Home » Archive Qoraaga
Hantiilayaasha caydha ah|Sh. Maxamed Idris
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato.
Ma maqasheen, mase aragteen Hantiilayaasha Caydha ah ee gaajada u dhintay? Haddaydaan hora u maqal waa: Soomaalida dadka la yiraahdo!!!!
Adduunka Socodkiisu waa cibro iyo casharo waaweyn. Soomaaliduna horay ayey u tiri: “Nimaan Dhul Marin Dhaaya Ma leh”.
Adduunka intaan socdaalka ku ahay waxaan wax badan u...
Australia Ardayda Soomaaliyeed Malaysiya wax haku barteen
Dawlada Australia Oo Tixgelin Siisay Qorshe Uu U Bandhigay Safiirka Soomaaliya U Fadhiya Indonesia.
Sida aan ka soo xigtay jariirad la yiraahdo The Age, taasoo ka soo baxda dalka Australia ayaa waxa ay war bixin ka qortay kulan muhiin ah oo dhex maray Safiirka Soomaaliya u fadhiya wadanka Indonesia Md. Maxamuud Colow Barrow iyo mas’uul sare oo ka tirsan waaxda arrimaha dibadda ee dalkaasi Australia...
Somali students plan for Malaysia
Somali students plan for Malaysia
Misha Schubert
August 7, 2009
AUSTRALIA is considering offering Somali students scholarships in Malaysia – rather than inviting them to study here – to increase the chances that they will return home rather than resettle in Australia.
A senior government MP has written to Foreign Minister Stephen Smith with the proposal, after the Somali ambassador to Indonesia...
Sweden: Shir looga hadlay Qurba joogta iyo Maalgashiga PL
Shir balaaran oo looga hadlayey arimaha Puntlanad ayaa maanta ka dhacay magaalada Stockholm ee dalka Sweden. Shirkaan ayaa loga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa maalgashiga dadka qurbo joogta ah ay wadaan iyo sidii diirada lagu saari lahaa in laga fekero in laga shaqeeyo sidii maamulka looga kaabi lahaa dhinacayo badan.
Dr Yaasiin Faarax Cartan...
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Kuwait
Xafladda Qalinjibinta Ardaydii ugu badneyd Taariikhda Jaaliyadda somaaliyed ee kunool dalka Kuwait
Sawiro kale oo dheeraada daawo
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay qaban qabadeedana ay lahaayeen Safaaradda soomaaliddu ku leedahay dalak Kuwait oo ugu horeeyo Danjire : Abdulkadir Amiin shekh iyo lataliya yaashiisa kala ah Abdulkadir sufi Mohamed (muriidigolf) lataliyaha Arrimaha Siyaasadda...
Sheekh Shariif oo ka warbixiyey Safarkiisii Nairobi
Madaxweynaha Dowladda KMG ah Oo Maanta Shir Jaraa’id Kaga War Bixiyey Kulamadii uu Dhowaan Nairobi kulala Lahaa Hilary Clinton
Madaxweynaha dowladda FKMG ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shir jaraa,id oo uu kaga hadlayo kulankii ay dhowaan ku wada yeesheen magaalada Nairobi xoghayaha arimaha dibada dalka maraykanka Hilary Cilinton ku qabtay xarunta madaxtooyada ee villa soomaaliya...
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka|Siciid
Caruurta iyo goobaha kulanka Internedka
Dhawaan waxa aan akhriyay warbixin dheer oo joornaalka la yidhaa Newyork times uu ka qoray dhaliinyaro Soomaaliyeed oo mudooyinkii danbe ay wararku sheegayeen in ay ka guureen wadanka Maraykanka kuna noqdeen Soomaaliya si ay uga ag dagaalamaan ururka Al-Shabaab. Qayb wayn oo ka mida wararka uu joornaalkani soo bandhigay ee ku saabsan xogta dhaliinyaradan waxa...
War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay|Sooyaan
War-baahinta Soomaaliyeed ha garato danaha ummadeeda burburtay.
Intii ay gobanimmada qaadatay illaa iyo maantadan la joogo ayaad moodaa in guud ahaan xukuumadaha qaaradda Afrika ay dhibaato ka haysato xeerarka iyo sida ay ula dhaqmayaan Suxufiyiinta, ma aha wax ceeba ah dunida 3aad dalalka loogu yeero ama kuwa horu marayba inaad aragto nin weriye oo la handadayo, la xiray, la garaacayo, ama la dilayba,...
