Home » Qoraallada Halkudhegga "Badda"
Mudaharaad Email Ku Jawaabid ah Looga soo Horjeedo Boobka Badda Soomaaliyeed
in Madaxda DFKMG la xusuusiyo xeerkii badda Soomaaliyeed ee LAW NO. 37) oo dhigaya in xuduudda badda Soomaaliya tahay 200 maly badeed oo u dhiganta 370 kiiloomitir, SII AKHRI
Read More →
“Haddii Aynu 200nm Sheeganno, Baddeennu waxay gelaysaa Jidda, Sucuudi Arabia” Sidaas waxaa yiri Ra’iisul Wasaaraha DFKMG
Warbixin-Washington DC: RW Gaas oo ku barriiqday su’aalo Sharciga Law. No 37 ee Badda Soomaaliya laga weydiiyeya–Shirkii cashasharafta RW C/weli M.C. Gaas.
RW Gaas su’aalihii ku saabsanaa xadka badda Soomaaliya uu weydiiyey Cabdiraxman Warsame, oo meesha loogu caga jugleeyey, microphone-kana loo oggolaaday isqaqabsi kadib ayaa RW Gaas wuuxi kaga jawaabey, “…Haddii...
“DFKMG oo Saxiixaysa Xuduud Beenaadkii Soomaaliya la wadaagtey Itoobiya iyo Kenya” Qamar Haashim
“Wasaaradda Arrimaha Dibadda Faransiiska ayaa ii Sheegtay in Badda Soomaaliya la doonayo in loo sameeyo cabbir cusub” Qamar Haashim
“Shirkii Xamar ka dhacay ee wadatashiga loo bixiyey yoolkiisu waxa uu ahaa in ay saxiixaan xuduud beenaadkii Kenya iyo Itoobiya aan la lahayn iyo biyihii badda.” Sii Akhri
Read More →
Qarammada Midoobey: “Waa in la sameeyo cabirka xuduudda badda Soomaaliya ee EEZ si Dawladda looga saaro Kumeel-Gaarka”
iyo Wasiiru-Dawlahii hore ee Wasaarada Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka oo Sheegay in Shirkii Muqdisho ahaa mid lagu baabi’inayo sharciga Badda Somalia
SII AKHRI
Read More →
Website-ka SomaaliTalk Difaacaha Badda Soomaaliyeed !!!!
Webside-ka Soomalitalk oo 10 Jirsaday sannadkii hore 2009 ayaa Waxuuna soo Bandhigaa wararka, Maqaallada, Cilmi Baarista, Suugaanta iyo ka faalooshahaa Arrimaha Diinta, Bulshada, Waxbarashada IWM.
Waxaa kaloo lagu gaareyn ama aan iraahdo waa webside-ka kaliya ee Boqolaalka Somaali-Websides ee u guntaday Difaaca Badda Soomaaliyeed.
Akhristoow laga soo bilaabo April-2009 wuxuu Somaalitalk u tafa xeytay...
Xildhibaano Soomaaliyeed oo Daaha ka Rogey in Soomaaliya ay ku jirto Maxmiyad
“Xildhibaan Mushaar ka qaato islamarkaana ay ilaaliyaan Shisheeye Ma Badbaadin karaa Xuduuda Badda iyo Dhulka Soomaaliya”
Shirkii Wadatashiga Soomaaliyeed ee lagu soo gabagabeeyey Magaalada Muqdisho ayna horboodeysey Qaramada Midoobey ayaa dadka soomaaliyeed ku soo baraarugeen Go’aamadii ka soo baxay ka dib markii siyaasiyiin Soomaliyeed ay daaha ka rogeen in shirkaas uu ahaa mid laga...
“BADBAADI BADDA SOOMAALIYEED” – “SAVE THE SOMALI SEAS”
Xubin ka noqo Xaruntan Cusub..
Waxaan Ummadda Soomaaliyeed la socodsiinayaa in codsigii aan usoo jeediyay Xildhibaannada Baarlamaanka KMG Soomaaliyeed in qaarkood aaysan la soconnin, sidaas awgeed waxaan Ummadda Soomaaliyeed ka codsanayaa in intii la xiriirikarta Xildhibaannada Baarlamaanka KMG in aay la xiriiraan oo ka dhaadhiciyaan in laga horyimaado Qorshahan loogu magac daray ROADMAP oo khatar...
Xukuumadda FKMG oo 19-ka December 2011 ka Tanaasuli doonta Xeerkii Badda Soomaaliya ee soo jirey 40-sano
DFKMG oo soo saareysa Sharci Lagu Tirtiraayo xeerkii Badda Soomaaliyeed ee Law no. 37 ee 1972 —
Go’aamadii ka soo baxay shirkii “wada tashiga” ee ay soo qabanqaabisay Qarammada Midoobey, laguna qabtay magaalada Muqdisho (August 4 – 6, 2011) ayaa waxaa kamid ah in 19-ka December 2011 lagu dhawaaqi doono xuduud badeedka Soomaaliya ee loo yaqaan “EEZ” (Exculisive Economic Zone) ama...
