Home » Archive Maalinta October 11th, 2010

Qorshaha Horumarineed ee Puntland, 10 sano ee soo socota.

Oct 11, 2010
Hey’ada Somaliyeed Ee Darasaadka Arimaha Bulshada (HSDAB) Horudhac Ilaa iyo intii dowladdii dhexe ee somaliya ay burburtay , wuxuu dalka somaliya galay Marxalado xun oo ayka mid tahay dowladlaáan fowdo iyo jahwareer. Sidoo kale waxaa babarbar socday burburkaas dowlad gobaleedyo dalka  kadhismay kadbib burburkii dowladii dhexe ee Somalida. Dowlad goballeedyadaan oo ay kamid yahiin Puntland... 
Halkudheg:

Barnaamij Caafimaad oo ku saabsan Halista Sigaarka

Oct 11, 2010
DR.KHALID SULEIMAN KALIB. GUDOOMIYAHA DHAKHAATIIRTA PAKISTAN/ISLAMABAD. khaaliduu@hotmail.com Qoraalka oo Sawirro wata ka daalaco: Qaab Magazine ah ama Qaab PDF ah sigaarku halkay ka timid asal ahaan? Sigaarku ma ahayn wax caalamku yaqiinay wixi ka horreeyay heliddii qaaradda Ameerika, dabadeedna gumaystayaashii reer yurub ee qaaraddaas qabsaday ayaa usoo qaaday yurub, halkaasna kaga sii faaftay dunida... 
Halkudheg: ,

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego. Qaybtii 3aad

Oct 11, 2010
Warbixinta ECOTERRA – Qaybta 3aad: Beenta: Soomaaliya ma leh 200 mayl oo Dhul-badeed ah… Xaqiiqada Jirta: Laga soo bilaabo 1972 beesha caalamku waxay qadarinayeen Xeerka Soomaaliya ee No. 37, xeerkaas oo xagga sharci ahaan la mid ah xeerarka kale ee la aqoonsan yahay ee ay leeyihiin dalalka ay kamid yihiin Benin, Republic of Congo, Ecuador, El Salvador, Liberia iyo Peru, dalakaas oo hore u... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...