Home » Archive Maalinta July 14th, 2013

DFS waxay ka xuntahay shaqaaqooyinka ka dhacay Puntland

Jul 14, 2013
“Go’aanka dawlad goboleedka Puntland ee xal doonka ah waa talaabo loo qaaday dhinaca saxda ah,” ayuu yiri Ra’iisal Wasaaruhu asagoo intaas ku daray in DFS ayadoo taageersan horumarinta dhinaca dimuqoraadiyaynta hadana ay tahay in wax walba ku socdaan hab nabadeed iyo rabitaanka shacabiga.  Read More →

Xukuumadda Kenya oo Lagu Eedeeyay in ay Maamulka Raaskambooni u Fududeysey in Si Sharci Darro ah Dhuxul uga Dhoofiyaan Magaalada Kismaayo

Jul 14, 2013
Warbixin dheer oo ay qortay Qaramada Midoobay Xafiiskeeda Degaanka ayaa lagu sheegay in Dekadda Magaalada Kismaayo Si Sharci darra ah looga dhoofiyo Dhuxushii hore loo Mamnuucay in laga dhoofiyo Dekadda Magaalada Kismaayo War bixinta ay qodhey Qaramada Midoobay ayay ku sheegtay in Maalintiiba laga dhoofiyo Dekddaas illa Boqol Kiish oo Dhuxul ah loona dhoofiyo Wadamada Carabta. War bixinta ayaa ku... 

Cuyuban Siyaasadeed!

Jul 14, 2013
Siyaasiyiintu way diideen inay ku dhaqmaan nidaamkii siyaasadeed ee Ilaahay u dajiyey muslimiinta, waxayna doorbideen nidaam gaalo dagsatay oo lagu magacaabo Dimoqraadi. Awoodooda waxay isugu geeyeen siday muslimiinta ugu khasbi lahaayeen nidaamkaas. Goortii uu u meelmaray ayay haddana diideen natiijadiisii; waayo waxaa ku guuleystay dad Ilaahay yeelay. Waa sida hadda Masar ka dhacdaye. Taas waa markay... 

Kenyan peacekeepers aided illegal Somalia charcoal export – U.N.

Jul 14, 2013
UNITED NATIONS – A confidential report by U.N. monitors accuses Kenyan soldiers in the African Union peacekeeping force in Somalia of facilitating illegal charcoal exports from the port city of Kismayu, a business that generates millions of dollars a year for Islamic militants seeking to topple the government. The case of the failed ban on Somali charcoal outlined in the report highlights the... 

Madaxweyne Xasan oo kulan la qaatay Guddiga New Deal

Jul 14, 2013
“Qorshaha COMPACT oo aad diyaarineysaan waa inaad si taxadar ah uga fikirtaan oo dhammaan hay’adaha dowliga ah ay idinkala qeybqaataan, si qorshaha la gudbinayo uu u noqdo mid la jaanqaadi kara baahida shacabka Soomaaliyeed. Bacdamaa dib-u-dhiska dalka uu u baahanyahay uu aad iyo aad u tiro badan yahay haddana waa in shacabka lagala tashtaa waxyaabaha ay rabaan in mudnaanta gaarka ah loo siiyo,... 
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...