Home » Archive Maalinta February 21st, 2010

Lataliyihii Madaxweynaha DFKMG oo Is-casilay

Feb 21, 2010
Prof Axmed Muumin Warfaa oo ahaa lataliyaha sare ee madaxweynaha Dawladda Federaalka kumeel gaarka ah, Sheikh Shariif Sheikh Axmed, ayaa shaaca ka qaaday in uu is-casilay. Prof. Warfaa oo waraysi siiyey idaacadda codka maraykanka ayaa tibaaxay in aysan waxba ka hir gelin talooyinkii uu soo jeediyey, waxana uu cadeeyey in uu jagadaas iska casilay. Waraysigii idaacadda VOA¬† ee Prof Warfaa Halkan ka... 
Halkudheg: ,