Home » Archive Sannadka 2009
Somali Week oo si rasmi ah London uga bilowday
Somali Week 2009 oo si rasmi ah maanta uga biloowday garoonka New River Staduim oo ku yaal waqooyiga magaalada London.
Sawiro badan halkan ka daawo |Qaybta labaad ee sawirada daawo
Waxaa galabta 8/4/09 magaalada London xaafada Totenham si rasmi uga furmay garoonka New River Stadium koobka Somali Week London 2009.
Koobkaas oo ay ka qayb qaadanaya 12 kooxood oo kubadda cagta oo kale duwan oo Soomaali...
Abbas maintains right to resistance
Mahmoud Abbas, the Palestinian president, has told Fatah activists that the Palestinian movement seeks peace with Israel, but that “resistance” remains a right.
Abbas made his comments to more than 2,000 delegates at the opening of Fatah’s conference in Bethlehem,
a three-day meeting seen by many as an opportunity to reform and rejuvenate the party.
“Although peace is our choice,...
Somali leader says US-Somalia meeting important
Somali leader says US-Somalia meeting important
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s president on Tuesday described his upcoming meeting with U.S. Secretary of State Hillary Rodham Clinton as a “golden chance” for his war-torn country.
Clinton kicked off an 11-day Africa trip — her longest overseas journey to date as the top U.S. diplomat — by flying to Kenya where she was expected...
A Victory for the Somali People|Dool
A Victory for the Somali People!
On 1 August 2009, the Transitional Parliament has thrown out the ‘maritime misunderstanding’ between the TUG and the Kibaki Government in Kenya. Out of 347 Members of Parliament who were sitting at the time 334 have rejected the ‘misunderstanding.’ This is an astounding victory for the Somali people. It is also a victory for President Sharif Sheikh Ahmed...
Shariif oo ka hadlay lakulankiisa Hillary
Madaxweyne Sheekh Shariif oo ka sii hadlay kulanka uu la yeelan doono Hillary Clinton
Madaxweynaha dowladda fadaralka Kumeelgaarka Soomaaliyeed Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka halday kulanka u la yeelan doono hillary Clinton, kulankaas ka dhaci doona magaalada Nairobi ee dalka Kenya ee lagu wado inay wada kulmaan xogayaha arimaha dibadda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton iyo madaxweynaha Soomaaliya.
Kadib...
Waxay ila tahay|Cumar Bille
Maxamuud Cumar Bille oo ka hadlay isbedelka Puntland.
Maxamuud Cumar Bille, oo ka tirsan dhalinyarada reer Puntland, oo ahaan jiray wariye caan ah isla markaasna ahaa nin aad uga faalooda arimaha gudaha ee Puntland markii gaar ahaan uu ka tirsanaa mucaaradka ayaa ka hadlay isbedelka Puntland.
Maxamuud oo ka baxay bahda Saxaafada iyo waliba Siyaasada ayaan mudo lagu arag Internetka iyo shaashada siyaasada...
INTERVIEW-Eritrea wants peaceful Somalia, denies meddling
* Sanctions threat against Eritrea will not work * Somali government doomed to fail
* Now is the time for inclusive political dialogue
By David Clarke
NAIROBI, Aug 4 (Reuters) – Eritrea wants a peaceful and united Somalia and believes now is the best time in nearly two decades to foster genuine political dialogue involving all in the Horn of African nation, Eritrea’s information minister...
Australian police arrested four men linked to a hardline Somali group on Tuesday
By Sonali Paul
MELBOURNE (Reuters) – Australian police arrested four men linked to a hardline Somali group on Tuesday, charging them with planning a commando-style suicide attack on a military base and underlining that the country remains a target for Islamists.
The four were arrested during dawn raids on 19 properties across the southern city of Melbourne after a seven-month investigation involving...
Clinton off to Africa to push stability, trade
By Shaun Tandon
WASHINGTON — US Secretary of State Hillary Clinton left on a wide-ranging trip to Africa starting in Kenya, where she will seek action to stabilize neighboring Somalia and push for free trade with the continent.
The seven-nation, 11-day trip is to be Clinton’s longest since she became the top US diplomat six months ago and her first to sub-Saharan Africa, where some had feared...
Ethiopia jails Canadian for life on terror charges
ADDIS ABABA — An Ethiopian-born Canadian was on Monday sentenced to life in prison for terrorism-related charges by the high court in the capital Addis Ababa.
Bashir Makhtal was last week convicted on three charges mainly of inciting rebellion by aiding and abetting armed opposition groups in Ethiopia and being a senior member of a rebel group.
“After finding the defendant Bashir Makhtal guilty...
Somlitalk:Macallinka Bulshada|Amiin
Somlitalk: Macallinka Bulshada.
