Home » Maqaallo

Madaxwayne: Hassan Sheikh Mohamoud ‘Warqad Kaaga Timi Minneapolis’

Feb 5, 2014
Inta aan qoraakaan aan qoray Febraury 02, 2014 xikmadiisa aan u gelin, aan madaxwayne ku waydiiyo maxaad iskaga dhaaftay maahmaahyadii aad ku caan baxday in aad ku qurxiso qudbadaha aad u jeediso dadwaynaha Soomaaliyeed – ha ahaadeen Daljoogta ama Qurbojoogtaba, sida qudbadii aad u jeedisay Qurbojoogta Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota iyo London, Britain. Hadii aad waqti... 

Tacsi – {Halyeey /geesi waddani ah oo inaga tegay}

Feb 1, 2014
Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester iyo agagaarkedaba waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhammaan ummadda soomaaliyeed kadib geeridii halyeey qaran ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya marxuum Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo xaleyto ku geeriyooday dalkaasi Mareykanka. Jaaliyaddu waxa ay leeyihiin Allaha ummadda soomaaliyeed sabir iyo iimaanba ka siiyo geesigaas/ halyeeygaas... 

Hashii labo midigle dheelmay dhanna uma bed qabo.

Jan 13, 2014
Sida aan lawada socono marxalad kasta oo siyaasaded waxey leedahay xamaasad iyo xiise u gaar ah, taas oo noqota dhacdo lagu  xasuusto, dhacdooyinka hakala duwanaadeen oo midiba si wax ha usaamayso, oraah hore ayaa dhahda “muruqa labo suulle Ninba si ku ah” Inkastoo Puntland ey ka dheceen dhowr doorashgo oo baarlamani ah, isla markaana ey jirtey loolan iyo kala jiidasho xildhibaanada tirad yar... 

Madaxweynuhu yuu matalaa?

Jan 8, 2014
Xaqiiqa ahaan madaxweynaha, xildhibaanka iyo wasiirka waxaa loo xushay inuu ummadda wada matalo laakiin dadkeenu waxay sheegaan in madaxweynaha ama xildhibaanka ama wasiirku tolkiis matalo, dawladda ama wasaaradda uu maamulayana ay tahay dowlad ama wasaarad reer hebel laakiin marka la eego dadka badan ee jifo walba usoo safanaya jagada madaxweynenimada ama xildhibaanimada ama wasiirnimada waxaad ogaanaysaa... 

Gugiga xalinta khilaafaka ma gutay hawshiisi

Jan 2, 2014
Sidaa la wada socano gudiga xalinta khilaafadaka markiisi hore waxaa uu ah mid muran uu ka taagan yahay cida xaqa u leh in aay soo magacaabi karto isagooo murankaa ku jira aya maxada waynnahu C/raxman Maxamed soo magacabay iyaad murankii ka taagnaa naan loo joojin waxay keentay in uu murankii halkisi ka sii cosdo ilaa uu mushariinta ay muu jiyaan tanaasul leh geesinimo daacadnimo iyo ilaalita aayaha... 

Wasarada Arriimaha Dibadda ee Soomaaliya waxay u baahan tahay Miisaaniyad wanaagsan

Dec 26, 2013
Dowladdi dhexee ee Soomaaliya intii aysan bur burin 1991, Dalka Soomaaliya waxay laheyd 39 Safaaradood waa inta aan hubo waxayna kala yihiin: USA, United Nations, Canada, Italy , Japan, India, Germany, China, UK , France ,United Arab Emirates, Saudi Arabia, Kuwait, Iraq, Iran, Qatar, Belgium , Sweden, Romania , Russia , Switzerland , Yugoslavia , Turkiya, Syria, Pakistan, Yemen, Oman , Libiya, Tunisia,... 

Radio Mogadisho: Ma Condka Dadkwaynahaa, Misa Waa Afka Dowlada U Adeega?

