaa kana fadli badan yahay Qur’aanka.
Heerka hooseeya ee qiimaha bani’aadamka maanta lagaadhsiiyay waa mid iyaga dhexdooda kayimid ee aan meelkale uga iman. Tusaale waxaa u ah, dulleysiga bani’aadamka lagu dulleystay magac diin/kitaabka alle, magac midab/midab sooc, magac awoodeed/dowladnimo, iyo magac hanta/taajir iyo faqiir. Dhamaan qaab dhismeedka bulshooyinka...
Kii dhuumanaayee dhabarku muuqdow| Yabarow
Kii dhuumanaayee dhabarku muuqdow
Kii dhuumanaayee dhabarku muuqdow, waa dharaar lagu dhawrayaaye dadkaaga dhinac ka raac. Waa halku dhaggii mid ka mid ah heesihii wadaniga ahaa ee ka bixi jirey Radio Muqdishu waqtigii barisamaadkii.
Maah maah carbeed ayaa waxay leedahay: waxaa wax ugu yaab badan inaadan waxba ogeyn oo hadana adan ogeyn inaadan waxba ogeyn. Arintaas waxaa ku sifeysan cid kasta oo...
Sh.Qardaawi | Sabriye
SHEEKH DR. YUUSUF AL-QARADAAWI TAARIIKH NOLOLEEDKIISII OO KOOBAN
DHALASHADIISII IYO WAXBARASHADIISII
Sheekh Dr. Yuusuf Mustafa Al-Qaradaawi wuxuu 9/9/1926kii ku dhashay tuulada Safat Turaab oo ka tirsan degmada Al-Maxalla Al-Kubraa, gobolka Al-Gharbiya ee dalka Masar. Sida Al-Xaafid Ibnul-Xajar iyo qaar kale ay sheegeen tuuladaas waxaa ku dhintay asxaabtii Nabiga (SCW) ninkii ugu dambeeyay ee dalka...
Bad baaddad Internet-ka|Rude
BAD-BAADADA INTERNET-KA
Internet-ku waa habka ugu fudud uguna dhakhsaha badan ee maantadan macluumaadka la isku waydaarsado. Waxaa il xog kasta oo loo baahdo si sahala looga heli karo. Waa Goob nooc kasta oo bulshada ka mid ah uu ka heli karo waxa uu markaas danaynayo. Tusaale; Carruurtu waxay ka heli karaan noocyada ciyaaraha kala duwan, ardeyda Collage-yada iyo Jaamacadaha waxay ka heli karaan...
Yaa Ah Ardeydii Ibnu Taymiyah? |C/waaxid
Yaa Ah Ardeydii Ibnu Taymiyah?
Ilaah baa mahad leh. Nabadgelyo iyo naxariis nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.
Ash-Shabaab, Xisbul Islaam, Al-Ictisaam, Salafiyo Jadiidah, iyo xitaa Islaax markaad u tagto waxay afka ku hayaan kaddib Qur’aanka iyo Axaadiista nabiga (SCW) sheekh Axmed, Ibnu Taymiyah Allaha raalli ka noqdee . Waxaan raacraacay cidda kooxahaan ku taagan waddadii Ibnu Taymiyah.
Imaamku...
Burburkii Qaran ilaa Qoys | Mingiste
Burburkii Qaran ilaa Qoys: Qaybta1-aad
“Berigii hore dhibtu soomaalida dhexdheeda ayey ka iman jirtay,waxayna isku dili jireen wax iayaga dhex maray,laakiin maanta arimuhu meelo Soomaalida ka fog ayey ka imanayaan”
Waa qoraalo taxana ah oo aan ka soo qaatay Buug aan xilligan qoraalkiisa wado lana magac baxay “Burburkii Qoys ilaa Qaran. Waa qoraalo aan ku eegayo sababihii keenay ...
Falsafadda gor-gortanka iyo wada hadalka.
Falsafadda gor-gortanka iyo wada hadalka.
Adduunyadan aynu ku noolnahay waxaa ka jira nidaamyo iyo falsafado loo wada hadlo. Ummad walibana dhaqankeedu wuxuu ku qotomaa mabaadii’da iyo qiyamka ay aaminsantahay. Sidaa awgeed ayaanay u jirin hab kaliya oo loo wada hadlo ama la isu af-garto (haddii dano lakala yeesho).
Waana sababta ay u jiraan dad si gaar ah ugu takhasusa dhaqamada bulshooyinka ama...
Wararka iyo Maqaallada Technology
Technology News
» Ma Ogtahay in la ogaan karo Wadanka aad joogtid marka aad Qof u dirto Email….?!!!
» “Mooryaanta” internetka!
