Home » Archive Sannadka 2009
FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa?
FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa?
Burcad Badeeda Somalida marka aad fakir ahaan aad U Maqashid Qayb waxa ay lee yihiiy Dadwaynaha Somalida, burcad badeeda somalida waa ay ku sax san yihiin wax ay sameenyaan qayb kalena wax ay lee yihiin waa wax qalad waxa ay ku dhaqaaqayaan Burcad Badedda Somalida.
Burcad Badeeda Somaliada waxay Maalinba Maalinta ka danbaysa ka sii badanyaan sida...
FSNAU Food Security & Nutrition Quarterly Brief – Nov. 2 ’09
FSNAU has just released the Quarterly Food Security & Nutrition Brief: Focus on Deyr Season Early Warning. This brief provides sector updates on Climate, Civil Insecurity, Agriculture, Livestock, Markets and Nutrition, as well as highlights the following new developments:
· Localized and flash flooding along the Shabelle River in last week of Oct., with some displacement and destruction of assets
·...
UN agency to help create Somali coast guard
IMO to support Somalia to repress piracy
Briefing 32/2009
2 November 2009
IMO to support Somalia to repress piracy
International Maritime Organization (IMO) Secretary-General Mr. Efthimios Mitropoulos has reiterated IMO’s assurance to the Prime Minister of the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia, Mr. Omar Abdirashid Sharmarke, that the Organization stands ready to assist Somalia in...
Puntland: Persecution of and Trading in Refugees from the Ogaden: Illegal and Immoral
Date: 03rd October 2009 Ref: OHRC/PR1/1109
PRESS RELEASE
PUNTLAND: PERSECUTION OF AND TRADING IN REFUGEES FROM THE OGADEN: ILLEGAL AND IMMORAL
Recently, the pro-Ethiopian clan based entities of Puntland and Somaliland have stepped up their unlawful and inhumane acts against civilians hailing from the Ogaden. As usual, the two Ethiopian satellites are outbidding each other on maltreating and repatriating...
Kenya oo Xogteedii QM ka hor Akhrisay, Cuskatayna Heshiiskii Is-afgarad iyo Warqadii Loo Saxiixay Cumar C/rashiid
Warbixin ay soo saareen Guddiga Xadaynta Badaha Adduunka
Tarjumadii, warbixintii iyo faalladii: SomaliTalk.com | Nov 3, 2009
Shabakadda Qarammada Midoobey qaybteeda xeerarka Badaha adduunka ayaa October 31, 2009 waxaa lagu faafiyey qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Guddiga Xadaynta Qalfoofka Qaaradda. Qoraalkaas oo tibaaxay halka uu marayo go’aan ka gaaristii akhbaartii la xiriirtey xuduudaha...
Boosaaso: Maxaabiis lagu xukumay xabsi dheer iyo PL oo u digtay suxufiyiinta Ajnabiga
Maxkamada Darajada Kowaad ee Bosaasoo oo Xukun ku Fulisay Rag lagu soo Oogay Argagaxiso .
Somalitalk: Bosaaso: Maxakamada Darajada kowaad ee Magaalada Bosaaso ayaa Maanta waxay Xukun ku Fulisay Rag lagu eedayey in ay ku Lug laheen Qaraxyadii ka Dhacay Magaalatada Bosaaso, Waxayna sidoo kale Maxakamada Darajada Kowaad ee Bosaaso Ragaasi ku sheegtay in ay yihiin Rag Xiriir la leh Kana mid ah...
Profasoorka Aqoon xumoow Somalitalk ma taag darnee garo
Wasiirkii gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumaddii Cali khaliif ayaan xafiiskiisa ugu soo galay asagoo ilmo ku taagan tahay , markuu noo sheegay dhibaato markaas kaligiis dareen sanaa ahayd se dhibaato Qarankii Somalia wixii la oran jiray haysatay ayuu qalbigu i ruxmay waxaa laba kacleeyay nacayb aan u qabay UN ka .
