Home » Archive Sannadka 2009
FBI Investigating Mpls. Travel Agency Owner
FBI Investigating Mpls. Travel Agency Owner
By: Mark Albert and Nicole Muehlhausen
A south Minneapolis business owner, accused of swindling travelers out of airline tickets, could now be part of an FBI investigation into missing Somali men, 5 EYEWITNESS NEWS has learned.
Minneapolis Police arrested Ali Mohamud, 35, Thursday after he came back to Minnesota from out of state. He was charged in Hennepin...
Somali president calls for help to combat militants
* President says his government cannot beat insurgents alone
* Security threat could become uncontainable
By Abdiaziz Hassan
NAIROBI, Aug 7 (Reuters) – Somali President Sheikh Sharif Ahmed asked for more international help on Friday to battle hardline insurgents after holding what he called an historic meeting with U.S. Secretary of State Hillary Clinton.
Clinton pledged strong support for Ahmed’s...
Koobka Somali Week London 2009 oo maalintii Labaad ka socda magaalada London.
Koobka Somali Week London 2009 oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha Holand iyo Wembley United, Kooxda Finland iyo Milton Keynes.
Sawiro kaloo badan daawo
Totenham 07.08.2009. Waxaa garoonka New River Stadium oo ku yaal Waqooyiga magaalada London si habsi ah uga socda koobka Somali Week London oo ay ku loolamayaan 12 kooxood ayaa maalintii 2aad lagu qabtey labo ciyaarood oo aad u xiisa badnaa oo ay...
United Nations Political Office for Somalia
United Nations Political Office for Somalia (UNPOS)
For Immediate Release
PRESS RELEASE 024/2009
Nairobi, 6 August 2009 – The United Nations Special Representative for Somalia, Ahmedou Ould-Abdallah, has welcomed the meeting between the US Secretary of State, Hillary Rodham Clinton, and Somalia’s President, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed.
“Today’s meeting in Nairobi is most important. It...
Muftigii Ugu Horeeyay oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar
Muftigii Ugu Horeeyay ee Soomaaliyeed Oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar.
Sawiro kale Daawo
Xaflad balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Mufiga dalka Masar Sheekh Cali Jumca ,Culumaa udiin ka tirsan Daarta Fatwada (Daal el Iftaa) iyo Ardeyda Islaamka ee wax ka barata dalka Masar ayaa maanta lagu qabtay xarunta fatwada ee wadanka Masar waxaana Shahaadao lagu gudoonsiinayay...
Baaq Nabadeed ee Jaaliyada beesha Cali Ibraahim ee UK
Baaq Nabadeed ee Jaaliyada beesha Cali Ibraahim
(Reer Bicid yahan) – UK.
Ku: Dowladda Puntland
Ku: Bulshada degan Mudug
Ku: Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed
Ujeedo: Baaq nabadeed
A.C.W.W-tuhu, salaam kadib
Waxay mahad dhamaanteed u sugnaatay Allaha Caadilka ah, Allaha dhulmiga neceb, kan la dulmiyana garabkiisa jooga, waxaa nabad galyo iyo naxariis Alle u waydiinaynaa Rasuulkiisa, Suubane...
In a Changing Somalia, Islamist Forces See Support Wane
Government Makes Cultural, Military Inroads as Rebel Factions Quarrel
By Stephanie McCrummen
Washington Post Foreign Service
Friday, August 7, 2009
NAIROBI, Aug. 6 — After a decade of U.S. concern that Somalia could become a base for terrorists bent on launching attacks across the region, many analysts say that al-Qaeda’s Somali sympathizers are at their weakest, and perhaps also at their...
Somalia’s Al-Shabaab denies link to terror plot in Australia
MOGADISHU, Aug. 6 (Xinhua) — The radical Islamist group of Al-Shabaab in Somalia on Thursday denied any connection with a terror plot in the southern Australian city of Melbourne.
“We have nothing to do with that and we believe it is meant to blackmail the (detained) youths into spying for the enemies of Islam,” Sheikh Ali Mohamoud Rageh, Spokesman for the Al-Shabaab told reporters...
Shariifku ma gacantuu ka salaamay mase qalbiga|Ugaasyare
Shariifku ma gacantuu ka salaamay mase qalbiga Mrs. Clinton.?
Su’aashan ayaa igu dhalatay kadib markii kulan galabta dhex maray Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mrs. Clinton iyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ay iyaga oo wada qoslaya ka soo muuqdeen shaashadaha caalamka misana gacmaha is gashaday oo salaan isu dheeli tiran is geliyay gacanta Midig.
