Home » Warar

Maalinta Carafo oo ah Khamiista iyo Ciidul Adhxaa oo ku beegan Jimcada Oct 26, 2012

Oct 20, 2012
Dowlada Sacuudiga oo ku Dhawaaqdey Xiliga la Taagan yahay Banka Carafo iyo Xiligga Ciidul Adhxaa .. Iyadoo lagu Guda jiro Bishii Dul Xaj ayaa Boqortooyada Sacuudiga waxay ku dhawaaqdey Maalinta la Taagan yahay Banka Carafo iyo Maalinta ay ku Beegan tahay Ciidul Adhxaa. Boqortooyada waxay sheegtey in Maalinka Kamiista ah ee ay ku beegan tahay Bisha Miilaadiga 25 Oktoobar waxay ay tahay Maalinka... 
Halkudheg:

Gaas oo Xilkii Ku Wareejiyey Shirdoon

Oct 18, 2012
Cabdiweli Gaas oo Xilkii Ra’iisul Wasaaraha si Rasmi ah ugu Wareejiyey Cabdi Faarax Shirdoon – Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana ay ka soo qayb galeen Mas’uuliyiin ka tirsan labada Gole ee Xukamadda Soomaaliya ayaa maanta Oct 18, 2012 ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Munaasibaddan oo ahayd mid ay xilalka kula kala wareegayeen Ra’iisul... 
Halkudheg:

Baqtiyaanasiibkii lagu qeybin lahaa qololka suuqa Bacadlaha Xamarweyne oo dib loo dhigay ilaa 25-ka Octobar 2012

Oct 18, 2012
Afhayeenka maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Yuusuf Cusmaan ayaa sheegay in dib loo dhigay baqtiyaanasiibkii loo ballansanaa 18-ka Oct 2012, oo lagu qeybin lahaa qololka suuqa Bacadlaha Xamarweyne, waxaana dib loo dhigay  ilaa 25-ka Octobar 2012. Afhayeenka ayaa arrintaas asbuuca dib loogu dhigay baqsiyaansiibka ay tahay “cillad farsamo”, waxana uu sheegay in 25-ka Oct Hotel City Plaza... 
Halkudheg:

Raiisul Wasaare Shirdoon oo Cod Aqlabiyada ah Baarlamaanka ku Ogolaadey

Oct 17, 2012
Kulan Balaaran oo ay maanta Oct17, 2012 isugu yimaadeen Xildhibaanada baarlamaanka oo uu shir Gudoominayey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cismaan Jawaaro ayaa waxaa looga hadlay Raiisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo uu dhawaan uu Magacaabey Madaxweyne Xasan Shiikh si Baarlamaanka loogu weydiiyo Cod ka Kalsoonida. Kulankaan oo aad u balaaranaa ayaa waxaa soo xaadiray 215... 
Halkudheg:

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo Dammaanad Qaadday Muddo Laba Sanno ah Hooyadii Dhawaan Muqdisha ku Dhashey Afarta Caruur ee Mataanaha ahaa

Oct 17, 2012
Iyadoo dhawaan Xero ka mid ah Xeryahana bar kacayaasha Magaalada Muqdisho Hooyo la yiraahdo Xaliima Maxamed Cabdi ay ku dhashay Afar Caruur ah oo mataana ah mar keliya ayaa waxaa arrintaa ka hadlay maanta Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud.Cali Shiikh Yaasiin oo ka mid ah Saraakiisha Hormuud oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ka gadaal markii qalabka warbaahinta ay ka maqleen Dhibaatada Haweeneydaa... 

Yaa Banneeyay Boobka Bacadlihii Xamar Weyne?

Oct 16, 2012
Waxaa toddobaadyadaan la hadal hayay qorshe uu wado maamulka gobolka Banaadir oo dib loogu howlgalinayo bacadlihii hore ee degmada Xamarweyne, magaalada Muqdisho. Dhanka kalena waxaa jira cabashooyin sii badanaya oo ka soo yeeraya ganacsatadii hore ee suuqaasi oo maamulka gobolka Banaadir ku eedeeyay wax isdabamarin. Waxay ganacsatadu ku doodayaan in uu dhulkaas oo horay ay u sharciyaysay dowladdii... 
Halkudheg:

Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo Arbacada Isu Diyaarinaya inuu Hor Tago Baarlamanka si uu Kalsooni uu Weydiisto.

