Home » Archive Maalinta April 26th, 2013

Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Qaabilsan Soomaaliya oo Ku Andacootey in Badda Soomaaliya aysan Xadeysneyn

Apr 26, 2013
Ayadoo la ogyahay in Dowladdii hore ee Soomaaliya Xiligii ay Dalka ka ariminaysay Badda Soomaaliya ay jirtay Xad loo sameeyay ayaa hadalkaan ka soo yeeray Contact Group waxa uu noqonayaa mid cusub oo ay tahay in ay ku Baraarugaan Bulshada Soomaaliyeed iyo Madaxda Dowladdu.  Read More →

Hayadaha Qaramada Midoobey iyo Bulshada Rayidka oo Kulan Hordhac ka yeeshey Shirka London

Apr 26, 2013
Waxaa Xarunta UNDP ee Magaalada Muqdisho ka dhacay kulan hordhac u ahaa Shirka la filayao in uu Dhawaan ka dhaco Magaalada London , waxaana Kulankaas ka qaybgaley Xubno ka socdey Hayadaha Qaramada Midoobey ee Qaabilsan Dhinaca Baniaadanimada, Hayadaha Samafalka ee ay leeyihiin Dadka Soomaaliyeed kuwaas oo ka shaqeeyaha Gudaha dalka, Xubno ka socdey Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowladda Soomaaliya,... 

W.Maaliyadda oo saaka dalka dib ugu soo noqday kana war bixiyey shirkii IMF-ta ee Washington ka dhacay

Apr 26, 2013
Wasiirka Maaliyadda iyo Qorshaynta Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Xasan Sulaymaan iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu ka soo qayb galeen shirkii Hay’adda Lacagta Aduunka IMF oo ka dhacay magaalada Washington ee dalka Maraykanka.  Read More →

Norway oo Waftigii Baarlamaanka ee Booqday Oslo usoo dhiibtey Dukumiinti lagu Burburinayo Sharciga Badda Soomaaliya ee Law No. 37

Apr 26, 2013
Dukumiinti iyo xog ay heshay SomaliTalk.com ayaa tibaaxay in waftigii Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ee booqashada ku tegey Norway intii u dhaxaysey 6-13 April 2013, in si qayaxan loogu soo bandhigay Dukumiinti qaarkood ahaa QARSOODI (CONFIDENTIAL), oo ku saabsan xeer ay Norway u diyaarisay in loo sameeyo badda Soomaaliya, laguna burburinayo sharciga dhul-badeedka Soomaaliya ee Law No. 37.  Read More →
Haro
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...