Dhambaal Ku Socda Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG oo ku saabsan Difaaca Dhul-badeedka Soomaaliya
Xildhibaannada Baarlamaanka waxaa loogu baaqayaa in ay soo saaraan xeer ay ku cadaynayaan in laga soo bilaabo 2009 in badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 350 mayl-badeed (oo u dhiganta 648 kiilomiter), si sheekada 200 mayl ay usoo af-jaranto. Mana jirto wax arrintaas ka hor taagan baarlamaanka Soomaaliya. SII AKHRI….
Read More →
Baarlamaanka Soomaaliya oo Gebi ahaanba Baabi’iyey Heshiisyadii Badda ee Hore loo galey laga soo bilaabo 1-dii Janaayo 1991 dii
Xildhibaanadda Baarlamaanka DFKMG oo si buuxda isugu raacay 6 qodob oo ku aaddan badda Soomaaliya.. Guddoomiyaha fadhiga cod u qaaday tirada ogol ama diidan 6-da qodob – waxaa ogolaatay 335 oo ah xubnihii soo xaadiray madasha fadhiga. Cid diidey ma jirto, Cid ka aamusteyna ma jirto SII AKHRI…
DFKMG oo soo saareysa Sharci Lagu Tirtiraayo xeerkii Badda Soomaaliyeed ee Law no. 37 ee 1972...
Ogeysiis: Barnaamijka Falanqaynta SomaliChannelTv – Talaado Oct 11, 2011
Ogaysiiskaan ku Saabsan Barnaamijka Falanqaynta oo taladaada ku saabsan Goaankii baarlamaanka iyo xadaynta Badda, Qodobada uu ka koobnaan doono ayaa waxaa kamid ah.
1- Go’aankii Baarlamaanka malaga yaabaa in sida uu yahay loogu Hogaansamo.
2- Dawladaha u hanqaltaagaya Badda Soomaaliya iyo Xubnaha Dawlada ee hawlahaan wada maxaa laga yeelayaa.
3- Malaga yaabaa in ROADMAP-ka laga saaro qodobka...
Shirkii Muqdisho ujeedadiisu waxay ahayd in Badda Soomaaliya lagu wareejiyo Kenya, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Jaamac Cali Jaamac..
Siyaasiga Jaamac Cali Jaamac oo Kashifey Sir ku Hoos Duugan Shirkii Xerada Xalane ..
Dhawaan waxaa Xeradii hore ee Xalane lagu soo gabagabeeyey Shir Socdey Muddo Saddex Maalmood ah kaas ay Qaramada Midoobey ugu Magacdartey Shirka wada Tashiga Soomaaliyeed waxaana ka soo baxay Go’aamo ku aadan Dowlad Wanaaga, Amaanka, Dib u heshisiinta iyo Dastuurka kuwaas oo lagu tilmaamey mid aan waqtigaan loo...
Cabasho ku saabsan Sharciyada Xaqdarada ah ee lagu Fulinaayo Xuduudaha dhulka iyo Badda Soomaaliya
Haddii aan nahay Shacabka Soomaaliyeed waxaan Caalamka u caddaynaynaa in Xuduudaha dhulka iyo badda Soomaaliya uu yahay lama taabtaan, oo ayna tahay hanti ay Soomaali oo dhan ay wada leedahay, Go’aankeedana waxaa iska leh shacabka Soomaaliyeed. Waana ka soo horjeednaa in Cabbir iyo xeerar sharci darro ah lagu fuliyo Soomaaliya oo keliya: Bashir Shekh Moxamed
SII AKHRI…
Read More →
Ogaysiis: Somalichannel TV Sabtida kala soco Qaybta labaad ee “xadaynta Badda”
Barnaamijka Falanqaynta Dhacdooyinka ee Telefishinka Somalichannel kala soco Qaybta labaad ee xadaynta Badda, waxaana marti u ah ra’iisul wasaaraha DFKMG
Maalinta: Habeenka Sabtida oo Axad soo geleyso
Saacadda: 6 pm (Makhrib)
Fadlan su’aalahaaga Soo weydii Ra iisalwasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Maxamad Gaas oo Barnaamijka Marti ku ah, kuna soo dir emailka hoose.
Barnaamijka...
Ra’iisul Wasaaraha DFKMG ee Magacaaban oo loo gudbinayo sidii uu wax uga qaban lahaa xuduudda Badda Soomaaliya
Ra’iisul wasaaraha cusub (C/weli Gaas) “Waxaan u geyneynaa, taageerona ku siinaynaa in uu qorshiisa hawleed kuwa ugu horeeya ku darsado arrinta (xuduudda badda Soomaaliya )…”
Xildhibaan Daahir C/qaadir Ciiro Oo Ka Digey Xadgudubka Xaduuda Bada, Islamarkaana Ku Eedeeyey Madaxweynaha DFKMG Inuusan Doonayn In Baarlamaanku Ka Hadlo Arintaas (Waraysi Cod Ah Dhegayso)…
[audio:http://somalitalkradio.com/cod/2011/daahirciiro.mp3]
Xildhibaan...
