Home » Archive Bisha April, 2014

Xabsiga la Hjiregliyey Garoowe waa mid aan ku imaan Rabitaanka Ummada Soomaaliyeed , waxaana la doonayaa in Dad gaar ah lagu Ciqaabo.

Apr 4, 2014
“Xabsiga Garoowe laga hirgeliyey waa Xabsi u gaar Beel Soomaaliyeed waxaana taas kuu Cadeynaya Furitaankiisa lagala ma tashan, Dowladda Federaalka sidaa darteed waxaan Beesha Caalamka uga digayaa in Xabsigaan aan la geyn Karin dad ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya” ayuu yiri md ka mid ah Ciidamadii Asluubta oo diidey in magaciisa loo adeegsado Saxaafada waxaa uu sheegey in Xabsigaas uusan... 

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.3aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
… inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater… Bilowga bishii Diseenbar 1990 kii, waxaan shaqo la iiga dhigay inaan sheedda kala socdo dhaqdhaqaaqa S/Guuto Maxamed Cali Samater, markaas wax xil ah u haynin dawladda Soomaaliya , gurigiisa sida heerka sare ah loo dhisay waxaa maalin ugu yimid nin kasocday Safaaradda Maraykanka (ma hubo inuu safiirkii xiligaas ahaa... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.2aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
Jaalle Madaxwayne Kacaanku Siday ballantu ahayd Taliyihii Ciiddanka Nabad sugidda (NSS) waxaan aroortii isugu nimid xafiiska , durba wuxuu ii dhiibay fure gaari iyo tilmaan , waxaan u dhaqaaqay dhankii gaariga siduu amarku ahaana waxaan ku rogay furaha , daqiiqado kadib waxaa dhanka bidix kasoo galay Taliyihii oo caro wajigiisu doorisay , wuxuu yiri inoo dhaqaaji xafiiska sare ee Abaanduulaha... 
Halkudheg:

Xasuustaydii Nabad Sugiddii (NSS 1976 – 1991) – Q.1aad | Qore: F. Xiirane

Apr 3, 2014
Magac iyo Meeqaam Qalaad Anigoo wata magac iyo aqoonsi Dal kale , ayaan markii 3 aad gaaray Itoobiya kadib duullimaad 8 saacadood ahaa sanadihii ugu danbeeyay 1970 ka, waxaa aqalkiisa nagu casuumay wasiirkii garsoorka ee Itoobiya xiligaas , dhawr daqiiqo ka dib waxaa soo galay gabar gu’gii 25 aad aan ku qiyaasay oo qori iyo qalab ciidan ku joogta , Intay na salaantay ayay qorigii aabeheed dhabta... 
Halkudheg:

Baarlamaanka Soomaaliya oo is-hor-taagay Heshiiska Dekedda Muqdisho Loogu Wareejiyey Shirkad Turki Ah, ilaa laga…

Apr 3, 2014
Qaraar uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka qaatay heshiis ay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la gashay shirkad laga leeyahay dalka Turkiga oo ku saabsanaa maamulka dekedda Muqdisho ayaa tibaaxay “In xukuumadda Federaalka Soomaaliya ku wareejin karin Dekedda Caalamiga ah ee Muqdisho Shirkad inta Golaah shacabku ka xaqiijinayo waafaqsanaanra heshiiskan …” Qaraarka oo dhamaystiran... 

Dumarka iyo Dalka: Kacdoonka cusub ee mashruuca Haweenka maxaa lagu xaqiijinayaa?

Apr 2, 2014
Is-bedelka siyaasada & dowr-ka haweenka Tan iyo markii ay dhalatay ‘Soomaaliyada cusub’ oo aan uga jeedo isbeddelka siyaasadeed ee Dalka ka dhacay, kaas oo ka billowday doorashada golaha Shacabka Soomaaliyeed oo ku dhisan nidaamka federaalka bishii Agoosto 2012. Haddaba, golaha wakiillada shacabka soomaaliyeed (Baarlamaanka) sidaan sheegnay waxuu ku dhisanyahay nidaamka federaalka; nidaamkan... 

