Home » Archive Maalinta July 30th, 2013

Dawladda Federaalka oo Qandaraas ku saabsan Difaaca Xeebta la gashay Shirkad lagu magacaabo Atlantic Marine and Offshore Group

Jul 30, 2013
Warsaxaafadeed uu maanta July 30, 2013 faafiyey Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha DFS ayaa tibaaxay in Dawladda Federaalka Soomaaliya ay Qandaraas la gashay shirkad lagu magacaabo “Atlantic Marine and Offshore Group”, shirkaddaas oo warbixintu sheegtay in xarunteedu tahay dalka Holand (Netherlands) waxaa loo igmaday in ay Soomaaliya u soo diyaariso ciidan ilaalada xeebta (Coast Guard),... 

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud oo ku Baaqay Dar Dargelinta Xeerka Saxaafadda Soomaaliya.

Jul 30, 2013
Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kulan kula qaatay Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho qaybaha kala duwan ee Warbaahinta ee ka Howlgasha dalka waxaana Kulankaas soo qaban qaabiyey Qaybta Warbaahinta ee Madaxtooyada Dowladda Federaalka  Read More →

Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta oo Howlo Samafal oo ku Aadan Bisha Ramadaan ka Fulisey Dalka Soomaaliya.

Jul 30, 2013
Waxaa noo Suurta gashey in aan Xafiiskiisa Magaalada Muqdisho ku Booqano Gudoomiyaha Hayadda Bisha Cas ee Imaaraadka Carabta Mudane Shariif Maxamed Cabdalla waxaan wax ka weydiiney Howlahii Samafal ee aya Hayadda ka Fulisey Dalka Soomaaliya inta lagu Guda jira Bisha Barakeysan ee Ramadaan wuxuuna Sheegey in tan markii ay dhalatey Bisha Ramadaan in Dad aan heli Karin wax ka Furaan ay Hayada u sameysey... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...