Home » Directory
The Free Bashir Makhtal Coalition
Canadian Somali congress & The Free Bashir Makhtal Coalition
Would like to invite you to join Ottawa Canadian Somalis in a peaceful demonstration to demand that the Canadian Government bring Bashir Makhtal back to Canada & show our support for the Makhtal Family.
When: Monday August 17, 2009
1:00 PM to 3:00 PM
Where:
Starting at 151 Slater Street and proceeding to the Prime Minister’s...
Somali Week London oo maalintii Shanaad ka soconaya
Somali Week London oo maalintii Sadaxaad ,Afaraad iyo Shanaad ka soconaya Garoonka New River .
London 09.08.2009: Garoonka New River ayaa waxaa si habsami ah uga socda ciyaaraha Somali Week London oo ka furmay asbuucii hore bartamihiisa Waqooyiga magaalada London.
Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha kale ah :
Holand B V Ilamos, Liecester Stars V Nabadda, Wembley United...
Caawi:Hooyo Karaamo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay
Hooyo Soomaaliyeed Oo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay Oo Hayey Mudo 15-sano Ah
Hooyo Karaamo Bishaar Muye waxay la il daran tahay xanuun ka asiibay beerka iyo wadnaha kaasoo ay la jiiftay mudo ka badan 15-sano islamarkaana ay dadka Ehelkeedu mudo kala tacaalayeen balse ay ku guul daraysteen inay helaan caafimaadka hooyo karaamo kadib markii ay dhaqaatiirta sare sare ee ka Howl gala caasimada...
Tacsi: Warsame C. Shirwac
INNAA LILAALI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa naxdin iyo murugo aan la qiyaasi karin ah dilka loo geystey wasiirkii warfaafinta ee Puntland Allaha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Dilka Wasiirka waa dil loo geystey dhammaan shacabka reer Puntland. Waxaanan uga tacsiyeynayaa guud ahaan dadka reer Puntland, gaar ahaanna ehelka uu ka geeriyoodey Marxuum Warsame Cabdi Shirwac.
Waxaan ka dalbaneynaa...
Tacsi:cabdulaahi Nuur
Ilaahay naxaristiisa haka waraabiyo marxum cabdulaahi Nuur jibreel,oo 7/8/2009 ku xigaabtay magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,hakana siiyo samir iyo imaan qaraabadi u ka geeriyodey,iyado tacsi diran loo dirayo eheladisa oo dafaha aduunka ku kala nool.
1-duub/cabdulaahi sheikh maxamud salebaan.
2-maxamed xaji jaamac.
3-c/laahi ibraheim jaamac.
4-jaamac xaji ismaacil.
5-cali ducaale faarax.
6-cabdi...
Tacsi: Cali Marshaal
INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Jaaliyadda Reer Somaliland ee kudhaqan dalka K/Africa guud ahaan, waxey tacsi udirayaan eheledii, qarabadii iyo Qaranka Somaliland uu kageeriyodey ALLE ha unaxariistee Marxuum Cali Guuleed Cali (Cali Marshaal), waxaaney ilaahey ugabaryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo, eheledii iyo umadda reer Somaliland sabir iyo iimaana kasiiyo.
Alla ha u naxariistee...
Tacsi: Ayeeyo Xaaliyo Mohamed
1 aabe abdi said ahmed
2 hooyo iftin haji mohamud
3 eng mohamed abdi said sagac
4 mohamud abdi said sagac
5 farxiyo abdi said sagac
6 juweriyo abdi said sagac
7 jamiilo abdi said sagac
8 jamac madaxay
9 cabdale jamac madaxay
10 zahid jamac madaxay
11 abti ahmed xaaji mohamud
12 abti osman haji mohamud
13 abti issa haji mohamud
14 abti yusuf haji mohamud
15nurdin osman haaji mohamud
16 sam sam...
Hambalyo Aroos
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Mne Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobollada Bari, Mne Nuux Siciid Ducaale, Mne Cabdirashiid Faarax Axmed, Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Operations, iyo dhammaan saraakiisha, wakiillada iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil – meel kasta oo ay joogaanba –...
Minneapolis Somali Book Fair
Book Fair Announcement
The Somali Culture, Language & Literary Study Circle & Scansom Publishers Presents:
Minneapolis Somali Book Fair Click here
Read More →
Koobka Somali Week London 2009 oo maalintii Labaad ka socda magaalada London.
Koobka Somali Week London 2009 oo ay isaga hor yimaadeen kooxaha Holand iyo Wembley United, Kooxda Finland iyo Milton Keynes.
Sawiro kaloo badan daawo
Totenham 07.08.2009. Waxaa garoonka New River Stadium oo ku yaal Waqooyiga magaalada London si habsi ah uga socda koobka Somali Week London oo ay ku loolamayaan 12 kooxood ayaa maalintii 2aad lagu qabtey labo ciyaarood oo aad u xiisa badnaa oo ay...
Somali Week oo si rasmi ah London uga bilowday
Somali Week 2009 oo si rasmi ah maanta uga biloowday garoonka New River Staduim oo ku yaal waqooyiga magaalada London.
Sawiro badan halkan ka daawo |Qaybta labaad ee sawirada daawo
Waxaa galabta 8/4/09 magaalada London xaafada Totenham si rasmi uga furmay garoonka New River Stadium koobka Somali Week London 2009.
Koobkaas oo ay ka qayb qaadanaya 12 kooxood oo kubadda cagta oo kale duwan oo Soomaali...
Marka – Gabar yar oo gargaar degdeg ah u baahan
Walaalka Muslimka ahoo u gar gaar gabadhaan yar ee ku xanuunsanaysa Magaalada Marka
Gabar aad u da’a yar oo lau magacaabo Qadra Sheeq Cabdirasaaq ayaa ku xanuunsanaysa maaalada Marka ee gobolka Sh/Hoose, iyadoo gabadhaan uu xanuunka ka hayo uu soo gaaray xiligii gabadhaasi ay Hooyadeed dhalaysay oo markaasi aan si wanaagsan looga goyn Xudunta
Hooyada dhashay gabadhaan yar oo lagu magacaabo Samsam...
Carmo vs Bosaso – Ciyaar xiiso badan
Ciyaar aad u xiisa badan oo ay iskaga Horyimadeen Magaalada Carmo iyo Bosaso oo ka dhacday Garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo.
Sawirada Halkan ka daawo (GUJI….)
Ciyaar aad u xiisa badan ayaa shalay ka dhacday garoonka kubada Cagta ee Magaalada Carmo ciyaartaasi oo ahayd mid saxiibtinimo ah ayaa waxaa ay ku soo dhamaatay 1-2 waxaana guushu ay raacday oo 2da gool keensatay Kooxda kubada cagta...
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan
Fadlan Caawi Ilmahan Yar oo ay madaxa Biyo uga Jiraan (Daawo Masawirada)
Sawirada iyo waraaqaha dukumiintiga halkan ka eeg (GUJI)
Kenya:-Dhamaan dadka Soomaaliyeed ee Muslinka ah khayrkana Jecel kuna nool dunida dacaladiisa waxaan ka codsaneynaa in ay alle dartiis u caawiyaan ilmahan yar ee aadka u xanuunsan oo ay madaxa biyaha uga jiraan waxna looga qaban karin dalka Kenya.
Suudi Ali waa halsano iyo...
Jadwalka cayaaraha Somali Week London 2009
London: Waxaa magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska lagu qabanayaa koob loogu magacdarey Somali Week 2009..
Koobkaas waxaa ka qayb qaadan doono kooxo ka dhisan dalka Ingiriiska iyo dalalka Sweden, Holand , Canada, isla markaana waxa iyana ka soo qayb gali doono ciyaartooydii hore kubada cagta dalka Soomaaliya, kuwaasoo ka kale iman doono dalal kale duwan.
Tartankaan ayaa lagu qaban doono garoon...
Xaruntaada iyo Ganacsigaaga ku dar diiwaanka SomaliTalk
DIIWAANKA
Xaruntaada iyo ganacsigaaga ku dar SomaliTalk.com
Read More →
Minnesota – Cusboonaysiin Sharciga TPS
OGEYSIIS SOOMAALIDA MINNESOTA
Wasaaradda Amniga Gudaha, qeybteeda socdaalka ayaa waxay soo saartay bishii July 27, 2009 xeer lagu cusbeyneysiinayo sharciga ku meel gaarka ee TPS loo yaqaan. Sharcigaa oo xaq u leh ilaa 300 oo soomaali ah ayaa waxaa la siiyey muddo 60 maalmood gudohood inay ku cusbeysiiyaan sharcigooda iyo kaarka ruqsada shaqada. Sharci ahaa kaarka shaqada wey sii isticmaali karaan...




