Home » Archive Maalinta July 17th, 2013

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo Warbaahinta u Qabtay Muddo Shan iyo Afartan Casha ah oo ay Isku Diiwaan Galiyaan.

Jul 17, 2013
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdullaahi Ciil Mooge Xirsi oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta Wasaaradda ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay Xeerkii Saxaafadda ee Dhawaanta Golaha Wasiiradu ay Gudbiyeen loona gudbiyay Golaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka ayaa sheegay in Xeerkan uu yahay mid muddo dheer laga soo shaqaynayay isla markaana lagu Casuumay... 

Shirka Nairobi.

Jul 17, 2013
Qof waliba oo soomaali ah, wuxuu xaq u leeyahay in uu ka qayb galo shir ama uu qabto shir. Shirarku waa labo midood. Mid wanaag iyo horumar wata ama mid xumaan iyo dhib wata. Labadabba qofku wuu qaban karaa wuuna ka qayb galikaraa. haddii uu wanaag soo kor dhinayo wuxuu dan u yahay dalka iyo dalka . siddaa awgeed waxaa loo bahanyahay in la soo dhaweeyo, haddii uu xumaan iyo dhibaato keenayana, waa... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...