Home » Qoraallada Halkudhegga "Jaamacad"
Dagaalkii Xarardheere oo Xabad Joojin lagu guulaystay iyo Ardayda Ugandha
Dagaalkii Degmada Xara Dheere Ku Dhex Maray Labada Beelood Oo Lagu Guulaystay In Xabad Joojin La Sameeyo
Guddiga dhex dhexaadinta ee sida weyn dadaalka ugu galay in la joojiyo dagaalka beelaha walaalaha ah ku dhex maray degmada xeebta ah ee xaradheere ayaa shaaca ka qaaday inay ku guulaysteen dhiig joojin islamarkaana ay iminka meel wanaagsan u marayso .
Afhayeenka Gudiga dhex dhexaadinta dagaalkaasi...
Madarasada Shaafici iyo Sanad dugsiyeedkeeda Cusub
Gaalkacyo:-Waxaa galabnimadii jimcaha ee ku beegnayd 14/08/2009 lagu soo bandhigay Markaska dacwada ee Bukhaari xaflad si heersare ah loo soo agaasi may oo ku saabsanayd munaasabada sanad dugsiyeedka cusub ee 2009/2010.
Sawiro kaloo dheeraad ah daawo
Xafladaas waxaa lagu furfuray Aayadaha quraanka kariimka ah oo uu akhriyey arday ka mida madrasada ka dibna waxaa hadalo soo dhawayna ka yiri maamule...
Boqolaal arday oo u fariistay Imtixaanka Jaamacadda Muqdisho
Waxaa maanta u fariistay Imtixaanka ogolaashaha Jamaacadda Muqdisho boqolaal arday oo kasoo qalin jabiyay dugsiyada sare ee dalka iyo dibadda, una soo gudbay waxbarashada sare (Jaamacadeed).
Sawiro kale oo dheeraad ah daawo
Imtixaankan oo ka dhacay xarunta Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa ardayda ka muuqday sida ay ugu hamuun-qabaan uguna heelan yihiin u soo gudbidda marxaladda Jaamacadeed; arday walba...
Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda KLIUC ee dalka Malaysia|Xasan Cadde
Maanta ayaa booqasho waxaan ku tagay Jaamacadda caanka ah ee KLIUC, waxaana soo dhaweyn diiran ka helay mid kamid ah Ardayda Soomaaliyadeed ee wax ka barata Jaamacadaasi,
kaasow lagu magacaabo Axmed Ciise Xaaji Axmed.
Jaamacadda KLIUC, waxay ahayd xarunta tababarka howlaha guud ee dalka Malaysia, taas oo ay maamuli jirtay wakaalada howlaha guud ee dalkaasi ilaa 1997. Sanadkii 1997 ayaa waxaa laga dhigay...
Muftigii Ugu Horeeyay oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar
Muftigii Ugu Horeeyay ee Soomaaliyeed Oo Shahaaddo lagu gudoonsiiyay Masar.
Sawiro kale Daawo
Xaflad balaaran oo ay ka soo qeyb galeen Mas’uuliyiin uu ka mid ahaa Mufiga dalka Masar Sheekh Cali Jumca ,Culumaa udiin ka tirsan Daarta Fatwada (Daal el Iftaa) iyo Ardeyda Islaamka ee wax ka barata dalka Masar ayaa maanta lagu qabtay xarunta fatwada ee wadanka Masar waxaana Shahaadao lagu gudoonsiinayay...