Cabdi Guuleed wuxuu war fidiyeenka u sheegay in xafiiska wasaaradiisa ee la socodka...
Somalia under UN Transitional Administration | by Uluso
Somalia under UN Transitional Administration
Mr. Mohamud M Uluso
mohamuduluso@gmail.com
With this month’s (October) transition from non- extendable five (5) years’ term of Transitional Federal Government (TFG) to two (2) years’ term of Transitional Federal Unity Government (TFUG), Somalia lost the right for self-Government and fell under the authority of United Nations Transitional Administration...
Puntland: Saylada Somali Galbeed !| Aadan Cige
W/Q: Aadan Cige Cali .
EMAIL: softhair05@hotmail.com
1991 berisamaadkii dabadeed iyo burburkii dawladii dhexe ee somalia,waxaa meesha ka baxay haykalkii dawladnimo iyo haybaddii qaranimo, ka gadaal markii hanaankii siyaasadeed ee ummadu hogga dheer ku shalwaday.
Dadkii iyo dalkii somaliyed waxay noqdeen hilib bisil oo cid waliba u hungurooto, hanashadiisana u hanqaltaagto haba ugu horreeyeen dalalka...
42 Arday Soomaaliyeed oo ka Qalin jebiyey Jaamacadaha Malaysia
42 Arday Soomaaliyeed oo ka Qalin jebiyey Jaamacadaha Malaysia
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah oo ardayda qalinjebisey
Waxaa sanadkaan 2009 ka qalinjabiyay dalkaan Malaysia Ardaydii ugu tirade badnayd ee abid ka qalin jabisa Jaamacadaha ku kala yaala dalkaan Malaysia, Ardaydaas ayaa waxay tiradoodu ahayd 42 Arday, waxyna ka kala qalin jabiyeen jaamacado kale duwan, Ardaydan ayaa waxay dhamaysteen...
Ardayda Reer Puntland ee Sudan oo Xalaf Sanad Guura ah ku qabsadeen Magaaladda kharduum
Ardayda Reer Puntland ee Sudan oo Xalaf Sanad Guura ah ku qabsadeen Magaaladda kharduum
Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah
Maalinimaddi Taariikhdu ku beegnayd 30.Oct. ayaa xaflad balaaran oo aad loo soo agaasimay ka dhacday caasimada dalka suudaan ee kharduum , iyadoo lagu maamuusayey aasaaskii koowaad ee ururka dhalinyarada puntland ee suudaan puntland somali youth congress .
Xafladaan oo ahayd mid...
Festifaalka Soomaalida London | Goorma: November 13
Festifaalka Soomaalida London
Warbaahin Saxaafadeed – London
Goorma: November 13, 2009
Guddiga Qabanqaabada Festifaalka London ee Soomaalida wuxuu soo tebinayaa in dhacdada lagu shaacinayo barnaamijkaasi ay noqon doonto maalinta Jimcaha 13 Noofambar 2009, saacaddu 5ta ilaa 10ka fiidnimo, Goobta:
Hampstead Town Hall Centre, 213 Haverstock Hill, London NW3 40P.
Dad tiradoodu kor u dhaafayso 250...
Dabinkii la inoo dhigaba ma ku dhacaynaa? | Sh Axmed C/samad
Axmed C/samad
alwaqaar@hotmail.com
Ma yara dabinada la inoo qoolay oo aynu badankooda ku dhacnay, walina aynaan ka bixin iyo kuwa aynu hadda ku sii soconoba. Iyada oo muddo aynu ku jirnay laandayro marar kala duwan ina la kacay, xargo badana ina ku xirxiranyihiin, oo cadaaweheenu hadba meeshii uu doono ina ka cantuugayo ayaa Alle mahaddi si aan la filayn mar loo hinqaday, xargihii badnaana bar la iska...
