Home » Archive Maalinta September 3rd, 2012

Haddaan shabaab waraabe cunoow badnay ciil uma qabno (2) !!

Sep 3, 2012
HORUDHAC : Masha Allaah Shariif Maxamud Shariif Cali si fiican oo Cilmiyeysan oo tafatiran oo uu ku xoojiyey Aayado Quraan ah Iyo Axaadiis Saxiix ah Iyo Aqwaashii Culumadii Salafka Iyo Qaacidoon Usuuli ah ayuu ku bayaanshay in hilib ka waraabaha AMA dabuca uu xaaraan yahay. Sidoo kale Wuxuu si Cilmiyeysan u soo aruuriyey Imaam Shaafici Iyo Ardeydiisa tiirarka u ahaa, mad-habtiisa waxay ka yiraahdeen... 
Halkudheg: ,

Xildhibaanada Barlamaanka oo Fududeeyay Shuruudaha looga Baahan yahay Musharaxa Madaxtinimada Soomaaliya.

Sep 3, 2012
Qodobka Dastuurka KMG ee qeexaya in Musharaxa isu soo taagaya Jagada Madaxweynaha Soomaaliya looga baahan yahay in uu saxiix ka haysto illaa Labaatan Xildhibaan waa adkaaday, sidaa darteed waa la khafiifiyey oo waxaa laga dhigay in musharaxu helo saddex xildhibaan…. Afhayeenka Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Xildhibaan Cusmaan Libaax Ibraahim oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in... 
Halkudheg:

Daldaloolada Shuruudaha doorashada madaxweyne Soomaaliyeed | Qore: Omar Dhollawaa

Sep 3, 2012
Qoraalkan waxaan ku qaadaa dhigayaa laba qodob oo ka mid ah shuruudaha lagu xiray in qof isu soo sharaxo madaxweyne kuwaas oo kala ah:  (no.4) Inuusan gelin dambi culus oo ay maxkamad xukuntay. (no.5) Inuu bixiyo lacag dhan 10 kun oo doollar oo ah diiwaan-gelin ah. Waa muhiim in waxyaalla badan la qadariyo si looga gudbo xaallada maanta Soomaaliya ku sugan tahay. Sidoo kale waa muhiim in safarku aanu... 
Halkudheg:
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...