Cawed Axmed Cashara : Nimankii Saxiixay Heshiiskii Badda Somalia Waxay Taariikhda Ka Geli Doonaan Baal Madow
Gudoomiyaha gudiga warfaafinta baralamaanka KMG ah ee somalia xildhibaan cawed axmed cashara oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya oo khadka telefoonka ugu waramayey weriye yaasiin faytin oo muqdisho ku jooga ayaa shaaca ka qaaday in baarlamaanka KMG ah ee somalia uu wax weyn qabtay islamarkaana ka hadlay arintii bada dadka soomaaliyeedna ay iska dhaliilaan maantana doonayo inuu u istaago...
Baaq Ku socda Ra’iisul Wasaaraha DFKMG – Xukuumaddu haka laabato hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga
Xukuumadda KMG haddii ay rabaan in ay helaan kalsoonida shacabka, ha ka noqdeen hadalkii Wasiirka Kallumeysiga oo shaki iyo murugo galiyay Ummadda Soomaaliyeed.
Baaqan waxaa diraya Bashir Shekh Moxamed oo ahaa sii hayahii safaaradda Soomaalida ee Sweden/Denmark sannadkii 1979 markii safiirkii Soomaaliya Cabdulaahi Ciise (AHN) uu heshiiska batrool baarista la soo gelayey Norway…
Baaq ku socda...
Baarlamaanka Soomaaliya waa in uu soo saaro xeer ay ku cadaynayaan in badda Soomaaliya cabirkeedu yahay 350 mayl-badeed
Bashiir Sheikh Maxamuud ayaa farriin ku aadan badda Soomaaliya waxa uu u diray baarlamaanka DFKMG, taas oo uu kaga codsaday in ay soo saaraan xeer ay ku cadaynayaan in laga soo bilaabo 2009 in badda Soomaaliya cabbirkeedu yahay 350 mayl-badeed (oo u dhiganta 648 kiilomiter), si sheekada 200 mayl ay usoo af-jaranto. Mana jirto wax arrintaas ka hor taagan baarlamaanka Soomaaliya ayuu yiri Bashiir,...
Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida in la sameynayo 26 June 2011
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha(Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway .
—————————–
Bashir Sheikh Mohamed
Waxaan...
“Puntland iyo DFKMG ma isku waafaqsan yihiin Sharciga Badda ee loo gudbinayo QM” – Jawaabtii Wasiirka Maaliyadda Puntland
Badda Soomaaliya “Difaac ayey u baahan tahay, ee uma baahna warqad la saxiixo” –
Wasiirka Maaliyada ee Dawlad Goboleedka Puntland Faarax Cali Shire oo dhawaan booqasho ku tegey magaalada London ee dalka Ingriiska, ayaa waraysi uu la yeeshay Telefishanka Somali Channel waxaa su’aal laga weydiiyey Badda Soomaaliya iyo in sida uu u arko in Dawladda Federaalka Kumeelgaarka ay...
Soomaaliyeey adduun weynuhu wuxu tartan ugu jiraa Badweynta Indiya
“Qarniga 21aad adduunku wuxu ku diriri doonaa gacan ku haynta biyaha Badweynta India,” Robert Kaplan, qoraaga buugga MONSOON
SII AKHRI…
Read More →
Bannaanbax Deg deg ah oo ku wajahan Commonwealth iyo Damacooda Badda Soomaalida
Bashiir Shiikh Maxamed, waa dublomaasi Soomaaliyeed, waxaana May 07, 1979 markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Charge D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway – Waxana uu qormadan kula hadlayaa shacabka Soomaaliyeed si looga...
“Badda Soomaaliya waa 350 mayl ee ma aha 12 mayl”
“Badda Soomaaliya Waxay idinku noqon doonaa Kabiihii Abuu Qaasim” – Waraysi uu Radio Danan la yeeshay Xasan Dhooye ka Dhegeyso Danannews, waraysigaas oo uu kaga war Bixiyay Sharciga Badda Soomaaliya iyo cabirka xuduudda badda –
Aqoonyahanka Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Jaamac Xasan Dhooye oo dalka Maraykanka Ku sugan ayaa Idaacadda danan uga war bixiyay qaabkii...
Farmaajo oo ku biiray Madaxda Soomaaliyeed ee Xagal Daacinaya Xornimada Dhul-badeedka Soomaaliyeed – Hadalkiisii UN
Xeerka Law No 37 waxaa websiteka FAO lagu daabacay October 21, 2000, websiteka Qarammada Midoobayna waxaa lagu daabacay July 23, 2001, xeerkaas oo qeexaya in badda Soomaaliya tahay Territorial Waters 200 mayl, halka ra’iisul wasaaraha DFKMG uu May 11, 2011 adeegsadey oraahda EEZ taas oo khalad cad ah…. SII AKHRI
Read More →
“DFKMG Haka Laabato Hadalkii Wasiirka Kalluumaysiga” ee ku saabsanaa Badda Soomaaliya
Baarlamaankuna waa in uu joojiyo arrintan Dowladdu ansixisay maadaama xukuumaddu aysan arrintan ka fiirsan – Baaq ku socda ummadda Soomaaliyeed oo idil
SII AKHRI…
Read More →