1999-kii ayaa dhidibadda loo taagay Web-ka sida weyn u caanbaxay ee Somalitalk oo ahaa web-kii ugu horeeyey ee Soomaalidu ka daalacan jirtay wixii macluumaad ah oo ku saabsan arrimaha Soomaaliya, waxa uuna indhaha u furay Soomaali badan oo baahi weyn u qabay in ay helaan Web af Soomaali wax ku qora ummadana u dhexeeya layskuna haleyn karo xogta kala duwan ee uu ka soo...
Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009
Somalitalk oo Toban sano jirsatay 1999-2009
Somalitalk.com Xog iyo Xaqiiqo
Waayo Somalitalk
Somalitalk waa shabakad warbaahin iyo xog aruurin isugu jirta, kana mid ah kuwa ugu da’da wayn bogaga Internetka ee Soomaalida. Waxayna aad isugu howshaa inay soo gudbiso Baaritaano, Faallooyin, Warbixin iyo Qormooyin, laxiriira Badaha iyo Bariga Soomaaliya, kuwaas oo u badan dhacdooyin horay u dhacay oo ay...
Canadian Diaspora challenge Ahmedou Ould Abdalla
Ahmedou meeting with Somali-Canadian Diaspora
On July 31, 2009, the Canadian Friends of Somalia, a non-profit organization based in Ottawa had arranged a meeting between the Special Representative of the Secretary General (SRSG) of the United Nations, Mr. Ahmedou Ould Abdalla and the members of the Somali Diaspora from Ottawa, Toronto, and Edmonton including academics and community leaders. The meeting...
Qoraallada la xiriira Sunta
Wararka iyo maqaalada la xiriira sunta halista ah ee ku duugan Soomaaliya Halkan ka akhri
Read More →
Qoraallada la xiriira Batroolka
Wararka, faallooyinka, iyo maqaalada la xiriira batroolka Soomaaliya iyo heshiiskayada la xiriira Halkan ka akhri
Read More →
Qurbacleey iyo qoyska|Sh.Ahmed
Qurbacleey iyo qalalaasaha qoyska
Qoyska waxaa wada unka wiil iyo gabar iska soo dhex doortay dad oo dhan, isuna haya kalgacayl iyo kalsooni weyn. Qoyska waxaa la unkaa iyada oo lammaanaha is guursaday, ehelkooda, asxaabtooda iyo muslinka oo dhan ku wada faraxsan yihiin, waxaana laga fishaa deganaansho, xasilooni iyo is badal wacan oo dhinac walba kaga yimaada nolosha lammaanaha qoyska wada dhistay....
Goaankii Taariikhiga ahaa ee Baarlamaanku gaaray Aug 01
Xildhibaanadda Baarlamaanka Soomaaliya oo Cod Aqlabiyad ah ku diidey Heshiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya
SomaliTalk.com | August 1, 2009
Kulankii baarlamaanka waxaa soo xaadiray 347 xildhibaan..
Saddexda qodob ee loo codeeyey:
IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii...
Istanbuul iyo Casharada Siyaasadda Erdogaan Q-3aad|Sh. Maxamed Idris
بسم الله الرحمن الرحيم
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Waxaan jeclahay qormadan inaan kusoo gabagabeeyo faalladii ku saabsanayd Turkiya iyo duruusta siyaasadda Erdogaan, maxaa yeelay maqaalka bog lagu qoraa intaa ka badan ma qaadi karo, laakiin meeshan meel ka duwan inaan ku faahfaahiyo ayaa laga yaabaa inshallaah, waayo waa duruus...
Maxaa Dumiyey Ciidankii XDS| Gendisch
Faalo: Maxaa Dumiyey ciidankii XDS !
. “ Marka ciidan uu aado siyaasad , siyaaaduna waxaa u timaadaa ciidanka “
Waxaa dhawaan shir uga biloowday washigton saraakiil soomaliyeed oo lasoo xulay , sidii ay uga talo keeni lahaayeen ciidan somaliyeed oo dib loo yagleelo. kuwo lagu tuhmayo in ay wax ku kordhin karaan ama wax ka og yihiin markii hore loo dhisay , wixii dhacay iyo sidii ciindankeenii...
Diiwaangelinta Somaliland | Suldaan
Diiwaangelinta Somaliland
Qalinkii: Yasin Jama Nuh (Suldaan)
26 July 2009
Hordhac:
Diiwaangelinta waxaynu galnay innaga oo aan aqoonsi caalami ah iyo haykal dowladnimo oo fiican midna lahayn. Guddida doorashooyinku cusub tahay oo aanay waayo-aragnimo iyo aqoon fiican toonna lahayn, dastuurkeennu aanu dhammaystirnayn oo weli uu qabyo yahay (first draft), maamulka dowladnimo tamar daran yahay, dadkeennu...
CSC conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal
Canadian Somali Congress condemns the unjust conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal in Ethiopia and calls on the Canadian government to save Bashir from possible execution
Press Release
July 28, 2009
The Canadian Somali Congress is extremely disappointed by the conviction of Canadian citizen Bashir Makhtal in an Ethiopian court on July 27, 2009. Mr. Makhtal could face the death penalty after...




