Home » Maqaallo

Labaatan sano kadib iyo Soomaali halka ay taagan tahay | Jooje

Dec 5, 2009
Labaatan sano kadib iyo Soomaali halka ay taagan tahay. Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Kadibna dhammaan akhristayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma salaanta islaamka Asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaat. Marka hore waxa aan fursaddan uga faa’ideysanayaa tacsi aan u dirayo dhammaan ummadda Soomaaliyeed... 

3dii,December, 2009, Farxad Murugo isku Bedeshay.

Dec 5, 2009
Cilmi Cusmaan Faarax ( Boodhari). Boodhari111@hotmail.com 3dii,December, 2009, Farxad Murugo isku Bedeshay. Ma iloobi doono. Wixii ka dhacay Hotel Shaamow ee Magaalada Muqdisho 3dii, December, 2009 xili loo fadhiyay farxad lagu soo dhaweynayo Qalin jabinta in ka badan 15 dhaqtar oo ku dhawaad muddo 7 sano ah loo carbinayay in mar uun la arko iyagoo kaalin ka gaysanaya hagaajinta adeega caafimaad xumo... 
Halkudheg:

Sheikh Muxamad Idris oo Tacsi Tiiraanyo leh u diray dadkii lagu xasuuqay Qaraxii Muqqdisho

Dec 5, 2009
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. TACSI TIIRAANYA LEH… Waxaan ugu horrayn Tacsi u dirayaa dhammaan eheladii dadkii lagu xasuuqay qarixii lala beegsaday Xafladii aqoonta ee Hotel Shaamow, Muqdisha, waxaanan leeyahay, inta dhimatayna Ilaahay Naxariis iyo Janno ha siiyo, Inta dhaawacaana allaha bogsiiyo oo boogtooda dhayo, eheladooda iyo asxaabtopodii iyo... 
Halkudheg:

Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Dec 4, 2009
Ururka Waddaniga Soomaaliyeed oo Cambaareynaya Xasuuqii ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dhammaan Xubnaha Ururka Waddaniga Soomaaliyeed iyo taageerayaashiisa iyagoo ka xun kana tiiraanyeysan waxay halkaan cambeereyn uga soo jeedinayaan falalka Bani’aadinimada ka baxsan oo lagu bartilmaameedsaday Arday, Dhakhaatiir iMas’uuliyiin iyo Wasiiro ka tirsan Dowladda ku meelgaarka ah. Waxaa wax laga xumaado... 
Halkudheg: ,

Bahda Isboortiga magaalada London Oo Tacsi U Direysa Ummadda Soomaaliyeed

Dec 4, 2009
Innaa Lilaahi Waa Innaa Ilaahay Raajucuun: Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada London ee dalka Ingiriiska waxay si wadajir ah tacsi ugu dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodeen allaha u naxariistee Wasiirro ka tirsan Dowladda Soomaaliya, Dhaqaatiir, Wariyayaal iyo Arday ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho Wasiirrada dhintay ayaa waxay kala yihiin Wasiirraddii Caafimaadka Qamar... 
Halkudheg: ,

Xasuuqii Hotel Shaamoow Gabal Dumay Dheh | Muxyadiin Ciid

Dec 4, 2009
XASUUQII HOTEL SHAAMOOW GABAL DUMAY DHEH INNAA LILAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJACUUN 03/12/2009, Waa maalin murugo iyo xanuun kasii saa’ida kii umada Soomaaliyeed la daalaa dhaceysay in mudo ah la soo darsay, waa maalin gacan cadawi gawrac arxandaro ah u geysatay Caqli, Aqoon iyo iimaan saalax ah, adoomo eebihii abuurtay uu ku maneystay, waa maalin caloolxumo iyo carwasaad u dhimanayo Ruuxii Soomaali,... 
Halkudheg: ,

Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay? | Ibrahim Dauud

Dec 3, 2009
Hotel Shaamow iyo Musiibada ka dhacday.! Maxaa kaa baxay? Abaarihii 11:00 pm ee xilliga magaaladda Nairobi ayay aheyd markii aan TV-ga Al-Jazeera English ku arkay war dag-dag ah kuna saabsan Qarax ka dhacay Hotel Shaamo ee magaalada Mogadishu, Qaraxa oo ahaa mid culus ayna ku dhinteen dad Muhiim ah ayaan kadib raadiyay warar kalle oo dheerad ah iyo sida ay wax u dhaceen ugu horeentii waxa ii xaqiiqowday... 
Halkudheg: ,

Faallo: OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010.

