Home » Archive Maalinta November 17th, 2013

Kulan ay soo Qaban Qaabiyeen Bulshadda Rayidka oo looga hadley Xal u helida khilaafka soo Noq-Noqdey ee Hogaanka Sare ee Dawlada.

Nov 17, 2013
Maanta oo ay Taariikhdu tahay 17 November 2013 waxay Daladda SOSCENSA (Jilayaasha aan Dowliga ahayn ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya) ku qabatay Hotel Ramaada ee Magaalada Muqdisho kulan wada tashi ah oo ay ka soo qaybgeleen odayaasha Dhaqanka, Bulshadda Rayidka, Xirfadaleyaasha,Rugta Ganacisga, Siyaasiyiin, Culuma’udiin iyo Waxgarad waxaana uu Kulankaan u jeedkiisu ahaa kaalinta Bulshada... 

Jagooyin Banaan International Bank of Somalia (IBS)

Nov 17, 2013
Jagooyin  Banaan International Bank  of Somalia (IBS) Fully Islamic Bank Qaybta Qaybta Qaybta Qaybta Branch Qaybta Information Technology Qaybta Human Resource Qaybta Financial Control Tellers IT Networking Administration Recruitment Accounting and Finance Customer Service Database  Administration Personal Reconciliation Branch Manger Website Maintenance General  Administration Management... 

SIRTA XASAASIGA AH EE KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” EE SOOMAALIYEED!

Nov 17, 2013
“If there is a will, there is a way”. HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi,horta aan ku bilaabo’e xiligii Ra’isulwazaarenimada tartanka loogu jirey, oo rag badani eey xilkaa u xusulduubayeen, ayaa waxaa Madaxweynuhu iska diidey rag badan oo xaqiiqdii aad u culculusaa, aqoon ahaan, khibrad... 

Aqoon is weydaarsi lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingriiska.

Nov 17, 2013
Waxaa maalintii shaleyeey ee ay taariikhdu ahayd 15ka November lagu qabtay magaalada Birmingham ee waddanka Ingriiska kulan aqoonisweydaarsi iyo dood cilmiyeed ah, kulankaasoo cinwaankiisu ahaa (Hayyaanka horu marinta afka hooyo iyo hiil doonkiisa maanta) ayaa waxaa marti ku ahaa Professor Maxammed Daahir Afrax oo ka tirsan hay’adda horumarinta afka soomaaliga ee PEN, ahna (gudoomiyaha Akadeemiyad... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...