Oct 16, 2012
Kulamo wada tashi ah ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa uu si gooni gooni ah uga socday Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho taasoo laga tashanayo Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya ee dhawaanta uu magacabay Madaxweynaha SoomaaliyaSaacid Faarax Shirdoon .Kulamadan wada tashiga ah ee laga yeelanayo Ra’iisul Wasaaraha horgeyntiisa Baarlamaanka ayaa iminka soo gaba gaboobeysa iyadoo... 
Halkudheg:

Xuseen Carab Ciise “Haddii aan ka Baxney Ku meel Gaarkii waa in ay Qaramada Midoobey naga qaado Cunaqabteynta Hubka”

Oct 15, 2012
Sii hayaha Xilka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Xuseen Carab Ciise ayaa Qaramada Midoobay weydiistay in Soomaaliya laga qaado Cunaqabataynta dhinaca Hubka ah ee ssaaran. Mr Carab oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegey in Soomaaliya ay iminka ka baxday ku meel gaarnimadii isla markaana ay buuxisey Shuruudihii looga baahnaa sidaa darteedna ay weydiisanayso in Cuna qabataynta... 

Baarlamaanka Soomaaliya oo Codsaday in Laba Cisho Gudahood Lagu Horkeeno Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban, Shirdoon…

Oct 14, 2012
Baarlamaanka Soomaaliya oo Go’aamiyey in laba maalmood gudahood Madaxweynaha DFS uu Xildhibaanada ku horkeeno Ra’iisul Wasaaraha uu magacaabay… Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa dalbaday in laba maalmood gudahood lagu horkeeno ra’iisul wasaaraha magacaaban, Cabdi Faarax Shirdoon, si ay ugu codeeyaan. Kulanka Baarlamaanka oo maanta (Axad Oct 14, 2012) ka dhacay... 
Halkudheg: ,

Madaxweyne Kibaki oo Ururka Midowga Afrika ka Codsaday in Ciidamadiisa ku Sugan Soomaaliya Muddo Kordhin loo Sameeyo.

Oct 14, 2012
Madaxweynaha Dawladda Kenya Mwai Kibaki ayaa Codsi u diray Ururka Midowga Afrika isagoona ka Codsaday in Ciidamada dalkiisa ee Qaybta ka ah Amisom Mudada loo Kordhiyo maadaama uu waqtigoodii dhamaaday. Mwai Kibaki oo ka hadlay Munaasibad lagu Maamuusayay Sanad Guuradii koowaad ee ka soo wareegtay markii Ciidamada Kiinyaanku ay gudaha u galeen Soomaaliya ayaa ku amaanay Ciidamadooda inay wax badan ka... 
Halkudheg:

Ciidamo Dheeraad ah oo ka Socda Dawladda Kenya oo ku soo Fool Leh Magaalada Kismaayo

Oct 13, 2012
Ciidamada Kenya ee ku Sugan Kismaayo oo Kaluumeysatada Kismaayo ka hor joogsadey in ay Xeebahaas ka kaluumeystaan  “Waa yaab maanta Ma ciidamo Kenyaati ah ayaa noo diidaya in aan Baddeena ka kaluumeysano waa Gumeysi aan Geedna loogu soo Gamban waxaan leeyahay Shacabka Soomaliyeed waa in ay ka dhiidhidaan Calool u shaqeystayaasha Cusub ee u Adeegaya Gumeysiga Qarnigaan”, kalluumayste Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Saxafi u Dhashay Maraykanka oo Gacanta ugu Jira Burcad Badeedda Soomaalida oo Dawladdiisa ka Codsaday in La Bad-Baadiyo

Oct 12, 2012
Saxafigan oo lagu Michael Scott ayaa waxaa laga af duubtay Gobolka Mudug aagga Magaalada Hobyo xilli uu halkaa Shaqo u joogay ka gadaal markii Kooxo Hubaysani ay weerar ku soo qaadeen isaga iyo ilaaladii la socotay. Mr Scott ayaa baaq u diray Xukuumadda Maraykanka isagoona ka codsaday in laga bixiyo Lacagaha Madax furashada ah oo Burcad Badeeddu u haysato. Saxafiga oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa... 
Halkudheg: ,

Xukuumadda Kenya oo Madaxweyne Xasan Shiikh u soo Bandhigtay in Maamul u Sameynta Kismaayo laga Qayb geliyo IGAD

