Home » Faallo
Yaa U-Sheega Kenya , Dagaal U Aadista Somaliya Dalxiis Ma’ahan.
Gununuca Prf Gaandi, Galbiska Axmed Madoobe ,Is-Giijinta dowlada Kenya , Gunti-xumida Mudane Gaas , Guuxa hoose ee Sharif Axmed , Geediga ma-dege ee beesha caalamka ,Gees u daaqnimada Faroole, Gulufka beenaadka Galmudug , Galgalashada Ahlu-sunnah wal-jamaaca, Gardarada xabashida , Godlashada Turkiyo iyo siyaasada Geesaha badan ee Somaliya lagu dhaqo beryahan ma tahay mid ay Somalida uga soo dhax-bixi...
Muqdisho iyo Qaraxa Taayerka
Waxaa noo buuxsamay 21 sano oo shacabka Soomaaliyeed ay ku jireen dagaalo oo ay ka dhaxleen dhibaatooyin dhinacyo badan leh, wuxuu waqtigu is guraba, gaar ahaan dadka ku nool Magaalada Muqdisho waxaa u sii dheeraa dagaalo is dabajoog ah oo hadba waji yeelanayey kuwaas oo ay ku lug yeesheen qaar ka mid ah wadamada Caalamka, hase yeeshee waxaa waqtiyadan dambe ku soo kordhay Muqdisho Qaraxyo kuwaasoo...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed Casharkii XV-aad
Prince Luigi Amedeo, 11 cisho ka hor intuusan Xamar ka dhoofin wuxuu furey dhismihii waynaa ee kaniisaddii Xamar. Waxay ahayd xilligaas kaniisadda ugu wayn ee qaaradda Afrika ka dhisneyd. Qaab-dhismaheedka kaniisaddan waxaa loo ekeysiiyay dhismo kaniisad ku taal magaalada la yiraahdo Cefalù oo 75 km. u jirta Palermu oo ah magaalo-madaxda jasiiradda Sicilian, taas oo la dhisey markey taariikhdu ahayd...
Runta ma isu sheegnaa aan rafaadka ka baxnee?
Runta waa xaqiiqda jirta oo la wajaho, waana midda horseedi karta isfaham guud oo dhexmara shacabka Soomaaliyeed ee dhibban tan iyo maalintii afka ciida loo galiyay jiritaankii Sooomaaliya.
Runta waa daawadda dhabta ah ee lagu dawayn karo in badan oo ka mid ah bulshada oo wali riya aan la rumaysan karin ku raran, rabana in ay run ka dhigaan khaasatan dadka riyooda iyaga oo soo jeeda isaga oo markaasi...
QORSHAHA QARSOON EE YEMEN QAYBTII LABAAD
Boqortooyooyinkan xagga hoose ku qoran oo dhami waxay kashaqayn jireen ganacsiga (Spice Trade) oo isaga gooshi jiray Afrika, Aasiya iyo Bariga dhexe kaasoo waxa laga ganacsado ay ka mid ahayd, dawo dhaqameedyada, xawaashyada, xabkaha iyo faleenka, uduga iyo weliba daroogada, kaasoo ay joojisay markii danbe boqortooyadii Cismaaniyiintu, ganacsigaas dartiis ayey Romans kii hore u yaqaaniin Yemen farxaddii...
Heshiiska Neyrobi, Al-Shabaab iyo Dano kale!
Qore: Xassan Xayle
Mawqif kala duwan
Waxaa dharaarta ka cad in xaaladda siyaasadeed ee dalka ka taagan ay tahay mid xush ah ama aad u jilicasan oo, isla markaana, ay muuqto inaysan laheyn qorshe sugan oo ka ambaqaada argti ku jihiheysan maareynta umuuraha socda iyo qaarka sida lama filaanka ah ku yimaada
Xaqiiqadaas waxaa tusaale cad u ah siyaabaha kala duwan ee madaxda Dowladda ku uga hadleen soo...
REER SAALAX IYO RAASKOODII
Kitaabka quraanka ah ooraadiisu maahan mid la hadleysa meel maran. Bal waa ooraah leh yool ay kula hadleyso guud ahaan aadamiga si ay u gaarsiiso xaqiiqada ay noloshu ku dhisan tahay. Si gaar ah waxay ula hadleysaa intii sheegatay in ay rumeeyeen. Waa kitaab qofkii u dhega nuglaada, uu ka helayo lab faxan iyo nuur. Qofkii ka dhega adeygana wuxuu helayaa lab ciriiryoon iyo gudcur. Waa kitaab rumeyntiisa...
Khaliif Idiris Cismaan : Soomaaliya Dhagax …. Kenya Ukun
Iyadoo 16-Ka Bishaan Ciidmada Kenya ay soo galeen Degaano ka mid ah Dhulka Soomaaliya gaar ahaan Gobolka Jubadda Hoose waxaana soo gelitaankaas ku kala qaybsanmey Dowladda Federaalka ka dib markii uu Raiisul Wasaare Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu sheegey in Ciidmadda Kenya ee soo galey Dhulka Soomaaliya ay ku joogaan Rabitaanka Dowladda Federaalka halka Madaxweyne Shiikh Shariif uu sheegey In Ciidmadda...
