Home » Archive Maalinta April 21st, 2014
Qarax Goor dhow ka dhacay Muqdisho oo lagu Diley Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Wxaa Goor Dhow uu Qarax uu ka dhacay Degmada Xamar ee Gobolka Banaadir , waxaana Qaraxaas lala beegsdey Gaari uu Watey Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo lagu Magcaabo Isaaq Maxamed Cali (Rino), waxaana la sheegey In Qarax uu ahaa mid lagu soo rakibey Gaariga Xildhibaanka
Warka waxaa uu intaa ku daryaa in Qaraxaasi uu ku Geeriyoodey Xildhibaan Isaaq Maxamed Cali (Rino) iyadoo...