» Barnaamijyo ku anfacaya
» Baro HTML
Read More →
Xaruntaada iyo Ganacsigaaga ku dar diiwaanka SomaliTalk
DIIWAANKA
Xaruntaada iyo ganacsigaaga ku dar SomaliTalk.com
Read More →
Faroole oo lagu soo dhaweeyey Garoowe
Madaxwayne Faroole oo si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Garoowe
Sawirada Halkan ka daawo
Wafdigani oo uu hogaaminayey madaxweynaha DPL Dr C/raxmaan Shiikh Maxamede Faroole ayaa abaaro halsaac ka hor waxa uu ka soo degay gegida dayuuurahada ee kanooko ee Magaalada garoowe.
Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa halkaasi si weyn ugu soo dhoweeyey Madaxweyne Kuxigeenka Dawladda Puntland Gen C/samed...
Minnesota – Cusboonaysiin Sharciga TPS
OGEYSIIS SOOMAALIDA MINNESOTA
Wasaaradda Amniga Gudaha, qeybteeda socdaalka ayaa waxay soo saartay bishii July 27, 2009 xeer lagu cusbeyneysiinayo sharciga ku meel gaarka ee TPS loo yaqaan. Sharcigaa oo xaq u leh ilaa 300 oo soomaali ah ayaa waxaa la siiyey muddo 60 maalmood gudohood inay ku cusbeysiiyaan sharcigooda iyo kaarka ruqsada shaqada. Sharci ahaa kaarka shaqada wey sii isticmaali karaan...
One Bullet One Young Girl One Dollar | Dalmar
One Bullet, One Young Girl: One Dollar – www.HelpAyaan.org
The year is 1988. At the height of the brutal assault by forces of the former Somali dictator Gen. Mohammad Siad Barre against the people of Somaliland, MiG fighters bomb civilian targets and thousands of bodies of dead and wounded litter the streets of major cities. Panicked survivors flee in droves. And, for a two-year old little girl,...
Tegiddii dayaxa iyo So..| A. M. Abtidon
Tegiddii dayaxa iyo Soomaaliya
Khudbadii ugu caansaneyd ee Obama oo uu ka mid ahaa halkudhegga “Yes we can” waxaa ka mid ahayd beyd ahaa “a President who chose the moon as our new frontier” Madaxweyne dayaxa xuduud ka dhigay oo uu ula jeeday sofiyeetka oo isbidayey in ay ku horeeyaan tartankii kala dhexeeyey mareykanka ee hawada sare iyo cirbixiyeenimada ka dib Madaxweyne John Kennedy ayaa...
Shirjaraaid ee Shirkada isgaadhsiinta Golis
Shirkada isgaadhsiinta Golis oo shirjaraaid ku qabatay Xarunta Magaalada Bosaso.
Shirkada Adeega Isgaadhsiint ee Golis telecom ayaa shirjaraaid ku qabatay Magaalada Bosaso shirkaasi oo ay uga hadleen Masuuliyiinta shirkada Golis wacyigelinta Wadooyinka Magalaada Bosaso iyo Gobolada kale ee Puntland ,waxaana shirkaasi ka soo qayb galay Laamaha kala duwan ee Taraafikada Bosaso iyo Xubno ka mida Ciidanka...
Siiradii Nebi Sulaymaan|A. Albannaa
Siiradii Nebi Sulaymaan(CS) iyo xikmada ku qarsoon Qaybtii labaad
Sidaasi ayaa looga baahanyahay qofka muuminka ahi inuu ku dhex noolaado cabsi iyo rajo oo aanu talo saaran salaad badnidiisa ,soonkiisa waayo waxaasoo dhan hadii laguugu xisaabiyo xubin ka mid ah jidhkaaga waxay ku ag noqonayaan waxba ilaa ay dhacdo in adigaba lagugu yeesho deyn, haddii aynu u fiirsano suuradu Mulk ilaahay wuxuu sheegay((si...
Dib-usocod ! |Adam Zaki
Hal kudhig dhagaha soojiita oo goor kasta iyo goob kastaba ku haboon , waxay leeyihiin hal ku dhig u gaar ah xili kasta ama ku haboon .waxay aamin qabaan in hawl la qabtaa ay kaga filantahay siidaynta Halkudhigyo dhaga u roon Dadka iyo Dalkana u daran , waa afmiinshaaro xeeldheerayaal xagga hadalka ,waxay ka bad badiyaan sida ay afka ugu hadli yaqaaniin Aqoonta kaliya ee ay leeyihiin oo ah af aqoon...
Waxaan ka mid ahaa Dadkii soo raacay Jubba airways
Fahmo Axmed ” aniga waxaan ka mid ahaa Dadkii Samarka soo raacay Shirkada Jubba Airways una soo Nasho Tagay Magaalada Hargaysa, waana Diyaarad la’amaanay oo aan dhihi karo waa Diyaarad Jirta…..
Waxaa inoo Suurto gashay in aan kula Kulano City Center Hotel oo ka mid ah Hotelada ku yaala Magaalada Hargaysa Fahmo Axmed oo ka timid Dalka Ingiriiska haatana ku sugan Magaalada Hargaysa...




