Home » Warar
Xidhibaan Cabduqaadir Sandheere “ Arrinta Kismaayo Waxay Dabadda la Gashey Norway”
Dowlada Norway :Waxaa Tihiin Norwegian, Soomaalina waa tihiin Norway Dan weyn bay ka leedahaya Soomaaliya.
Kulan ay isugu Yimaadeen Qaar ka mid Xildhibaanada Baarlamaanka Dowladda Federaalka ayaa waxaa si weyn looga doodey Arimaha Kismayo Haatan ka taagan iyo Galaangal ay Dowlada Noway ku leedhaya arrimha Maamul u sameynta Gobolada Jubbooyinka oo haatan uu ka taagan yahay Muran aad u Xoogan kaasoo...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Dalka Dib Ugusoo Laabtay, Kana Warbixiyey Safarkiisa Norway
“safarka aan ku aaday Norway waxa aan aheyn wafdi ballaaran oo waxaa I wehliyey gudoomiyeyaasha gudiyada joogtada ah oo ilaa hada halkaasi shaqo ugu maqan, ujeedaduna waxey aheyd inaan mataaneyno baarlamaannada Soomaaliya iyo Norway si aan u yeelanno wada shaqeyn joogta ah islamarkaana aan qibradaha isdhaafsano oo aan ka kororsano waxa ay na dheeryihiin”ayuu ku bilaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka...
Raiisul Wasaaraha Soomaaliya oo Dowlada Itoobiya ku Qanciyey in Ciidameeda ku soo laabtaan Goobihii ay ka Baxeen
Markii uu Raiisul Wasaaraha Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu booqdey Wadanka Itoobiya gaar ahaan Magaalada Adis –Ababa ayaa warar aan helney waxay sheegayaan in Raiisul Wasaare Saacid uu Dowladda Itoobiya ku Qanciyey in Ciidameeda ee ka baxay Deegaano ka tirsan Gobolada Soomaaliya ay Dib ugu soo laabtaan.
Read More →
Dowlada Federaalka oo Faahfaahin ka bixisey Maamulada loo sameynayo Gobolada Dalka
iyo Warar Goos Goos ah oo ku saabsan Soomaaliya – iyo Wakiilka Xarakada Alshabaab ee Gobolada Bay iyo Bakool oo u Digey Odeyaashii ka qayb qaatey Ansaxinta Dastuurka
Read More →
Dalladda SOSCENSA oo Qabatey Kulan la Tashi ah oo ku aadan Shirwaynaha la Filayo in lagu qabto Magaalada London
Waxaa Hotelka Plaza ee Magaalada Muqdisgho lagu qabtey Kulan la tashi ah kaasoo ay soo qaban qaabisey Dalladda SOSCENSA waxaana looga doodayey Shirka la filayo in lagu qabto Magaalada London ee Cariga Ingiriiska , wuxuuna kulankaan uu socdey Muddo laba maalmood ,Waxaana Aakhiritaankii ka soo baxay Baaq ka kooban Dhowr Qodob waxayna kala hayeen Sidtan:
Read More →
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka oo si weyn u Dhleeceeyey Maamulka ay Dowlada u sameysey Gobolada Hiiraan
iyo Qarax ka Dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelada Hoose
– Wararka naga soo gaaraya Degmada Af Gooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay Suuqa lagu Iibiyo Lo’da oo ku yaala Bartamaha Magaaladaasi.
Read More →
Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway, Tagayna Xarunta Baarlamaanka Dalkaasi
Wasiirka Arrimaha Dibadda Norway ayaa xalay casho sharaf u sameeyey wafdiga Gudoomiyaha Baarlamaanka ayadoo sidoo kalena uu Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa ay maanta tageen xarunta Baarlamaanka dalkaasi Norway,sidoo kalena Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo wafdigiisa waxey caawa la kulmi doonaan Jaalliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi Norway ku dhaqan.
Read More →
Ra’iisal Wasaaraha oo kulan horudhac ah la qaatay dhiggiisa dalka Yugandha
“Waxaan idiinkugu nimid inaan dardargelino howlaha sugida ammaanka iyo xasilinta dalka, anagoo wadna qorsheyaal cusub oo aanu dooneyno inaan si buuxda ula kaashano AMISOM oo Yugandha kaalinta ugu weyn kaga jirto” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu isaga oo intaas ku daray in qatarta argagixiso ee Al-Shabaab aysan aheyn mid la sahlan karo una baahantahay iskaashi buuxa.