Wareysi: Maamulaha Jaamacadda Baladweyne Maxamed Aadan Xaadoow
Wareysi aan la yeelaney Maamulaha Jaamacadda Baladweyne Maxamed Aadan Xaadoow,
Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah
Su’aal: Jaamacadda B/weyn goormaa dhidibada loo taagay oo la furay?
Jawaab: Waxaa dhidibada loo taagay bishii Lixaad ee sanadkan 2009-ka, waxbarashaduna waxay bilaabatay bishii 9aad ee isla sanadkan oo ah xilliyada Jaamacadaha Soomaaliya waxbarashadu u bilaabato, ilaa iyo haatanna waxbarashada...
Caweyskii Cumar Sharmaake ee London iyo Ceebihii ku Gaddaan | Muxyadiin
CAWEYSKII CUMAR SHARMAARKE EE LONDON IYO CEEBIHII KU GADDAANAA
Waxa ay aheyd dharaartii iigu horeysay oo aan tago fagaare ay imanayaan Madaxda Dowlad Soomaaliyeed, tan iyo 1991-kii marna iima suuragalin in aan majlis iskugu tagno rag sheeganaya Hogaanka Soomaaliya, balse waxaan usoo hubqaatay 28/10/2009, u kuurgalka masuuliyiintan iyo indha indheynta dareenka guud ee Bulshaweynta Soomaaliyeed, kuwaasoo...
Dowladda FKMG oo Qiratay in lagu Khiyaamay Heshiiskii Badda
VIDEO Qirashadii DFKMG in la khiyaamay Halkan ka daawo….
Cumar C/rashiid: Kenya waxay VIOLATION (Xad Gudub) ku samaysay International Law (ee xuduudda badda) – maqal iyo muuqaal
C/raxmaan C/shakuur: Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke amarkiisa ayaan aniga ku saxiixay heshiiska ( ku saabsan badda)….
Oct 28, 2009: Ra’iisul Wasaaraha DFKMG oo muujiyey in lagu Khalday heshiiska Is-afgaradka
Oct...
Danjiraha Soomaaliya ee Indonisia oo ka qayb galay munaasabad lagu soo dhawaynayey ardayda Jaamacadda UIN
DANJIRAHA SOOMAALIYA EE INDONESIA OO KA QEYB GALAY XAFLAD LAGU SOO DHAWEYNAYAY ARDAY CUSOB EE JAAMACADDA UIN
Danjirah soomalia ufadhiyo indonesia oo ka qeyb galay xaflad lagu soo dheweynayay arday jaamacadda UIN (universitas islam negeri) syarif hidayatullah Jakarta ec dalka indonesia magaalada jakaarta, jaamacada UIN oo aay dhiktaan arday tiradoodu dhon takay 25,000 ardny, aayn kermid yihiin wadamada,...
Walad Cabdalla oo Cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha DFKMG
Xafiiska Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Siyaasadda Soomaaliya
War-Saxafadeed 029/2009
SRSG-ga oo cambaareeyey isku dayga dilka Madaxweynaha Soomaalia
Nayroobi, 29 Octobar 2009 : Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u Qaabilsan Arrimmaha Soomaliya, Ahmedou-Ould Abdullah ayaa si aad ah u cambaareeyey kuwa ka dambeeyey isku-dayga dilka Madaxweynaha Soomaaliyeed, Sharif Sheikh Ahmed, isku-daygaas...
Xaflad Lagu soo dhawaynayo Wafdiga Raisalwasaraha DFKS Sharmarke oo Kadhacday Magaalada London ( Daawo Sawiro)
VIDEO ka daawo halkan…. Cod ka dhegeyso halkan
Jaaliyada Soomaalida magaalada London ku nool ayaa caawa xaflad qurux badan ugu qabatey Hall-ka Friends House oo ku yaal xaafada Euston wafdi balaaran oo u hogaaminaayo Raisal wasaaraha dalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo booqasho sadax maalin ah ku soo gaarey dalka Ingiriiska.
