Home » Archive Maalinta October 9th, 2010

Madaxweynahii hore ee Dalka Ghana oo Midowga Afrika u magacaabeen Ergeyga Gaarka ee Soomaaliya

Oct 9, 2010
Gudoomiyaha Midowga Afrika, Jean Ping ayaa madaxweynahii hore ee Ghana, Jerry Rawlings, waxa uu u magacaabay ergeygagiisa gaarka ah ee u qaabilsanaan doona arrimaha Soomaaliya, sidaas waxaa magaalada Addis Ababa kaga dhawaaqay Midowga Afrika, Sabtidii October 9, 2010. Ping waxa uu sheegay in madaxda Afrikaanku ay weydiisteen in Soomaaliya loo magacaabo qof “derejo saro leh” oo maarayn kara... 
Halkudheg: ,

Faalo: Fashilka ganacsiyada yar-yar ee soomaalida ? (1)

Oct 9, 2010
Hordhac Allaah ayaa mahad oo idil iska leh, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Faaladaan ayaan rajeynayaa in aan kaga hadlo fashilka ku yimaado ganacsiyada yar yare ee soomaaliyeed waxyaabaha sababa , iyo sida ay ganacsatadu ugu gudbi karto aniga oo faaladeyda ku  jeex jeexi doona sida ay yihiin iyo kuwa keena fashilkaa iyo bur-burkaa . Ganacsiga ayaa ah  mid... 
Halkudheg:

Dhul-Badeedka Soomaaliyeed: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego, taas oo aan cidna lagu ciqaabin . Q.1aad

Oct 9, 2010
Warbixin dheer oo uu qoray ururka ECOTERRA oo ku saabsan badda Soomaaliya ayaa cinwaankiisu ahaa “Dhul-badeedka Soomaaliya: Been aan gabasho lahayn oo si joogto ah la idiinku sheego.” Warbixinta oo ka kooban dhawr qaybood waxay u qoran tahay qaab ah “beenta la sheego,” iyo “xaqiiqada jirta,” oo jawaab u ah. Qoraalkaas oo SomaliTalk.com soo tarjumtey hoos ka akhri: FG: Sida ay isku qeexaan... 
Halkudheg: ,
Kafaalo
Mashruuca Isku-filnaasho Gaarsiinta Qoysaska Agoonta - Akhri / Ka qayb qaado...