Home » Archive Maalinta September 21st, 2009

A leader who never was! | Ali Sharif

Sep 21, 2009
A leader who never was! A childless lady who has passed the age of child bearing discovered that by way of miracle, she gave birth to a baby boy and instead of thanking to Allah for given her a son, she run off of the house and shouted ‘I have got a baby boy, I have got a baby boy’. None the less, when she returned to the house, the miracle baby was nowhere to be found. By the same logic, it... 
Halkudheg:

Suudaan: Dal Isku Tashaday | Amiin Yuusuf

Sep 21, 2009
Suudaan: Dal Isku Tashaday 1992-dii ayaa dalka Suudaan waxaa lagu soo rogay cunaqabateyn dhinaca dhaqaalaha ah iyo waliba dhinaca siyaasadda, hase yeeshee dalka Suudaan oo ka mid ah dalalka ugu waaweyn qaaradda Afrika ayaa cunaqabateyntaasi waxa uu kaga gudbay midnimo guud iyo isutashi, waxayna halkudhig ka dhigteen (Waxaan Beerano Waa inaan Cunaa, Waxaan Sameysanana waa inaan ku Labisanaa), waana... 
Halkudheg:

Leicester iyo Koobkii Ciida

Sep 21, 2009
Leicester iyo Koobkii Ciida Waxaa maanta ka lagu qabtay magaalada Leicester koobab ay ku tartamayaan dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkeedaba, laguna xusayey munaasabadda maalinta ciida. Tartankaas waxaa soo qabanqaabisay hay’adda Puntland Youth and Sports Development organisation (PYSDO) oo fadhigeesu yahay magaalada Leicester. Tartankaas waxaa kasoo qeyb galay... 
Halkudheg:

Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyey Dugsiga Agoonta ee SWACRO

Sep 21, 2009
Tartan Qur’aan Akhris ah oo lagu soo gabagabeeyey Dugsiga Agoonta ee SWACRO Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah (GUJI) Tartankaan oo ay maalgelinteedu laheyd shaqsiyaadka kala ah Xabiibo oo ah Fundraising Directorka SWACRO iyo saaxiibteed Ayaan oo qeyb weyn ka qaadatay, iyo dad ku kala nool Minnesota iyo Boston kuna sugan dalka Mareykanka ayaa ahaa mid ay ugu talagaleyn kor uqaadista aqoonka agoonta... 

Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Johannesburg oo Agoon , Barakacayaal, Bukaan iyo dadka Dhimirka la’ soo gaarsiiyey Deeq

Sep 21, 2009
Jaaliyada Soomaaliyeed Magaalada Johannesburg oo Agoon , Barakacayaal, Bukaan iyo dadka Dhimirka la’ soo gaarsiiyey Deeq Halkan ka daawo Sawirro Dheeraad ah (GUJI) Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dalka dibadiisa ayaa sanadihii ugu dambeeyey waxay bilaabeen in ay gacan siiyaan dadka soomaaliyeed ee dhibaatada ku jira 20 sanno Hadaba Jaaliyada somaaliyeed Dalka Koonfur afrika gaar ahaan kuwa ku... 

Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland.

Sep 21, 2009
Ciyaar Xiisabadan oo Garoonka kubada Cagta ku dhexmartay Naadiyada Dowlada Hoose Ee Degmada Bosaso iyo Kooxda kubada cagta ee Telecom Puntland. Halkan ka daawo Sawiro dheeraad ah Ciyaartan ku dhexmartay 2naadi ee Dowlada Hoose iyo Shirkada Telecom Puntland Garoonka kubada cagta ee Magaalada Bosaso ayaa ahayd ciyaar qayb kaah Ciyaarihii koobka kubada cagta ee Naadiyada Degaanada Gobolka Bari ay isku... 
Halkudheg:

Buundadii wabiga magaalada Godey oo uu gumaysigu burburiyey(Dumiyey)

Sep 21, 2009
Barnaamijkii Radio Xoriyo 21 September 2009. Gudoomiyaha JWXO oo hambalyada ciidul-Fitriga hawada u marinaya shacabka Ogadenya. Buundadii wabiga magaalada Godey oo uu gumaysigu burburiyey(Dumiyey). Dagaalo iyo weeraro lagu naafeeyey ciidamada gumaysiga Itoobiya. Ciidanka gumaysiga Itoobiya oo waxyeelooyin kala duwan gaadhsiiyey dad shacab ah. Barnaamijka Salaamaha iyo tahniyadaha Ciidda Barakaysan... 
Halkudheg:

Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey

Sep 21, 2009
Ururinta Kayd Taariikheedka Garsoorayaasha Cayaaraha Soomaaliyeed oo la bilaabey Waxaa la bilaabay ururinta keydTaariikheedka Garsoorka cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed, iyadoo ilaa iyo hada ku dhawaad 5 Garsoore ay soo gudbiyeen warbixino taariikhdooda ka hadlaya iyo sawirro,sidaa daraadeed dhamaan garsoorayasha cayaaraha kala duwan ee Soomaaliyeed ee ku kala nool dalka gudhiisa iyo dibadiisa,... 
Halkudheg:

Madaxweynaha DFKMG oo Booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga – Sept 21

Sep 21, 2009
Warsaxaafadeed Isniin September 21, 2009 Madaxweynaha Soomaaliya oo booqasho ku aaday Boqortooyada Sucuudiga Villa Somalia- Muqdisho: Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa saakay u anbabaxay Dalka Sucuudiga ka dib markii uu ka helay martiqaad Walaalkiis Boqor Cabdulaahi Bin Cabdul Casiis (Boqorka Boqortooyada Sucuudiga). Madaxweynuhu inta uu Sucuudiga ku sugan yahay waxaa uu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...