Press Release: ITALY DELIVERS A SIGNIFICANT AID PACKAGE TO SOMALIA

Apr 2, 2014
Mogadishu, 2nd April 2014 Today a significant aid package of Italy, consisting of 28 vehicles to be donated to the Somali police as well as in uniforms and equipment for the Somali Federal Forces arrived with a Hercules C130. The donation was delivered in Mogadishu during an official ceremony. The event took place in Mogadishu in the presence of the Prime Minister of the Federal Government of Somalia,... 

Siyaasiyiin iyo Ganacsato Caan ah oo Maalintii Saddexaad ku jira Xabsi ku yaal Magaalada Muqdisho.

Apr 2, 2014
Odoyaal Dhaqameed ay isku Hayb yihiin Siyaasiin iyo Ganacsto Dhawaan Dowladda Federaalka ay Xabsiga u taxaabtey oo Warbaahinta la soo xiriirey ayaa waxay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka Codsadeen in la sii daayo Siyaasiinta iyo Ganacsatada oo ay sheegeen in si gardaro ah loo xirey iyagoo aan wax dambi ah gelin, islamarkaana ka qayb galayey waxay ku tilmaameen Kalfadhigii Labaad ee Maamulka Banaadir... 

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo dawladda Talyaaniga uga mahadceliyay Qalab ay ugu deeqday ciidanka Qalabka sida

Apr 2, 2014
Warsaxaafadeed Muqdisho, April 2, 2014——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa uga mahadceliyay dawladda iyo shacabka Talyaaniga taageerada ay u fudiyeen ciidanka Qalabka, wuxuuna ku tilmaamay ifafaalaha dib u soo laabashada xiriirkii soo jireenka ahaa ee ka dhaxeeyey dawladdaha Soomaaliya iyo Talyaaniga. Ra’iisul Wasaaraha oo... 

Qurbojoogta: Maxaa Ka Jira Dhaqan Xumada Lagu Sheego?

Apr 2, 2014
Marka hore iga gadooma afeeftaan: waxaan aaminsahaya in ALLAH uu na siiyey diin macaan, oo ay ku cadahay wixi xun iyo wixi fiican. Sidoo kalena, aan leenahay dhaqan ku saleesan diinteena, soo jireen ah, dhaqan la mida ahna uusan jirin. Hadii aan u soo noqdo warka muhimadiisa, sida ay aniga ila tahay, dhaqan gadoonka Soomaalida Qurbaha ku dhacay waxaa u sabab ah, qaxii ka dhashay dagaalkii sokeeye ee... 

Dowladda Itoobiya oo Dooneyso in ay Dhexdhexaadiso Labada Maamul ee isku Haya Baydhabo, Marka uu …

Apr 1, 2014
“Tashan Waydaye waa laguu Talin”…. Dowladda Itoobiya laga soo bilaabo markii ay dhacdey Dowladi Miltariga ahayd waxay Galaagal ku lahayd arrimaha Siyaasada Soomaaliya, waxayna Milatatri ahaan Soomaaliya Ciidamadeedii Xoog u soo gelisey Sannadki 2006 , Xiligaas oo ay taageereysey Dowladii Cabdulaahi Yuusuf oo Dagaal ku soo qaadey Ciidamadii Maxaakiimta Islaamka , haatan waxay Ciidamadeeda... 

MINNESOTA: Bannaanbax looga soo horjeedo Tacadiyada ay Kenya ku hayso Qaxootiga Soomaalida

Apr 1, 2014
Soomaalida deggan magaalooyinka mataanaha ee St. Paul iyo Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa maalinta Jimcada April 11, 2014 dhigaya bannaanbax ay kaga soo horjeedaan tacadiyada ay Kenya u geysanayso qaxootiga Soomaaliyeed…. PETITION: CLICK HERE  Read More →
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...