Home » Archive Maalinta September 29th, 2014
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Soomaaliya oo Is-afgaradkii Badda ee Kenya ku tilmaamay Khalad Qaanuuni ah, Balse aan ka hadlin khaladaad la mid ah ee ku jira Dacwadda ay DFS u gudbisey QM..
“Annagu waxay ahayd dhinacayaga in aan qorno dhulkaas anagaa iska leh mana loo aqoonsan karo Disputed area (dhul lagu muransan yahay)”
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo ay waraysi la yeelatay idaacadda Codka Maraykanka, ayaa mar wax laga weydiiyey khaladaadka ku jirey is-afgaradkii MoU ee dhexmaray Kenya iyo Soomaaliya waxa uu sheegay in ay khalad ahayd in Soomaaliya...
BADBAADADA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED HALOO HURO 6 saacadood oo…
DIFAACA DHULBADEEDKA SOOMAALIYEED
Waxaannu la wada soconnaa in Maxkamadda Caalamigu aay mar dhow bilaabidoonto GO-AAN KA GAARISTA dhulbadeedka Soomaaliyeed oo aay Kenya rabtay muddadaan oo dhan in aay boobto.
Waa ayaan darro in annagoo wada arkeyna KHIYAANADA, XADGUDUBKA, iyo BOOBKA muddada dheer soo socday (2009) in aan ka aamusno oo aan dhagta u taagno Maxkamadda Aduunka (ICJ) ayaa go-aan ka gaareysa....
Ra’isulwasaaraha Oo Guddiga Joogtada Ah Ee Baarlamaanka Uga Jawaabay Su’aallo La Xiriira Dekedda Muqdisho
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Ee Guddoonka Baarlamaanka ayaa u qornaa sidan:
Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa
Ra’isulwasaarha iyo xubno ka tirsan golaha Wasiirrada weeydiiyey su’aallo
la xiriira wareejinta shirka Al-Beyraat ee dalka Turkiga lagu wareejiyey
dekedda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho.
Kulankan oo ka...
Hay’adda HARO oo Biyo Dhaamin ka Bilaawdey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo Xilli ay Abaaro ka jiraan.
Iyadoo Deegaano ka tirsan Dalka ay ka jiraan Abaaro Saameeyey dadka iyo Duunyada ayaa Hay’ada Huminetrian African Relief Organization (HARO) iyadoo taas ka duuleyso ayaa waxay Biyo Dhaamin ka Bilowdey Deegaano ka tirsan Gobolka Gedo oo laga soo sheegey Biyo laan aad u daran iyo Abaaro .
Hayada HARO ayaa Deegaanada kala ah Daballo , Naaxiyo, Haarta Cad, Cabdi Ducaale, labi Dhukaan, Tuulo Ceel...