Oct 10, 2012
iyo Ardeyda Magaalada Kismaayo oo Xiligan ka Cabanaya Dhibaatooyin ay kala Kulmaan Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya…. Madaxweynaha Dawladda Kiinya Mwai Kibaki oo ka qayb galay Munaasibad lagu maamuusayay Konton Guuradii ka soo wareegtay Xornimadii Dalka Ugandha ayaa waxa uu magaalada Kambala uu shir gooni ah kula qaatay Madaxweynaha dawladda Soomaaliya.Kulankaas oo qodobadii looga hadlay... 
Halkudheg:

Dilkii Dr.Axmed Xaaji Cabdiraxmaan dadkii loo hayey oo Sawiradoodii iyo Magacyadoodii lasoo bandhigay

Oct 10, 2012
Sida uu faafiyey website-ka halgan.net, gudi loo xilsaaray baaritaanka dilkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan ayaa soobandhigay magacyo iyo sawiro ay sheegeen inay yihiin kuwii ka danbeeyey dilkii Dr. Axmed Xaaji oo ahaa Caalim aad   ummada Soomaaliyeed u hadal hayeen dilkiisii kadib. Shwikh Dr. Ahmed Haji Abdrahman waxaa lagu dilay magaalada Boosaaso 12/05/2012 isagoo salaada Subax masaajid kasoo baxay.... 
Halkudheg:

Hay’adda OXFAM oo ka Digtay Xaalad Cuna Yari ku soo Fool leh Koofurta Soomaaliya.

Oct 10, 2012
Hay’adda Oxfom oo saldhiggeedu yahay Magaalada London ee Carriga Ingiriiska ayaa ka hadashay xaaladaha Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya. Oxfam ayaa sheegtay in Abaarihii ku dhuftay kal hore qaybo ka mid ah Dalka Soomaaliya gaar ahaana Koofurta ay salfadeen Xoolo aad u fara badan isla markaana dhinaca wax soo saarka Dalaggii Beeraha uu si weyn hoos ugu dhacay Sanadkan. Hay’adda ayaa intaa sii raacisey... 

Maxamuud iyo Kibaki oo ku kulmay Kampala

Oct 9, 2012
Madaxweynaha DFS, Xasan Sh. Maxamuud ayaa markii ugu horeysey magaalada Kampala kula kulmay madaxweynaha Kenya, Mwai Kibaki. Ilaa hadda waxyaabihii ay ka wada hadleen aan labada dhinacba shaacin. Kulanka ugu horeeya Xasan Maxamuud ma kala hadli doonaa Kibaki in Kenya faraha kala baxo Dhul-badeedka Soomaaliyeed? Xasan Sh. Maxamuud ayaa ka dhoofay Muqdisho, waxana uu gaaray Kampala oo uu kaga qayb galayo... 
Halkudheg: ,

Madaxweynaha DFS oo Gaarey Kampala, Uganda

Oct 9, 2012
Madaxweynaha DFS, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa Isniintii ka degey garoonka diyaaradaha ee Entebbe ee Kampala, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey madaxweyne-ku-xigeenka Uganda Edward Sekandi. Waxana uu halkaas kaga qayb gelayaa 50 guurada xornimadii Uganda oo ku beegay Oct 9. Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Wafdi Hogaaminayo oo Umbabaxay Wadanka Uganda Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan... 
Halkudheg:

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Jareer Weeyne oo ka soo Hor Jeestay Maamul u Sameynta Kenya ee Gobolka Jubada Hoose

Oct 8, 2012
Kulan ballaaran oo ay magaalada Muqdisho ku yeesheen Golaha Guurtida Beelaha Jareer Weeyne ayay kaga hadleen Xaaladda Siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ahaa mid ay u dhamaayeen Golaha Guurtida ayaa ugu horeynba waxaa halkaa ka hadlay Guddoomiyaha Golaha Guurtida beelaha Jareer Weyne Ugaas Aweys Shiikh Xuseen (Huneero) oo sheegay in ugu horeynba Kulankoodan Maanta ay ku soo dhaweynayaan magacaabista... 