Sabtiga sagaalaadka Carafo waa la Soomi karaa !
Culimada Muslimiinta waa ay isku wada raacsan yhiin Asal ahaan inaysan banaaneyn in Maalinta sabtiga Soon gaar ah lala beegsado ayadoo uusan Qofka uga soo aadin Caado uu lahaan jiray ama Maalin sida carafada oo kala ah oo Soonkeedu Suno daliil gaar ah leh yahay.
Marka hadii la yiraahdo side la yeelayaa Xadiiska ay wariyeen Tirmidi 744, Abuu Daauud 2421, Ibnu Maajah 1726 ee uu Albaani ku Saxiixiyay...
Gabaygii Haku daaalin iyo (Abwaan yaxye Xaashi)
Gabaygan magaciisa waxa layiraahdaa ha kudaali hanadow kuwaan haanka loo qabaye
waxaan ilifay 1.11 .2011.wuxuu daba joogaa amaba aan ku hal qabsaday gabay uu tiriyay
abawaan cadi raxiin hilowle galayr gabaygaas oo soo baxay 23:10.2011 oo la yidhaahdo Hadafsame ayuu abwaanku soomalida aad oo kaga hadlayey marxalada umada soomaaliyeed iyo dalkeedu marayo waxaa erayadiisa ka mid ahaayeen hadaan iri hayaan...
Qodobada Heshiiska DFKMG iyo Kenya
Waxaa magaalada Nairobi heshiis ku saabsan ciidanka militariga Kenya ee galay gudaha dalka Soomaaliya uu dhex maray ra’iisul wasaaraha DFKMG iyo ra’iisul wasaaraha Kenya.
Heshiiskaas dhexmaray Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Railla Odinga oo ka kooban 11 qodob :
Qodobada Heshiiska Nairobi ee October 31, 2011 HALKAN KA AKHRI
Waraaqda heshiisku u qoran yahay oo ay tusayaan saxaafadda Nairobi,...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeedii:Casharkii XIV-aad
Khudbaddii uu Boqor Cismaan ka jeediyay Boosaaso, waxay soo af-jartey dagaalkii la magac-baxay Dagaalkii Shanta Sanadood ee Soomaaliya (Cinque Anni di Guerra in Somalai). Cesare Maria De Vecchi, oo ahaa xaakimkii Talyaaniga, islamarkaana hoggaaminayay dagaalka, buug uu ka qorey ayuu ku soo ururshey sheekooyinka ka harey dhacdooyinkii dagaalka. Wuxuu qoraalkiisii ku soo gabagabeeyey war-bixin uu kaga...
Fadliga Tobanka bisha Dul-Hijjah (Arafo) Sh. Maxamed Idris
Sheikh Maxamed Idiris oo Masjidka Abuubakar ee Minneapolis ka jeediyey muxaadarooyin:
Qaybta koowaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur
[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_1_aad.mp3]
Qaybta labaad ee Muxaadarada, 21 cashar oo laga qaadanayo Suuratu An-nuur iyo Su’aalo iyo Jawaabo
[audio:http://abuubakar.org/codmp3/21_cahsar_suratu_an-nur_Q_2_aad.mp3]
Muxaadaro...
The illegal Kenyan invasion of Somalia crystallizes IGAD/ EAC Political Initiative
October 24, 2011
The ongoing illegal Kenyan military invasion of Somalia, which has left experts on East Africa region with many questions about motive, timing and objectives, crystallizes the Regional Political Initiative (RPI) of the Inter-Governmental Authority on Development and East African Community (IGAD/EAC) on Somalia. Important members of IGAD/EAC are Ethiopia, Kenya, Uganda, Tanzania, Burundi,...
QORAALLADII QUMRAAN
Qumraan waxaa lagu magacaabaa dhul-dhagaxeed ku yaal xeebta galbeed ee badda meydka ah (Dead Sea) bariga dalka Jordan. Dhulkaasi oo ah dhul qarar badan leh ayaa wuxuu 8 km. u jiraa degmada Ariixa (Jericho) ee dalka Falastiin kaga taal daanta galbeed ee webiga Jordan. Waxaa halkaas ku dhaqan qabaa’il lagu magacaabo Al-Tacaamir ee carabta badowda ah. Degaanku maahayn mid la yiqiin muddadii ka-horeysey...
Shiikh Umal oo Ka Yaqyaqsooday Falkii AL-shabaab (1) !!!!!!
