Home » Archive Maalinta July 8th, 2014

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya oo Qaramada Midoobay u gudbiyey Qoraal ka hor imanaya Xeerkii Badda Soomaaliya ee Law no. 37

Jul 8, 2014
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Qaramada Midoobay u gudbiyey qoraal ku taariikhaysan June 30, 2014 kaas oo ku saabsan badda Soomaaliya, waxaana UN-ku faafisay July 3, 2014. Qoraalkaas oo si qayaxan uga hor imanayaa (ama si qayaxan uu baabi’inayaa) xeerkii badda Soomaaliya ee Law no. 37. Qoraalkaas uu ku saxiixan yahay madaxweynaha DFS (in kasta oo uusan laxayn tixraac madaxtooyo/ref)... 
Halkudheg:

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo Duqeyn ku Diley Qoys ka Kooban 10 Qof

Jul 8, 2014
Halkaan ka Akhriso Wararkii ugu Dambeeyey ee Soomaaliya. Somalitalk 7-7-2014 · Wararka ka imaanaya Gobolka Jubadda Hoose waxay sheegayaan In Diyaaradaha Dagaala Kenya ay Duqeymo ka geysteen Tuulyinka Kudhaa, Buurgaabo, Stanbuul iyo Madhawo oo dhamaantood ku teedsan dhulka Xeebta ah , waxaana la Xaqiijiyey in Dad fara badan ay ku dhiteen Duqeyntaas oo 10 ka mid ah ay ka soo jeedaa Hal Qoys... 

R.W Cabdiwali oo furay shirka wadatashiga Xeerka Saxaafadda

Jul 8, 2014
Muqdisho, July, 07, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wasiirka Warfaafinta Mustafa Sheekh Cali “Dhuxuloow”, ayaa galabta furay shirka wadatashiga xeerka Saxaafadda oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta. Shirka ayaa soconaya muddo 2 cisho ah, waxaana ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hey’addaha warbaahinta, Ururada... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...