UN, EU, AU, Gaas iyo PL oo soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare Shirdoon

Oct 7, 2012
Qaramada Midoobay , Midowga Yurub, Midowga Afrika, Cabdiweli Gaas iyo Cabdiraxmaan Faroole oo si isku mid ah u soo Dhaweeyay Magacaabistii Ra’iisul Wasaare Shirdoon Iyadoo maalinimadii Shalay Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaarihiisa ayaa arrintaa waxa si weyn looga soo dhaweeyay Caalamka.Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Dr Mahiga... 
Halkudheg:

Cabdi Faarax Shirdoon oo loo Magacaabay Ra’iisul Wasaaraha DFS

Oct 6, 2012
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa maanta Sabti October 6, 2012 waxa uu ra’iisul wasaare u magacaabay Cabdi Faarax Shirdoon. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u codayn doona ansixinta ra’iisul wasaaraha cusub, Shirdoon oo haddii baarlamaanku ansixiyo ay tahay in uu soo dhiso golaha wasiirada ay yeelanayso xukuumadda cusub. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa baarlamaanka cusub u... 
Halkudheg: ,

Kuxigeenka Guddoomiyaha Baarlamaanka Kenya oo Qiray in uusan hore u jirin Muran-Badeed u dhexeeyey Somaliya iyo Kenya, balse uu yahay muran ay sameeyeen DFKMG, Norway iyo….

Oct 6, 2012
Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ee uu madaxweynaha ka yahay Xasan Sh. Maxamuud oo weli ku dhegan in uu jiro muran-badeed u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, halka kuxigeenka afhayeenka baarlamaanka Kenya ka sheegay in muran badeedkaasi yahay mid la sameeyey oo aan hore u jirin…. Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax Macallin Dawaara, ayaa shaaca ka qaaday in uusan hore u jirin wax... 
Halkudheg: ,

Dowaldda Fransiiska oo Baareysa Cajal Video ah oo laga soo Duubay Muwaadin u Dhashay Dalkeeda oo Gacanta ugu jira Xarakadda Alshabaab

Oct 6, 2012
Afhayeen u hadlay Wasaaradda Arimha Dibadda Faransiiska ayaa sheegay in khuburo gaar ah loo xilsaaray cajalkaasi lagu baahiyay bar Internet-ka ah oo ka faaloota arimaha islaamka taa oo muujinaysay Muwaadinka Faransiska ah oo baaq u jeedinaya Dowladda Faransiiska oo ahaa in laga siidaayo gacanta kooxda Afduubka u haysata Muwaadinkaan Afhayeenka ayaa intaa ku daray in wax walba oo suragal ah ay u adeegsanayaan... 

Fatahaada Wabiga Shabeelle oo Barakiciyey Kumanaan reer Baladwayne ah 2012 iyo Ogaysiis Muhiim ah oo ku socda Reer Minnesota

Oct 5, 2012
Minneapolis: Waxaa ku dhintay 6 qofood, waxaana ku barakacay qiyaastii in ka badan 3500 oo qoys, kadib markii roobab xoogan ka da’een gobolka Hiiraan, kaasoo soo sababay fatahaada wabiga shabelle, wiigii hore dhamaad kiisii. Meelaha ugu daran waa Baledwayne iyo nawaaxigeeda. waxaa laga cabsi qabaa in roobab kale da’aan, oo xaalada uga sii daraan, sida ay sheegtay, FAO/SWALIM Daadadku waxay Dhibaato... 
Halkudheg:

Dowlada Cusub ee Soomaaliya oo Dooneysa in ay Dib u soo Nooleyso Shirkado Shidaal oo hore Heshiis ula galey Dowladii Milatariga

Oct 5, 2012
Dowladda Cusub ee Faderaalka ayaa wada qorshe ay ku dooneyso in ay dhawaan u yeereto Shirkadihii Macdanta iyo Shdaalka ee Heshiisyada la galay Dowladii hore ee Soomaaliya ee Milatariga ahayd ee la ridey Sannadkii 1991, waxaa Hadalkaan ka dhawaajiyey la taliye ka tirsan Wasaraada Macadanta iyo Tamarta Shidaalka mar uu waramayey Warbaahibta. “Waxaa Dhawaan Dalka Ingiriiska ku soo dhamaadey Shir ay... 
Halkudheg: ,

Afhayeenka Ciidamada ee Gobolada Jubooyinka oo sheegey in aysan Aqoonsaneyn Wax la yiraahdo Ciidan Raskaambooni ah

Oct 3, 2012
Afhayeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee Gobolada Jubooyinka Col Aadan Rufle oo u waramayey Warbaahinta ayaa wax laga weydiiyey Xaalada Gobolada Jubooyinka ka dib markii dhawaan ay gacanta ku dhigeen Ciidamo isbaheysanayo oo ay horkaceyso Dowlada Kenya, waxaa uu sheegey in Ciidamada ay la wareegeen dhamaan Magaalada Ksismaanyo ,islamarkaana waxaa uu sheegey in Maalmaha soo socda Magaalada Kismaanyo... 
Halkudheg: ,