Dec 26, 2013
Inta aan u guda gelin muhimada qoraalka, waxaa xusid mudam in la xuso dhamaan Suxufiyiintii Shabakada Radio Mogadisho iyo inta hoos imaata “Radio Mogadisho iyo SNTV”, ee ku dhawacmay, kuwa eheladoodii la dilay iyo kuwa naftoodii qaaliga ahayd ku waayey shaqada ay Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed u balan qaadeen in ay u qabtaan. Iyaka oo aan marna dheg u dhigin cabsi gelinta cadowga. Sidoo kale, waxaa... 

Siyaasadda Xukuumaddu: Socon Weynaye aan Orodno?

Nov 24, 2013
Dabacan Socon weeynaye ma Orodnaa Su’aashaas cid kasta ee mufakir ah ama Dareen garashaba leh wey dareemi kartaa in Ruux Socodkiiba gabay sida uu Orod u Hollin karo ama isugu dayi karo inuu Ordo. Socon Weynaye aan Orodno marka aan hoos ugu daadago waxaa arrintaa iminka ka dhigan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo xiligan isku hawleysa is bedelo Siyaasadeed ee la sameeyo. Xukuumadda Federaalka... 

Qamaarka Siyaasadeed ee ka jira Villa Somaaliya !!

Nov 10, 2013
Markii la doortey Dowladda uu Madaxda ka yahay Madaxweyne Xasan Shiikh Sannad ka hor waxay dadka Soomaaliyeed ay ahaayeen kuwo si aad u soo dhaweeyey Dowladaas, iyagoo Rajo Wanaagsan ka muujiyey in Isbedel weyn oo Siyaasadeed uu Dhici doono gaar ahaan Xaaladda Soomaaliya mar haddii Hogaankii Dalka loo dhiibey qof si aad ah ugu soo dhex jirey mudadii Laabtanka Sanadood ahayd wixii ka dhacay Soomaaliya... 

Doorka Aqoonyahanku ku leeyahay Bulshada. Q/2aad. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

Nov 2, 2013
Allaa mahad leh, Ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan. Waxaynu qaybteenii hore kaga soo hadalnay aqoonyahanka iyo astaamaha lagu garto, Qaybtan maanta waxaan kaga hadlaynaa maxaa looga baahan yahay aqoonyahanka?? Inkastoo aan qoraal lagu soo koobi Karin, waxaan isku dayi inaan soo koobo dhawrka qodob ee ugu muhiimsan, Insha Allaaah. Akhristoow... 

Wax Soomaali yaa arkay?

Oct 31, 2013
Dad iyo dal aanu aqoon markuu yimaado cidda ugu horaysa ee uu la kulmo salaan ka dib wuxuu weydiiyaa wax Soomaali ah ma joogaan?. Jawaabtaas hadalka xigana waa igu raadi meel Soomaali joogto. Haddii dhib qabsado ama uu wax garan waayo hadalka u horreeya waa yaa Soomaali arkay?. Xilligaas isaga Soomaali waa u il iyo aragti. Ishuu ku dhuftana qabiilkee tahay ma jirtee waa soomaali ma tahay, haahdana... 

Libintii Kacaankii 21-kii Oktoobar lugooyaa ka Dambeysay!!

Oct 22, 2013
Oktoobar waa tee waa tuma…Oktoobartaan sara kacnoo na saacidaay…goormee lugooyadii na deysay 21-kii Oktoobar…Oktoobareey adaa lahaa iyo ereyo kale oo isugu jira suugaan iyo halku dhigyo cul culus ayaa maanta oo kale ku soo dhici jiray dhegaha ummadda Soomaaliyeed, kuwaasi oo qeyb ka ahaa weyneynta hab maamuuskii loo sameyn jiray hadba sanadguuradii la joogo ee Kacaankii 21-kii Oktoobar... 

Magacdoorsiin

Oct 10, 2013
Hanaanka ay ku dhaqmeyso dowlada dalka wuxuu noqon karaa mid demoqaraadiya, hantiwadaaga, Islaamiya, federaala, qabiiliya, boqortooyo ah, ama shuuciyada. Magaca ay ku shaqeyneyso dowladu waa mid uu ku iman karo isbedel haddii dalka uu leeyahay xisbiyo siyaasadeed oo kala mabda’ duwan. Waxaan marna isbedelin waa magaca dalka oo loogu yeerayo madaxweynaheeda, inkastoo ay dhici karto qaran dumey... 

AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED

Sep 9, 2013
AFOOYINKA RAGAADIYEY BULSHA WEYNTA SOOMALIYEED Mahad oodhan eebbe weyna kor kiisa bay ahaatay , Naxariis iyo nabageliyona Suubaneheena korkiisa ha’ahaato intaa kadib . Waxaan jecelahay inaan qormadayda ku idleeyo Murtida iyo oraahda ay Maskax-Maalayaasha Soomaliyeed ” Philosophers ” ay ka dheheen dhibaatada ragaadisay bulsha weynta Soomaliyeed iyo halka ay salka ku hayso oo ay fadhido... 

“HAWEENKA SOOMAALIYEED, DUMAR AAN RAG LAHAYN”

Aug 17, 2013
Tani ma ahan mid loo dulqaadan karo ( We can`t tolerate beyond of this). Waxaan ku bilaabayaa magaca Allaha sharafta iyo maqaamka weyn dumarka ka siiyeey diinta Islaamka ee ilaalisa xuquuqda uu qof walbaa leeyahay. Ugu horeyntii waxaan si tiiraanyo leh ugaga tacsiyeyenayaa gabadha Soomaaliyeed ee sharafteeda sida xun loogu xadgudbay laguna bahdilay ayada oo dalkeedii hooyo joogta, oo waliba joogta... 

Shirka Nairobi.

Jul 17, 2013
Qof waliba oo soomaali ah, wuxuu xaq u leeyahay in uu ka qayb galo shir ama uu qabto shir. Shirarku waa labo midood. Mid wanaag iyo horumar wata ama mid xumaan iyo dhib wata. Labadabba qofku wuu qaban karaa wuuna ka qayb galikaraa. haddii uu wanaag soo kor dhinayo wuxuu dan u yahay dalka iyo dalka . siddaa awgeed waxaa loo bahanyahay in la soo dhaweeyo, haddii uu xumaan iyo dhibaato keenayana, waa... 

Faallo: Somalia Maanta Kama Jirto Dawlad Dadkeedu Leeyahay Oo Gelikarta Wadahadal

Jul 10, 2013
Sida taariikhda ku cad waxaa sannadkii 1960 uu midowgii fashilmay dhexmaray Somaliland (Waqooyigii) iyo Somalia (Koonfurtii) oo ahaa laba dawladood oo cusub kana kala qaatay gobanimada Boqortooyadii Ingiriiska iyo Dawladdii Talyaaniga. Midowgaas ma dhexmarin Somaliland iyo Somaliweyn ama Somalia iyo Somaliweyn. Somalida Kilinka 5aad ee Itoobiya, Waqooyi Bari Kenya, iyo Jabuuti kama mid ahayn midowgaas... 

Faallo: Dhibaatada Ay Somalida Aan Xorta Ahayn Ku Hayso Somalia Maanta

Jul 1, 2013
Waxaa Geeska Afrika badhtamihii Dagaalkii Labaad ee Dunida (1939-1945) ka soo shaac-baxday Aragtidii Somaliweyn. Halgamadii xornimadoonka ahaa ee dadyowgii Somalida ee ku noolaa Geeska Afrika oo ay kala hoggaaminayeen Ururkii SNL iyo SUP ee Somaliland, iyo Ururkii SYL ee Somalia waxay hilowga himaladoodu iyo riyaaqooda wadaninimo ku salaysnaa in la xoreeyo, mideeyo, hal calan iyo hal dawladna la hooskeeno... 

Dhurwaaggii ka giigaan u diri gacan Salaameede !

Jun 23, 2013
Kooxda Dhiig yacabka ah ee Al-shabaab oo shalayto Weeraray ismiidaamin ah ka geystay,Xarunta UNDP ee Magaallada Muqdisho ayaa ah Dhurwaayo u ooman Dhiigga Muslimiinta meel kasta ay joogaan Dunnida Dacaladeeda. Kooxdaas oon Maqaalo fara badan aan ka qoray sida : 1) Shabaab yaa Macallin u ah.  Read More →
Halkudheg:

Naagtaada mar dambe ha iiga soo dacwoon!