Read More →
Shirdoon oo Lagu Fariisiyey Kursigii…
Shirdoon oo Addis Ababa kaga qaybgalaya “munaasabadan lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii Meles Zenawi” iyo dhismaha hay’adda loogu magac daray Meles Zenawi oo lagu magacaabo (Melese Foundation)…
Read More →
Madaxweynaha DFS oo kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Qalabka-sida
Waxaa uu kormeer ku sameeyay xarumaha tababarka Ciidamadda Xoogga Dalka ee Jazeera iyo School Polizio (General Kaahiye). “Soomaaliya Soomaali baa leh, waana anaga. Waxaana u dhaaranay in aan difaacno Seddexda Da waa dalka, dadka,iyo diinta. Waa in aan sharaf iyo karaamo ku wada noolaano oo aan iska difaacno Shabaab, iyo kuwa kufsiga iyo dhaca shacabka u geeysta. Waa isku mid ayaga iyo...
Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego
Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah…
Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah xeerarka kale ee la aqoonsan yahay ee ay leeyihiin dalalka ay kamid yihiin Benin, Republic of Congo, Ecuador, El Salvador, Liberia iyo Peru, dalakaas oo hore u sheegtay 200nm in uu yahay dhul badeedkooda...
Dhul-badeedka Soomaaliyeed Wuu Leeyahay Soohdin Cabbiran
May 07, 1979, markii uu Mudane Cabdulaahi Ciise (AHN) aaday waddanka Norway si uu u soo qalqaaliyo shirkaddii batrool baarista ee WESTERN GECO, waxaan ahaa mas’uulkii loo magacaabay inuu noqdo sii hayaha (Chargé D’affaires) ee safaaradihii nooga furnaa waddamada Sweden, Denmark iyo Norway (Eeg verbal note
Read More →
Obama oo Cusboonaysiiyey Cunaqabatayntii Saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay Soomaaliya ka dhalatay Dawlad Cusub
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa Khamiistii waxa uu aqalka Congress-ka Maraykanka la socodsiiyey in uu doonayo in ay sii socoto cunaqabatayntii saarnayd Soomaaliya in kasta oo ay jirto in Soomaaliya ay 22 sano kaddib ka dhalatay dawlad dhexe, sidaas waxaa qortay Jariidadda The Hill ee ka soo baxda Congres-ka.
Read More →
Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Gaaray Caasimadda Dalka Norway Ee Oslo
iyo Xildhibaanada kala ah Cumar Furdug, Amiin Aloow Iyo Maxamed Omar oo lagu soo dhaweeyay Wadanka Sweden … Wafdi uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheeekh Cismaan Jawaari ayaa gaaray magaallo madaxda dalka Norway ee Oslo halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyey.
Read More →
Itoobiya iyo Kenya oo dadaal ugu jira sidii Xuduudka Badda Soomaaliya loogu soo koobi lahaa 12 mayl, iyo Dawladda Shiikh Xasan oo arrintaas u dhega nugul
Itoobiya, Kenya, Shiikh Xasan iyo Cumar C/rashiid ma u hir geli doontaa in ay xudduuda badda Soomaaliya kusoo koobaan 12 mayl, oo baabi’iyaana xeerkii Badda Soomaaliya ee Law No. 37 oo dhigaya in xuduud baddeedka Soomaaliya yahay 200 mayl badeed oo ah TERRITORIAL WATERS.
Read More →
Dawladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti
50 gaari oo isugu jira kuwa gaashaaman iyo kuwa loo adeegsado xamuulka ciidanka ayaa waxaa guddoomay
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Shirdoon ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq hub ah, oo loogu talagalay tayeynta ciidamaday Soomaaliyeed.
Read More →
Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo u Dhoofay Dalka Norway.
Dowladda Noway oo Dooneysa in ay Dib u soo Nooleysa Heshiiskii Fashilmey ee Dhinaca Badda
Waftiga Jawaari waxaa uu ka kooban yahay 17 Xubnood oo ay Shan iyo Toban ay yihiin Gudoomiyayaasha Guddi Hoosaadyada Baarlamaanka iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka.
Wafddi ka socda Barlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu Hoggaaminayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Por. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa maanta (April...