Shiikha caanka ah ee Soomaaliyeed Shiikh Mohamed Cabd Umal xafidahu Allaah Imaamka Masaajidka weyn ee Abuubakar Saddiiq ee Xaafadda Easleigh,Nairobi ayaa Khudbad Cajiib leh ugu jawaabay Cali dheerihii AL-shabaab ee Qirtay in ay ayagu ka danbeeyeen Qaraxii Bishii Oktoober 4 , ay ku gumaadeen Ardeyda waxbarashada ugu socotay Dalka Turkiga.
Waxaan halkaan ku soo Bandhigeynaa Khudbadii Shiikh Umal Ayadoo...
Stop wasting lives, money in Somalia, US report urges
Sii Akhri Twenty Years of Collapse and Counting (The Cost of Failure in Somalia)
Read More →
Kenya oo Shidaal ka Baaranaysa 3900 Sq Km ee Gudaha Dhulbadeedka aagga Raas Kambooni ee Jamhuriyadda Soomaaliya
Xukuumadda FKMG ma ka hor istaagi doontaa Kenya sahaminta ay ka waddo gudaha Badda Soomaaliya? Kenya oo 150 km gudaha u soo gashay dhulbadeedka Soomaaliya aagga L5
SII AKHRI
http://www.somalitalk.com/2011/badda/difaac60.html
Read More →
The New Somalia Roadmap: Perpetual conflict in the making
The New Somalia Roadmap:
Perpetual conflict in the making
SII AKHRI
Read More →
Somali Parliament warned K-TFG leaders against committing treason
October 15, 2011 – On October 8, 2011, the Transitional Federal Parliament of Somalia (TFP) passed a law (resolution) that made a crime the implementation of one of the priority tasks of the Roadmap adopted by the selected Somali Stakeholders — Kampala Transitional Federal Government (K-TFG), faction of Ahlu Sunna Wal Jama (ASWJ), Regional States of Puntland and Galmudug. K-TFG leaders...
Somalia: Roadmap A Hole in Water | By: Ali Garabey
By: Ali Omar Ghedi (Ali Garabey) –
The Consultative Conference that was organized by the U.N., and held in Mogadishu on 4-6 September, the bulk of Somali people couldn’t absorb as they couldn’t take seriously the Kampala Accord. The idea of the CM wasn’t own by the Somali government or its people’ but it’s imported from external world and labeled to theTFG. The reality is that the Consultative...
Turkiga u Xilsaar Badda Soomaaliya
Maqaalkani wuxuu tixraacayaa talooyin badan oo laga bixiyey difaaca badda Soomaaliya. Misana fikradahaas ayaan ku weeleynayaa sal iila eg danta qarankeenna.
Bishii 8aad ee 2009ka waa tii uu baarlamaanka Soomaaliya laalay heshiiskii loogu magac-daray ”Is Afgarad” ee muranka lagu geliyey badda Soomaaliya. Haddana bishii 10aad ee 2011 ayuu baarlamaanku laalay qorshihii ‘Dhulbadeedka Soomaaliya’...
Jumcada iyo Mucjizooyinka dhaca
Jumcadii Roob doonta
Magaalada Madiina iyo agagaarkeeda ayaa waxaa ka dhacday abaar aad iyo aad u daran oo dhibaato xun gaadhsiisay dadkii iyo duunyadiiba. Wixii waro ahaa iyo ceelashiiba way gudheen. Waxay dadku aad u sugayeen roob, wuuse di’i la’yahay wayna dheeraysteen.
Iyadoo xaaladdaa lagu jiro Rasuulkuna c.s.w. uu ku sugan yahay Madiina ayaa maalin Jumca ah wuxuu sidii caadada u ahayd u istaagay...
SOOMAALI-WAYN: Dhalashadeedii iyo Dhabar-jabkeed Casharkii XIII-aad
Dabayaaqadii 1926-kii, kadib markii xooggii gumeystaha uu ku fashilmey labadii qorshe-weerar ee hore, Talyaanigii wuxuu bilaabey qorshaha weerarkii saddexaad ee uu ku doonayay in uu kula wareego gobolka. Ciidamo tiro badan ayuu soo ceegaagey gobolka afartiisa jaho. Ciidankii ugu horeeyey oo dhamaa hal guuto, waxay ka soo dhaqaaqeen degmada Eyl markey taariikhdu ahayd 18/ 11- 1926-kii. Ciidankan oo...
Buuga Ku Saabsan Kobocii Islaamiyiinta Soomaaliya Oo Bosaso Lagu soo Bandhigay
Magaaladda Bosaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland, Waxaa Maalintii Isniintii ka dhacday Xaflad lagu daahfuray Buug Cusub oo loogu magacdaray Kobicii Islaamiyiinta Somalia oo ka hadlaya Taariikhdii dhaqdhaqaaqyadii islaamiyiinta Somalia 50 kii Sanno ee la soo dhaafay.
Buugan oo uu qoray C/shakuur Mire Aadan, wuxuu koobayaa Taariikh run oo nus Qarni ah laga soo bilaabo sanadii 1952-dii ilaa 2002, wuxuu...