Haddii aad i doorataan Q-2aad|Suldan
Haddii aad i doorataan! Qaybtii Labaad
Haykalka Dowladnimo
Your browser may not support display of this image. Haddaba, haddii aad na doorataan, waxaannu idinku haggaynaa horukac iyo hiraal dheer [insha Allaah], waxaannu muujinayaa xilkasnimo, caddaalad, sinaan, maamul wanaag iyo hoggaamin dhab ah. Waxaanuna idinka saaraynaa wakhtiga xun ee lagu jiro, annagoo Ilaahay la kaashanaya, qorshe iyo hindisena...
Somali Week London oo maalintii Shanaad ka soconaya
Somali Week London oo maalintii Sadaxaad ,Afaraad iyo Shanaad ka soconaya Garoonka New River .
London 09.08.2009: Garoonka New River ayaa waxaa si habsami ah uga socda ciyaaraha Somali Week London oo ka furmay asbuucii hore bartamihiisa Waqooyiga magaalada London.
Ciyaaro aad u xiisa badan ayaa waxaa isaga hor yimid kooxaha kale ah :
Holand B V Ilamos, Liecester Stars V Nabadda, Wembley United...
Muqdisho:Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN
Kulan ay qabanqaabisay Dallada SOYDEN oo looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada oo Muqdisho lagu qabtay
Sawiro dheeraada daawo
Kulan looga hadlayay isku xirka howlaha ururada dhalinyarada Soomaaliyeed oo ay soo qabanqaabisay Dallada SOYDEN ayaa manta 8 Ogost 2009 lagu qabtay Hotelka Saxafi International ee magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa ka soo qeyb galay in ku dhow 100 xubnood oo...
Caawi:Hooyo Karaamo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay
Hooyo Soomaaliyeed Oo U Dhibaataysan Xanuun Wadnaha Ka Asiibay Oo Hayey Mudo 15-sano Ah
Hooyo Karaamo Bishaar Muye waxay la il daran tahay xanuun ka asiibay beerka iyo wadnaha kaasoo ay la jiiftay mudo ka badan 15-sano islamarkaana ay dadka Ehelkeedu mudo kala tacaalayeen balse ay ku guul daraysteen inay helaan caafimaadka hooyo karaamo kadib markii ay dhaqaatiirta sare sare ee ka Howl gala caasimada...
Somaliland: an ugly face of a clannish enclave | Mohamoud Yusuf
“Somaliland”; an ugly face of a clannish enclave
It was two decades ago when the last and infamous iron curtail between eastern and western blocks, the Parlin wall vanished. Since then, the political scene of the world has been steadily changing. Once heavily observed boundaries between great and abhorrent nations became tourist attractions and the world shrinks into one global village in 21st,...
Communiqué: Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers
Communiqué
Conference with Former Senior Somali Military and Police Officers
1-5 August 2009, Washington DC, USA
The Transitional Federal Government of Somalia and the United Nations Political Office for Somalia (UNPOS) convened a conference of former senior military and police officers of the Somali National security forces in Washington DC from 1st to 5th August 2009.
The conference was co-chaired...
Saraakiishii hore ee Soomaaliya oo soo saaray sadex qodob
BAAQ
SHIRKA SARAAKIISHA HORE EE CIIDAMADA QALABKA SIDA IYO BOOLISKA SOOMAALIYEED-
waa saraakishii saresare ee hore-
1-5 August 2009, Washington DC, USA
Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed iyo Xafiiska Qaramadda Midooway u Qaabilsan Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya (UNPOS) ayaa waxay shir u qabteen Saraakiishii hore ee Ciidamadda iyo Booliska Soomaaliyeed ( Waa kuwii madaxda Ciidamada ahaan jirey)....
Tacsi: Warsame C. Shirwac
INNAA LILAALI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaa naxdin iyo murugo aan la qiyaasi karin ah dilka loo geystey wasiirkii warfaafinta ee Puntland Allaha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Dilka Wasiirka waa dil loo geystey dhammaan shacabka reer Puntland. Waxaanan uga tacsiyeynayaa guud ahaan dadka reer Puntland, gaar ahaanna ehelka uu ka geeriyoodey Marxuum Warsame Cabdi Shirwac.
Waxaan ka dalbaneynaa...
Tacsi:cabdulaahi Nuur
Ilaahay naxaristiisa haka waraabiyo marxum cabdulaahi Nuur jibreel,oo 7/8/2009 ku xigaabtay magaalada ceerigaabo ee gobolka sanaag,hakana siiyo samir iyo imaan qaraabadi u ka geeriyodey,iyado tacsi diran loo dirayo eheladisa oo dafaha aduunka ku kala nool.
1-duub/cabdulaahi sheikh maxamud salebaan.
2-maxamed xaji jaamac.
3-c/laahi ibraheim jaamac.
4-jaamac xaji ismaacil.
5-cali ducaale faarax.
6-cabdi...
Tacsi: Cali Marshaal
INAA-LILAAHI WAINAA-ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Jaaliyadda Reer Somaliland ee kudhaqan dalka K/Africa guud ahaan, waxey tacsi udirayaan eheledii, qarabadii iyo Qaranka Somaliland uu kageeriyodey ALLE ha unaxariistee Marxuum Cali Guuleed Cali (Cali Marshaal), waxaaney ilaahey ugabaryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo, eheledii iyo umadda reer Somaliland sabir iyo iimaana kasiiyo.
Alla ha u naxariistee...
Tacsi: Ayeeyo Xaaliyo Mohamed
1 aabe abdi said ahmed
2 hooyo iftin haji mohamud
3 eng mohamed abdi said sagac
4 mohamud abdi said sagac
5 farxiyo abdi said sagac
6 juweriyo abdi said sagac
7 jamiilo abdi said sagac
8 jamac madaxay
9 cabdale jamac madaxay
10 zahid jamac madaxay
11 abti ahmed xaaji mohamud
12 abti osman haji mohamud
13 abti issa haji mohamud
14 abti yusuf haji mohamud
15nurdin osman haaji mohamud
16 sam sam...
Hambalyo Aroos
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil, Mne Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil, Mne Cabdirashiid Maxamed Siciid, Maamulaha Shirkadda Dahabshiil ee Gobollada Bari, Mne Nuux Siciid Ducaale, Mne Cabdirashiid Faarax Axmed, Maareeyaha Shirkadda Dahabshiil Operations, iyo dhammaan saraakiisha, wakiillada iyo hawlwadeennada Shirkadda Dahabshiil – meel kasta oo ay joogaanba –...
Gabay:Duco Waalid
Gabaygan oo la yidhaahdo duco waalid wuxuu wax ka tilmaamayaa Dhibaatooyinka ay dhaqamada shisheeyuhu leeyihiin.Dhaqamadaas oo guud ahaan saameeyey dad badan oo soomaaliyeed Gaar ahaan kuwa qurbaha ku nool oo qaarkood u arkeen ilbaxnimo iwm. Isla markaana dhaqankii iyo hidahoodii u arkaya wax dambeeya oo aan Nolosha cusub meel ku lahayn.
Duco Waalid
1. Gabal dumey dariiqoo mugdiya...
Secrets of Clinton’s private meetings
Secrets of Clinton’s private meetings
In Summary
•In front of the cameras, US Secretary of State Hillary Clinton used diplomatic language. Behind closed doors, her message was tougher
•US to shame chaos suspects
The US Government will name and shame key perpetrators of Kenya’s post-election violence and individuals involved in corruption.
It will also ban them from visiting the country,...
Kenya kicks out Eritrea diplomat
Kenya revealed on Friday that it had deported an Eritrean diplomat “for security reasons” hours before the country’s Foreign Minister made an abrupt visit to Nairobi seeking audience with President Kibaki.
The diplomat is the second Eritrean to be expelled from Kenya in as many months on grounds of “security” — which is diplomatic speak for involvement in activities that undermine the host...
Minneapolis Somali Book Fair
Book Fair Announcement
The Somali Culture, Language & Literary Study Circle & Scansom Publishers Presents:
Minneapolis Somali Book Fair Click here
Read More →
Sh. Shariif oo ka gows qabsaday go’aankii Baarlamaanka
August 07,2009 ayaa Madaxwaynaha DFKS Mudane: Sheekh Shariif Sh. Axmed wuxuu waraysi kusiiyey Magaalada Nairobi Wariyaha idaacada British Broadcasting Corporation (BBC) Abdirizak Haji Atosh, waraysigaas oo dheeraa ayaa waxaa ka mid ahaa in wax laga waydiiyey Heshiiskii Badda ee dhexmaray Soomaaliya iyo Kenya ee loogu yeeray ama loo yaqaan Is-afgarad.
Marka laga yimaado shakiga iyo walaaca Saxaafadda...




