Home » Archive Maalinta November 25th, 2013

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku kala dareeray kulan la doonayey in kalsoonida lagala laabto Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya

Nov 25, 2013
Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Axadii Nov 24, 2013 ku kala dareeray kulan loogu qaybiyey Mooshin la doonayey in xilka looga xayuubiyo ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya. Mooshinkaas oo aan lagu soo lifaaqin magacyadii xildhibaanada saxiixay ayaa baarlamaanku buuq badan kaddib lagu kala dareeray. Waxaana la sheegay in dib la isugu soo laaban doono Sabtida Movember 30, 2013. 12-kii... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...