Shirdoon oo Gaarey Jabuuti, kuna sii jeeda Itoobiya, Uganda iyo Burundi
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo maanta la kulmay madaxweynaha Jabuuti, kalana hadlay xaaladda dalka
Jabuuti, April 03.2013—–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid oo maanta safarkiisii ugu horeeyey uga dhoofay magaalada Muqdisho, ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Jabuuti.
Read More →
Mu’tamarkii 1aad ee Kampala oo soo gabgaboobay
Waxaa caawa la soo gabagabeeyay mu’tamarkii dacawiga ahaa ee 1aad ee kampala oo soo billowday 29/3/2013, kulamo Diimeedkaas[Nadwa] taasi oo ay ka qeyb galeen Guud ahaan Soomaalida ku nool dalkan Uganda, Nadwadaan ayaa waxaa soo jeedinayey Culuma’aduun Soomaaliyeed oo caan kuwaas oo ka kala yimi Dalka Yurub,America iyo weliba Africa.
Read More →
Jawaari “Baarlamaanka Marnaba ma Ogolaan doono in Faragelin ama Faafreeb lagu sameeyo Xorriyadda Saxaafadda”
Waxaa Hotelka Palace ee Magaalada Muqdisho lagu qabtey Munaasabad ku aadan Sannad Guurradii Koowaad ee ka soo wareegtey Idaacadda Dalsan , waxaana Munaasbadaas ka qayb galey Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Dowlada Federaalka, Xildhibaano, Wasiiro, Siyaasiyiin, Waxgarad, Culamu’diin , Qaybaha kala duwan ee Saxaafada Shirkadaha Ganacsiga ee ka jira Dalka , Haween iyo Dhalinyaro
Read More →
Xarunta SOSCENSA oo ka Dhacdey Kulan la Tashi ah oo ku Aadan Hal Milyan oo Caruur ah oo la Siinayo Waxbarasho Lacag La’aan ah
Iyadoo Dhawaan Dowladda Federaalka ay ku dhawaaqdey in Seddexda Sanno ee Soo Socota Waxbarasho Lacag La’aan ah sii doonto Caruur gaareysa Hal Milyan ayaa Kulan Wadatashi ah oo ku aadan Mashuurcaasi lagu qabtey Xarunta SOSCENSA ee Magaalada Muqdisho ,waxaana kulankaan lagu martiqaadey Xubno ka kala socdey Daladaha Waxbatshadaee gaarka loo leeyahay , Jaamacadaha Dalka,Wasaaradda Adeega Bulshada Qaybteeda...
Xukuumada oo heshiis la gashay Ahlusunna Koofur Galbeed, maamul KMG ahna u dhistay gobolka Gedo
Iyadoo socdaal mudo labo maalin ah qaatay ay ku yimaadeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo, wafdi uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa waxaa xukuumadu ay heshiis la saxiixatay ururka Ahlusunna Waljamaacah ee Koofur Galbeed Soomaaliya, waxaana sidoo kale, xukuumadu ay maamul KMG ah u dhistay gobolka Gedo, iyo degmada...
Ra’iisul Wasaaraha Dawladda Federaalka oo Gaarey magaalada Garbahaarey
Odayaasha Garbahaarey xaqiijiyay inay diyaar la yihiin inay ku wareejiyaan hantidii dawladda iyo xarumihii ay dawladdu laheyd, si loogu adeego bulshada.
Ra’iisal Wasaaraha iyo wafdi uu hogaaminayo oo si weyn loogu soo dhoweeyey Garbahaarey
Garbahareey, March 31.2013——-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran...
Shirdoon oo ka warbixiyay natiijada wadahadaladii Kismaayo (dhagayso shirka jaraa’id)
“Kismaayo waxaa jooga ciidanka AMISOM, oo qeyb ka qaatay xoreynta goboladaas, isaga oo kaashanaya ciidamadeena, waana u mahad naqeynaa, joogistoodana waa dawr loo baahnaa, waxna kama qabno inay maamulkaasi la sii shaqeeyaan, inta uu ka imaanayo maamul sal balaaran”.
Read More →
Warsaxaafadeed Wadahadalada Kismaayo (Dhegeysi shirka jaraa’id)
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa caawa shir jaraa’id ugu qabtay warbaahinta hotelka Tawakal oo ay degan yihiin wafdiga ballaaran ee uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Read More →