Jun 1, 2013
Oday abwaan ah oo indheer garad ah ayuu ahaa. Inantisii ayuu wiil u guuriyey. Marka hore baahi ayaa la isu qabaa, mid walbana kan kale malag ayuu u haystaa, hoosna la isuma oga. Tan kale mar haddii aroos dhoco oo la aqalgalo jannadii aakhiro in la galay oo dhib adduun intaas ku dhamaatay ayay dhalinyaradu uqabaan. Say doonta ha ahaatee miyigii la isku guursaday ayaa muddo la isku qabay, ka dibna meeshu... 

Dhibaatada iyo xalka, ubadka qurbaha.

May 26, 2013
Ilmaha Soomaaliyeed ee qurbaha ku nool, waxaa haysta dhib aad u weyn, oo aan inta badan loo ogeyn ama aan si mudan loo tixgalin, waana tan keenta, in ilmihii qaloocdo, dhaqan ahaan iyo nolol ahaanba, aakhirkana ku dambeeyo, xabsi iyo nolol ka dhac, waxa loo yaqaan. Dhalinyaradani waxay ku dhex nool yihiin, labo dhaqan oo is diiddan inta badan, intaa waxaa u dheer, waa ilmo la nool waalid daallan jir... 

M/weyne Xasan sh. Maxamuud waxa uurku qarsanayey ayaa afkaagu hayn kariwaayey

May 26, 2013
Masuuliyiinta ugu sareeya dawlada fadaraalka ee awoodeeda maamul iska liidato ee dalka somaliya ayaa isu muujiyey kuwo Afkooda colaad ku abuuranaya wakhti ay ku haboonayd in ay af iyo adin qaboob kula macaamilaan cida ay maamula isleeyihiin iyo inta jaarnimada ay wadaagaanba,ee danta iyo duruufa waayuhu ka dhexeeyaan,inkastoo ayna lahaynba awood afka dhaafsiisan,laakiin maahmaah somaliyeed ayaa ahayd... 

“Ahmiyada wax akhriska.

May 21, 2013
  W/D. farhan Hussein elmi, (sultan) Waxaa jirta xikmad oranaysa akhriyaha maant waa hogaamiyaha beri. wax akhrinta waxaa lagu tiriyaa in ay tahay hab kamid ah hababka ugu fiican ee insaanku ku kasbado wax badan oo kamid ah aqoonta culuunta iyo fikradaha, waxa ayna gaarsiisaa in Insaanku noqdo mid horumarsan dhan walba oo noloshiisa kamid ah, cilmi ahaan cafimaad ahaan dhaqaala ahaan, bulsha ahaan,... 

Warqad Furan oo ku Socota Hogaanka sare ee Dawladda Soomaaliyeed

May 19, 2013
Talo bixin muhiim u ah jiritaanka Qaranimada iyo ilaalinta xuduudaha Jamhuuriyadda Soomaaliya By: Guddoomiyaha xisbi siyaasadeedka MIDNIMO Somali United party (SUP) Eng: Ali Hersi Karshe (Ali Kabayare) KU: MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA SOOMAALIYA MUDANE XASSAN SH. MAXAMUUD  Read More →

Is faham la’aan iyo shaki soo kala dhexgalay dowlada federaalka Soomaaliya iyo Itoobiya

Apr 25, 2013
Hordhac: Ciidamada dalka Itoobiya ayaa waxaa ay qayb weyn ka qaateen dagaalkii lala galay xarakada Al-shabaab ee dalka soomaaliya. Meelo badan oo gaboblada oo ka mid ah bartamaha iyo koonfurta soomaaliya ayaa waxaa fadhiya ciidamada Itoobiya, waxaana ay dagaal joogto ah kula jiraan maleeshiyada xarakada al-shabaab. Dowlada cusub ee soomaaliya iyo guud ahaan Amisom ayaan weli ku guuleysan iney ciidamo... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...