Xafladatan oo ay ka soo qayb galeen dad aad...
Ra’iisul wasaaraha DFKMG: Dowlada Kenya waxay si Qaldan u rabtey inay nagu Qiyaanto (Heshiiska Is-afgarad ee badda)
Cumar C/rashiid oo sheegay in Kenya Doonaysay in ay DFKMG ku Khiyaamayso Heshiiskii Is-fahamka Xuduudda Badda
Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharmaake oo kulan la yeeshay Jaaliyaadda Soomaalida London (28/10/2009) ayaa ka hadlay arrinta ku saabsan heshiiskii Is-afgarad ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee ku saabsanaa badda Soomaaliya, waxana uu sheegay in Kenya ay doonaysay in ay khiyaamayso Soomaaliya.
Isagoo...
Somali President survives mortar attack
Somali President survives mortar attack
Thu, 29 Oct 2009 01:43:37 GMT
Somali President Sheik Sharif Sheik Ahmed
Somalia’s President has escaped a surprise mortar attack shortly after his plane landed in Mogadishu’s Aden Adde International airport.
President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed was returning from an official visit to Yemen on Wednesday when Al-Shabaab insurgents fired mortars at his...
Xildhibaan Mowliid Macaani: Al-shabaab iyo Xisbul Islaam haddii aysan dagaallada joojinayn ha u badalaan kuwo jabhadeyn ah..
Xildhibaan Mowliid Macaani “Walaalaheenna Al-shabaab iyo Xisbul Islaam waxaan ka dalbanaynaa in haddii aysan dagaallada joojinayn ay u badalaan kuwo jabhadeyn ah, waayo taas waa mid badbaadinaysa shacabka”
Xildhibaan Mowliid Macaani Maxamuud oo ka mid ah mudanayasha baarlamaanka Somalia ayaa maanta ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin, dib u heshiisiinta, burcadbadeeda, shirarkii...
On Somalia, UN’s Pascoe Blames Shabaab for Marketplace Shelling, Hiring Hush Up
On Somalia, UN’s Pascoe Blames Shabaab for Marketplace Shelling, Hiring Hush Up
By Matthew Russell Lee
UNITED NATIONS, October 27 — Having been turned back from Somali airspace during a mortar attack on the Mogadishu airport, the UN’s political chief Lynn Pascoe on Tuesday presented to the Press a rosy picture of successful peacekeeping by Burundi and Uganda. Inner City Press asked...
Jaaliyadda Soomalida Maraykan oo Aragtidii dib u laabashadu ka Dhamaatay Sh C/risaaq Sancaani
Jaaliyadda Soomalida Maraykan oo Aragtidii dib u laabashadu ka Dhamaatay Sh C/risaaq Sancaani
Maqaalkii Dunida Muslimkaa ugu Akhriska badnaa oo Afka carabiga ku Qoran ee Lagu Daabacay Shabakada Afka Carabiga qorta ee Somaliatoday.net Maqaal uu Qoray Sh C/risaaq Macalin Abshir Sancaani Imaamka Masjidka Rowdah ee Magaalada Minneapilis
Maqaalkaas oo afka Caribaga ku qornaa ayaa Ciwaan u ahaa Jaaliyadda...
Cumar C/rashiid: Dawladdu waxay u Hoggaansameysaa Go’aanka Barlamaanka (Arrinta Heshiiskii Is-Afgarad ee Badda Soomaaliya)
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Jaaliyadda reer London ma u cadayn doonaa Mowqifkiisa ku aadan warqaddii loo saxiixay… ee garabka siinaysay heshiiska Is-faham….
Xafiiska Afhayeenka Dawladda Federaalka KMG Soomaaliya war uu faafiyey ayaa sheegay in Ra’iisul wasaaraha DFKMG uu yiri waxaa Dawladdu u hoggaansamaysaa go’aankii baarlamaanku ee ku saabsanaa heshiiska Is-fahamka ee...