Inkastoo Alle uun ogyahay, mida qalbiga balse...
Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay
Kullankii Madaxwayne Sh. Shariif iyo Hillary Clinton maxaa ka soo baxay?
* Madaxwayne Shariif “Ibraahim Su’aasha aad I waydiisay waa raqiis”.
Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka Hillary Clinton ayaa maanta Kullan ku yeeshay Magaaladda Nairobi, labadan Mas’uul ayaa ka wada hadlay xaalada dalka Soomaaliya iyo sidii xiriirka...
New Technology Undermines Somaliland Election|Al-Mutairi
New Technology Undermines Somaliland Election
The people and Government of Somaliland spend time, energy and money to the biometric voter registration to have free and fair election. The process continued for two years across Somaliland from Sool to Awdal regions. The world witnessed millions of Somalilanders in long queues for hours under blazing sun to redefine their identity as Somalilanders, after...
Aqoontaydii Sayfta Banaanka|Muxyadiin
AQOONTAYDII SEEFTA IYO OORAAHDUU KA RUNSHEEGAY (allaha unaxariisto Warsame Cabdi Shirwac)
WARSAME CABDI SHIRWAC “SEEFTA BANAANKA”
Uma qaadan qalinka wax aan ka aheyn bal in aan qofnimadii Warsame Cabdi Shirwac, “rabbi jannadii haka waraabiyee” inta aan ka bartay idiinku bidhaamiyo halkan, anigoo kasoo bilaabaya dharaartii iigu horeysay arag iyo maqalba, ee ay indhaheygu ku dhaceen asagoo shir...
Haddaad Na Doorataan SLN|Suldan
Haddaad Na Doorataan!
Qaybtii 1-aad
Waa qoraal nooc cusub ah oo ku saabsan horukicinta maanka iyo qaabaynta nooca dowladeed ee dalkeennu u baahan yahay. Nidaam dowladeed oo kasta dadna fekerkeeda iyo horukicinteeda ayey keenaan, qaarna fulinteeda iyo hirgelinteeda ayay ka qayb qaataan. Qoraalkan oo ku soo beegmay xilli doorasho ka socoto Somaliland ayaan doonayaa in aan ku mudmudo maanka dhallinyarada...
Taliyihii Ciidanka Booliiska PL oo xabad u dhintay
Garoowe: Taliyihii Ciidamada Booliiska Puntland Col. Muuse Axmed Saalax oo ku magac dheeraa “Muuse Juquraafi” ayaa Magaalada Garoowe caawa ku dhintay. Dhimashada Sarkaalkan ayaa waxaa kasoo baxaya warar is khilaafasan kadib markuu u dhintay xabad ku dhacay isagoo gurigiisa jooga.
Col. Muuse dhimashadiisa ilaa hada war rasmi ah kama soo bixin maamulka Puntland, marka laga reebo in ay xaqiijiyeen...
Clinton seeks to bolster Somalia’s weak government
By Sue Pleming
NAIROBI (Reuters) – U.S. Secretary of State Hillary Clinton meets Somalia’s president on Thursday, showing U.S. support for a fragile government which is battling against militants including al Shabaab insurgents.
Australian police said this week they had uncovered a plot to attack an army base in Sydney by men with alleged links to al Shabaab which Washington accuses of...
Shippers fret over expected Somali piracy upsurge
* Monsoon to end soon, shippers braced for attacks
* Military guards on ships unlikely given tight resources
By Jonathan Saul
LONDON, Aug 5 (Reuters) – Pirates are likely to step up attacks on ships off Somalia’s coast in coming months as the end of the monsoon season brings better weather, naval and shipping officials say.
Deploying military personnel on vulnerable vessels may be the best...
More charged with terrorism offences in Australia
* Australia may ban Somalia-based Islamist group
* Charged man shouts out innocence in court
* Arrests coincide with concern about radicalised Westerners
* Government orders security review of military bases
(Adds four more men charged, court quotes, background)
By James Grubel
CANBERRA, Aug 5 (Reuters) – Australian police charged four more men on Wednesday with planning to attack an army base...
Wasiirka Warfaafinta PL oo ladilay
Wasiirka Warfaafinta maamul gobaleedka Putlanda oo goor dhow kooxo hubeysani ku dileen gudaha magaalada Galgacyo ee xaruta gobalka Mudug.