Dec 2, 2009
OCHA ayaa dalbanaysa Lacag dhan $689 oo Milyan si wax looga qabto Hawlaha Samafalka Soomaaliya sanadka 2010. NAIROBI:Qaramada Midoobey ayaa Bilawgii Todobaadkan waxa ay sheegtay iney raadineyso aduun dhan 689 milyan oo Doolarka Mareykanka ah si ay ugu fuliso 174 Mashruuc oo Samofala oo laga fuliyo Dalka Soomaaliya Sanadka fooda inagu soo haya ee 2010. Qoraal ka soo baxay Hayadda QM u qaabilsan isku... 
Halkudheg:

Saxaafada soomaaliya iyo marxaladii ay soomartay | Axmed cadde

Nov 30, 2009
inta aan u guda galin qormadadaan,waxaan rabaa in aqristayaasha aan u bayaaniyo saxaada qeexitaan ahaan waxa ay tahay: saxaafadu waa wax ka qoris wax ayaabo aysan dadka wax ka ogeen,haye shee marka ay maqlaan wax noloshooda xiriir laleh ama doonayaan ay inta badan dhacdo in ay u dhag taagaan ,suxufiguna waa midka isagu howshiisa tahay saxaafada. Marka aan u soo noqodo qormadadaan waxaan oran karaa... 
Halkudheg:

Goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta, iyo goobaha kale oo laga ciidey

Nov 27, 2009
Sidee looga ciiday Magaalada Muqdisho , Gobolada qaarkood iyo goobaha ay gacanta ku hayaan ciidamada Ahlu sunna oo aan laga ciidin maanta… Halkan ka daawo sawiro dheeraad ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa guud ahaan manta waxay u eheyd maalin ciida inta la ogyahay waxaana la iskuugu marxabeynayay cidwanaagsan iyada oo jawiga magaaladuna ahaa mid wanaagsan wax dagaal ah iyo iska horimaadyana... 
Halkudheg:

Burcad Badeeda iyo Hindise Cusub | Amiin Yuusuf

Nov 25, 2009
Wax badan baad maqashay Markab laga leeyahay Wadanka hebel oo wata calanka wadankaas ayaa laga soo afduubay meel xeebta Soomaaliyaga ka baxsan 1000 Km. Burcaddii ayaa waxaa la siiyey lacag madax furasho ah oo gaareysa dhowr Malyan, waxaa fashilmay heshiis u dhexeeyey shirkadda la lahayd Markabka iyo kooxda Burcad badeeda ah ,waxaan dhibaato loo gaystey shaqaalihii Markabka, waxaa la fashiliyey weerar... 
Halkudheg:

Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2)

Nov 22, 2009
Ustaad shiikh badiicu zamaan saciid Al-nuurasi (2) Badiicu zamaan Al-nuurasi markuu asaasay madarasadiisii magaalada waan ayaa waxaa bilaabmay dagaalweynihii koowaad ee Adduunka, kadib Shiikha iyo Ardadiisii oo 3 kun ah ayaa dagaalkaas ka qeyb galay si ay u difaacaan wadanka, markii uu Ruushku ku soo duulay, waxayna Shiikha iyo Ardeydiisu muujiyeen geesinimo xad dhaaf ah sida ay soo Sheegeen dadkii... 
Halkudheg:

Xisbul Islaamoow Goormaad Baraarugteen | Maxamed Nuur

Nov 21, 2009
XISBUL ISLAAMOOW, GOORMAAD BARAARUGTEEN ?   Marka hore Illahay ayaa mahad idilkeed is  ka leh, nabadgalyo iyo naxariisna Nabigeena dushiisa Allaha yeelo.   Sidaa oo ay  tahay waxaa mudan inaan cadeyno dhowr arimood, si aan u fahanno dulucda Faalada.   1- Xisbul Islaam yaa la yiraahdaa?   2- Goornaa la Aas’aasay?   3- Waa Xisbi Ceynkee ah?   4- Maxay ku kala duwan yihiin kooxda Al-Shabaab?   Su’aalahaas... 
Halkudheg:

GABAY: Cajeb!!! | Waxaa tiriyey: Aadan Maxamed

Nov 21, 2009
Cajeb!!!  Aadan Maxamed naaleeye2008@hotmail.com    Ummad waliba waxay leedahay hab ay u keydsato ama u madhxisato soo yaalkeeda, si ay dhaxal ugu reebto jiilalka soo koraya ee mustaqbalka. Soomaalidu waxay aad ugu caantahay suugaanta oo ah maktabadda ay ku keydiyaan taariikhdooda oo jiilba jiil u gudbiyo.  Haddaba innagoo ka wada dheregsan waxa ay ummaddeennu waayahan dambe ku sugantahay, ayaan... 
Halkudheg:

Soomaaliya Siyaasadda Dunida Caalamka Maxaa kaga kordhay? | Eng. Cabdulqaadir

Nov 17, 2009
Dowladda FKMG ee Soomaaliya ayaad waxaad moodaa inay ku guulaysatay Dhinacyada Xiriirka Dunida Caalamka ay la leedahay iyo sidii ay u soo celin lahayd Sharftii iyo Qaranimadii uu Dalku lahaa taasina waa wax lagu ammaani karo doorkaa weyn ee ay ka ciyaartay waqtigii yaraa ay Xilka haysay iyo sida ay u suura gelisay inay soo celiso adeegyo fara badan oo ay Ummadda Soomaaliyeed ay u baahnayd muddo ka... 
Halkudheg:

Hagardaamada reer Yurub, Habacsanaanta TFG iyo Hurdada Shacabka | Aw-Osman

Nov 17, 2009
Hagardaamada reer Yurub, Habacsanaanta TFG iyo Hurdada Shacabka. “Sir Culus” AGREEMENT between the European Union and the Somali Republic on the status of the European Union-led naval force in the Somali Republic in the framework of the EU military operation Atalanta Shalay waxay ahayd iibka Xuduud-badeedka Soomaaliyeed ee soohdin beenaanka aan la wadaagno Kenya, waxaa ku xigay khayaanadii Norway... 
Halkudheg: ,

Soomaalidu waa Dad is leh, Hogaamiyana waa Daneyste!!!. | Najax

Nov 17, 2009
Soomaalidu waa Dad is leh, Hogaamiyana waa Daneyste!!!. Puntland ma Suuqa Somali Galbeed lagu gadaa?. W/D: Najah Mohamed Ali. Dalka Soomaaliya oo ku yaalo Geeska Africa waa Dal ay Dagan yihiin Dad isku Af, isku Diin iyo isku Dhaqan ah, waxeyna yihiin dadka Soomaaliyeed kuwa anan meelna ku kala harin oo Walaalo ah waana Dad 100% ah Muslim Sunniyiin ah. Sidoo kale waxey wadaagaan dhamaan Dadka Soomaaliyeed... 
Halkudheg:

Cidlaa laga kaxaystaye miyaa, Cudud la ii sheegtay | Zaki

Nov 16, 2009
Cidlaa laga kaxaystaye miyaa, Cudud la ii sheegtay !!! Horta yaa dajiya Man’haj wax barasho oo looga dan leeyahay in wax lagu baro ubad lagu fulin doono siyaasadaha dal leeyahay kuwiisa dhaw iyo kuwa fog ? yaa xaq u leh bar baariya gurboodka la is leeyahay Barri ha noqdaan hoggaanka Dalka? Kuwa la doonayo inay noqdaan cududda Difaac ee habayn iyo maalin u taagan inay ka ilaaliyaan ciiddooda... 

Cabdirahman Faroole wuxuu ka shaqaynayaa in xabadda ONLF lagu jeediyo Puntland, ee ma ka oggolaan doonaan Reer Puntland ?‏

Nov 14, 2009
Cabdirahman Faroole wuxuu ka shaqaynayaa in xabadda ONLF lagu jeediyo Puntland, ee ma ka oggolaan doonaan Reer Puntland ?‏ Ummadda Soomaaliyeed waxaa ku dhacay 20kii sano ee ina soo dhaafay burbur dhan walba ah oo ka ugu darran uu yahay burburka ku dhacay dhaqankii soo jireenka ahaa ee bulshada Soomaaliyeed iyo iyadoo bulshada inteeda badan uu ku dhacay nooc ka mid ah cudurrada maskaxda ku dhaca... 
Halkudheg:

Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (Q. 3aad) | Sh Axmed C/samad

Nov 11, 2009
Qisadii nabi Muuse iyo Khadir (Q. 3aad)   Axmed C/samad alwaqaar@hotmail.com      Qeybihii koowaad iyo labaad ee qormadaan waxaan ku soo bandhignay: qisadii nabi Khadir iyo nabi Muuse oo la turjumay, ahmiyadda gaar ahaaneed ee qisaani leedahay iyo qeyb ka mid ah faa’iidooyinka qisada gaar ahaan faa’iidooyinka Alle weyne ka hadlaya iyo kuwa cilmiga ku saabsan. Qeybta seddexaadna waxaan ku soo... 
Halkudheg:

Jinnigeygaa Neceb!! | Amiin Yuusuf

Nov 9, 2009
Jinnigeygaa Neceb!! “Naa Walaalay maalmahan kuuma bogin wajigaaga si-si ayuu ila yahay ee maxaa kugu dhacay”, waxay ku jawaabtay “Naa waa runtaa ayaantaan ma fiicni, haddii aan runta kuu sheegana ninkii aan isqabnay ayaan kala tagnay”, Gabadhii kale ayaa inta ay naxday waxay tiri “Ninkii wanaagsanaa ee deeqsiga ahaa , Bashaashka ahaa ee Deriska amaaneyn ee aad kuu jeclaa miyaad kala tagteen?”,... 
Halkudheg: ,

Socdaalkaygii muqdishu…!! | Maxamed mustafe xaaji

Nov 7, 2009
Sida ii qorshaysnayd waxaan xir xirtay alabtayda waxana aan go,aan ku gaaray inan usafro dhankaas iyo casimada dalka Somalia ee magalada muqdishu bal si aan usoo ogaado xaqiiqda dhibato ee ka jirta caasimada . Waxan tagay muqdishu 29\09\2009. Waxan ka dagay adan cade airport anigoo darenkayga aan la qiyaasi Karin waxa aan trenset ku maray dhowr dal oo ay ka mid ahayen Djabouti iyo yemen waxana aan... 
Halkudheg:

Marqaati baan ka ahay … Siyaasi Geesi ah, Soomaali wadani ah | Maxamed mustaf

Nov 7, 2009
Marqaati baan ka ahay … SIYAASI GEESI AH …SOMALI WADANI AH Cinwaankaas wuxu noqon doonaa cinwanka wayn ee aan maqaalkasta oo aan qori doona cinwan ooga dhigayo hase ahatee maqaalkasta cinwankisa gaar ka ah ayu lahan doonaa insha allah. SIYAASI GEESI AH …SOMALI WADANI AH Anigoo fadhiya xarunta golaha dhalinyarada somaliyed ee magalada Khartoum ayan waxan kala furay computer-ka gacanta waxana aan... 
Halkudheg:

Risiqiinna Ilaah baa Qaba ee Hadla | Muxamed Idris

Nov 4, 2009
بسم الله الرحمن الرحيم RIZIQIINNA ILAAH BAA QABA E HADLA! W/Q: Muxamed Idris Axmad Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna korkiisa ha ahaato. Waxaan filayaa Soomaali kasta oo la socdey bilihii la soo dhaafay doodii ku saabsanayd Badda Soomaaliyeed ee Dawladda Keenya cabbiratay, inuu ka marag kacayo in Bahda Somalitalk si xirfadi ku dheehantahay u soo bandhigtay,... 
Halkudheg: ,

FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa?

Nov 3, 2009
FAALLO: Burcad badeeda Somalida xal ma loo hili karaa? Burcad Badeeda Somalida marka aad fakir ahaan aad U Maqashid Qayb waxa ay lee yihiiy Dadwaynaha Somalida, burcad badeeda somalida waa ay ku sax san yihiin wax ay sameenyaan qayb kalena wax ay lee yihiin waa wax qalad waxa ay ku dhaqaaqayaan Burcad Badedda Somalida. Burcad Badeeda Somaliada waxay Maalinba Maalinta ka danbaysa ka sii badanyaan sida... 
Halkudheg: