Home » Archive Maalinta September 13th, 2014

Damiir xumadda Raga Soomaaliyeed iyo dayaca haysta Dumarkii Soomaaliyeed

Sep 13, 2014
Waxa Qoray Cabdinuur Faarax Maxamud Email-guuleed72@hotmail.com Geeridu waa xaq waana la aqbalaa waxaase damiir xummaa inad u dulqatatid waxa yaalaha sharaftata wax u dhimaya Akhiro iyo aduuba waxaan ula jeeda Dumarkii Soomaaliyeed ee sharafta iyo cisada mudnaa dumarkii Soomaaliyeed ee muslimiinta ahaa dumarkii Soomaaliyeed ee Allaha wayn uu karaameeyey ayaa maalin kaste... 

Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Gedo oo lagu eedeynayo Tacadiyo ay halkaas ka gaystaan

Sep 13, 2014
Wararka ka imaanaya Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ciidamada Dalka Keny ay xad gudubyo ka gaystaan degaano hoos yimaada Degmadaas. Guddoomiyaha Degmada Beled Xaawo Yuusuf Maxamed Cabdulqaadir oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Diyaaradaha Ciidamada Kenya ay duqeyn dhinaca Cirka ah u gaystaan Goobaha ay Dadku Biyaha ka cabbaan ama Ceelasha iyagoo mar marsiinyo ka dhiganaya... 

Xukuumadda Soomaaliya oo dib-u-habayn ku samaynaysa shaqaalaha Rayidka ah

Sep 13, 2014
Muqdisho, September 13, 2014—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku shir guddoomiyey kulanka caadiga ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa maanta diiradda lagu saaray xaaladda abaaraha ka jira dalka. Amniga guud, iyo qodobo kale oo kamid yahay dowladda Soomaaliya oo dib-u-habayn... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...