Wasiirkii Warfaafinta ee maamul gobaleedka Putlanda Warsame Cabdi Cali (Seefta Banaanka) oo goor dhaweyd ay koox dabley ku toogteen waqooyiga magaalada Galkacyo.
Wasiirka ayaa duhurnimadii maanta si gaadma ah loogu tootay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Jen. Dhuumaal oo hadlay
Dhuumaal “Anigu waan caafimaad qabaa, waqtigeygana dhaafi mayo”
Iyadoo ay todobaadyadii la soo dhaafay qaar ka mid ah warbaahinta qoraalku daabaceen warar sheegaya in Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal uu sariir ku aruuray qaarkoodna ay xuseen inuu ku geeriyooday dagaaladii ka dhacay Waqooyiga Muqdisho, ayaa waxaa maanta inoo suurta gashay inaan wareysi la yeelano Jeneraal...
A Somali man was seriously hurt after his vehicle and a light-rail train crashed
A man was critically hurt Monday afternoon when the car he was driving and a light-rail train crashed in Minneapolis, Metro Transit said.
Witnesses told police that the driver had gone around a crossing arm, Metro Transit spokesman Bob Gibbons said.
The crash happened about 3:40 p.m. near E. 35th Street and Hiawatha Avenue as the car and train were headed south, Gibbons said. The car, a 1995 Honda,...
Jihaadka Suuqa Madow ah|Warsame Gaabane
Jihaadka Suuqa Madow ah
Waxa dadka xaq doonkaa lagu gartaa markii la hor dhigo qodob gar ah dib ayey u joogsadaan wayna gar qaataan. Dadka ahlul baadilkaana waa is maqiiqaan oo isla waynankoodaa denbi ku xanbaara (Haddii la yiraahdo alle ka cabso, islaweyni buu danbiga ugu sii bareera) Albaqara 206. Xadiithka rasuulkana csw wuxuu yiri : (haddii uu muran ama dood galo waa xadgudbaa) oo calaamadaha...
Barnaamijkii Radio Xoriyo
Barnaamijkii Radio Xoriyo
03 August 2009.
Ciidanka qalabkasida ee Xoreynta Ogadenya oo dagaalo ku naafeeyey ciidanka gumaysiga.
Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo jidh-dil,xidhay,kufsi iyo hoob hanti ugaystay dad rayid ah.
Gabadh ay ciidamada gumaysig itooya kufsadeen kadibna dileen.
Shir sanadeedkii jaaliyadda bariga Africa-faraca Nairobi oo guul ku dhamaaday.
Waraysi labo qaybood ah oo aan idiinka...
Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa|abdibashir
Calankii Nabigeenu (scw) caynkee buu u ekaa?
Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Ilaahay ayaa mahad oo dhan iska leh. Naxariis iyo Nabadgelyo ha u sugnaadeen Nebi Maxamed (scw) iyo intii isaga raacday. Aamiin.
Muran badan ayaa ka dhashay calanka madow ee ururada islaamiga ahi ay ka taagaan goobaha ay joogaan. Dad badan ayaa ka qarracma marka ay arkaan calankaas oo babanaya. Laakiin qaar kale ayaa ku farxa...
Xalku Maanta Muxuu noqon karaa|Odowaa
Date: Agost 2, 2009
Ku: Cidda ay Khuseyso:
Mushkiladda Soomaaliya?
Hordhac
Xalka maanta muxuu noqon karaa?
Inta aynaan xalka iyo meesha uu naga jiro tilmaamin, bal aynu xoogaa dib u fiirino:
1. Sababihii keenay burburkii ku yimid dowladihii jirey 1960-1991?; jawaab gaaban haddii aan ka bixino (maamul xumo, ku saleysan – caddaalad darro iyo qabiil u adeegsi qarankii)
2. Sababihii fashiliyey – dowladihii...
Calanka Madow ee Alshabaab|Bilaal
Calanka Madow ee Alshabaab xaguu kasoo jeedaa, Muxuuse ka turjumayaa?!!
Ilaah baa mahadleh naxariis iyo nabad gelyo nabi muxamed korkiisay ahaatay,
Intaa ka dib, Calanka madaw ee afargeeska ah isla markaasna ay dhexda kaga qorantahay kalmada tawxiidka oo khad cad ahi, waa calan waayadan dambe lagu yaqaano meelaha ay joogaan mujaahidiinta xarakada alshabaab, marka laga hadlayo gudaha Soomalida.
Walaalahayga...




